site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA SHAQO BADAN HABARGIDIR IYO DAAROODKA MARKII LA EEGO BEECMUSHTARKA ?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): YAA SHAQO BADAN HABARGIDIR IYO DAAROODKA MARKII LA EEGO BEECMUSHTARKA ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryan

Monday, November 06, 2000 - 07:09 am
Aniga waxay i latay habargiditu mata qaan faan waxay taqaana sida loo shaqeyto anigoo aheyn labada qabiil waxaan la yaabaey magaalada aan joogo Minneapolis ee dalka mareykanka in maqaayadaha soomalida ka furan ay iska leeyihiin habargidir waxay kaloo fureen gas station oo ah meesha gaaska laga shubto iyo hilib xalaalo meesha waxaa ku badan daaroodkii soo qaxay kama muuqdaan waxaa kamuuqda habardir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE MAXAMUUD

Monday, November 06, 2000 - 06:40 pm
TO:MARYAN

FDJFJJDJFDJFDJFDJFDJFJDFDSJFDFJDJDS
JDFJDJDJFJFDJJFJDFJDJFJFJDFJFJDFJ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

u jawaabe

Monday, November 06, 2000 - 06:54 pm
laankaada uraayo farta geli kasoo qaad biyaha ka dibna sanka saaaaro oo urso waxaad ogaaneeysaa urkiisa ka dibana toonku qas oo ku laba qataar shuunkaada suugadana ku darso adaa ogaan doona wixii shaqo badanee.....result is daarood cadde.
bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Monday, November 06, 2000 - 07:57 pm
War dadkan duliga ah ee iska caytamaya maxay yihiin fadlan jawaab waafi ah baxsha ama iska aamusa ha caytaminina, nin caytama waa hore ayaa laga tagay, Somaaliduna waxay ku mahmaahdaa ,,nin carooday laga badi,, la,iskuma haysto in Habargidir ay xagga ganacsiga iyo wax qabadkaba kaga fiicanyihiin Daaroodka marka ha xanaaqinina ee afkaartiina dhiibta hadii kale iska aamusa. Ogaada hal nin oo Habargidir meeshii uu joogo si wanaagsan ayuu uga dhex muuqdaa dadka kale waana lahubaa in uu ka waxtar badanyahay 10 nin oo Daarood ah, marka war sugan keena hadii kale iska aamusa,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Monday, November 06, 2000 - 07:59 pm
War dadkan duliga ah ee iska caytamaya maxay yihiin fadlan jawaab waafi ah baxsha ama iska aamusa ha caytaminina, nin caytama waa hore ayaa laga tagay, Somaaliduna waxay ku mahmaahdaa ,,nin carooday laga badi,, la,iskuma haysto in Habargidir ay xagga ganacsiga iyo wax qabadkaba kaga fiicanyihiin Daarooka marka ha xanaaqinina ee afkaartiina dhiibta hadii kale iska aamusa. Hal nin oo Habargidir meeshii uu joogo si wanaagsan ayuu uga dhexmuuqdaa dadka kale waana lahubaa in uu ka waxtar badanyahay 10 nin oo Daarood ah, marka war sugan keena hadii kale iska aamusa,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Tuesday, November 07, 2000 - 12:30 am
Habargidir dadka kama karti badnee ee way ka xaaraan cun badanyihiin. Markey yurub yimaadeen waxay bilaabeen inay bangiyada dhacaan, credit kaaro bug ah sameystaan, deyn ribo leh qaataan ka dibna magaca bedeshaan IWM. Soomaalida inteeda kale wey iska ilaaliyaan xaaraanta.

Mida kale Habargidir waxay ahaayeen dad gaajo kusoo koray oo wejigoodu jilif saarantahay markii wadankii bur-buray oo ay xoolo xaaraan ah ku soo dhoofeen ayaa waxey la noqotayba iney jannada soo galeen, mid ka mid ahaan maqloo dhahaaya: waar illeyn dhuuso mareeb qorax iyo gaajaa nagu dubatay???!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daarood

Tuesday, November 07, 2000 - 08:28 am
waa xaqiiq oo daraood baa meel kasta idin ka badan mineaplosna haba keenin hadalkeeda waayo laf jilib ka tirsan hal qabiil oo daarood ah baa idoor +hawiya+dir +cadcad kaga badan.
hadaan u soo noqo dhinaca busniess habar gidir iyo daraood wax la simi karo ma aha waayo ilaah baan simin ee miyaad waalntahay!!
habrgidr business ay magaalad mpls ku leeyhiin waa laba maqaaxiyadod oo uraya waa bnaadir iyo muqdisho iyo carmel cofee oo giradu ka badantahay waxa laga helo,iyo iskuul mid canada ka yimi furay oo uu markuu baryootamay oo walaahay oo yiri darood qabiil baad igu cadaddinaysaa ay siiyan wiilashii waana xaqiiq bal car ha inkiro.
waxa intaa u sii weheliya qaad ay magaalada keenaan iyo naago qaxaab ah oo lala qayilo ama lagu partiyeeyo oo foolxun xun inta aad magaalda ku joogtaan waa intaas.
daaroodku busineskood lama tira goobi garo.
waayo aad iyo aad buu ubdanyahy waana business cilmi ku dhisan bal leelkase oo keliyaa ayaa soomalida kaloo dhan ka business badan in kastoo soomali aan daarood ahayn deganayn minneaplos .
waayo somali waa daarood oo keliya.
bussineska daraood ku waa majeerteen,leelkase,warsangeli,dhulbahnate dukaamo ,iskuulo ,madaacim nadiif ah.
waxad keliya oo aad ku garnaysaa inaydaan daarood weligiin gaarayn masaajida tag markaa baad ogaan waxa u dhexeeya daarood iyo wisikhda hawiyaha oo daarood uu soomali ka dhigay iyagaao xayawaan ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

u jawaabe

Tuesday, November 07, 2000 - 10:10 am
to hh qofkan isku magacaabay wax caytamay meeshan ma jirto aniga waxaan tilmaamay sida kaliya habargidireey wax loogu sheego o ay u jecel yihiin in ay wax ku fahmaan taas oo ah in loo kala dhig dhigo siilkooda uraayo marka inkastoo aan nadiif ka ahay dhankaas hadana dadkii ayaa sidaas wax u jecel in ay u fahmaaan.

marka waa caadi wax ceeb leh ma u arko in la sheegey ilaa iyo hada..

teeda kale hadaad u qaadatey ceeb maxaad idinkuba ugu hadashaan waxyaabaha raggu iskala weyn yahay kaas oo ah galmada marka in aad ceeb u qaadatid ma aha sababtoo ah waxaad tihiin dad iga yaabshey oo yiri 10 sano ka hor leen wasmo bilaabnay oo awal oilyadaa nagu raagtey ....... anaa ku maqlee yaan lagu maqlin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASKAR

Tuesday, November 07, 2000 - 06:18 pm
Daaroodka jooga Minneapolis waxaa ugu dhaqaale roon LELKASAHA oo leh dhowr hilib xalaalo laakiin magaari karaan habargidir qofkii soomaliya ee fura GAS STATION wallal waa qarisey kaa maqaayada oo dhan marka laga reebo CURUBA ayagaa iskaleh BIIBITA oo dhan ayaa iska leh CEAANING COMPANY ayaga leh GROCERY STORE ayagaa iska leh CAR DEALERS ayaga iska leh ONE DOLLER STORE ayaga iska leh CLOTHING STORE ayaga iska leh.Daroodka waxaa ugu liita MAJEERTEENKA meel ay lee yihiin ma jirto .Laakiin way faan badan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoloo la shekeyste

Tuesday, November 07, 2000 - 06:33 pm
Waar xayawan baad tihiin, nin Somali oo dukaan ama business kaleba furteey waa wax lagu farxo , hadu ogaden ama cise ama habargidir yaheey who cares we all benefit.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garyaqaan

Wednesday, November 08, 2000 - 03:34 am
Daarood kuna waa dad caqli iyo reer magaalnimo iyo ilbaxnimo wax ku qabsada.
Hawiyena waa soo xadaa.OO intuu tuugo u dhaqaaqo ayuu yidhaa baayac mushtar ayaan ahay.
Hawiye baayacmushtar ma noqdo.Simply waa tuug oo waxbay soo xadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Wednesday, November 08, 2000 - 06:30 am
Hadaan fikradayda ka dhiibto doodaan waxaan leeyahay
marka kowaad cayda aadka xun ma fiicna khaasatan markay gabarjoogto
Maryan si xun uma hadal ee siwanaagsan ayay u hadashay mana istaahisho cay

Marka kowad dhinaca shaqada ama ganacsiga soomaalidu isku mid kama aha

aad ayay ugu kala duwan yihiin

Habargidirta oo kale aad ayay ugu horeeyaan Maqaaxiyaha wax lagula tartamaayona maaha maxaayeekay dhaqan ayay u leeyihiin meelkasta oo aytagaan inay maqaaaxi kafuraan wagaan Nayroobi joogay mid busha ayay ku lahaayeen oo kuligood waxa maqaaxi jira ka cuna macaan magaaldaan joogo way ku leeyihiin dhaqankoodaa ah.

Nimanka habar awal ah way yaqaaniin ganacsiga siiba nimanka Sacad Muuse(jibriil Abokor)
ganacsi aad u sareeya ayay yaqaaniin.
waxaa kaloo idoorku ku horeeya kawaanlaha iyo hilibka dhiigu da aayo

Daaroodku ganacsiga waa yaqaan laakiin dhinaca habargidirta ma xigee sida habar awal ayuu u eg yahay
Shirkadaha,saamiyada,wixii la xiriira dawladaha dhoofinta & soodejinta meelahaas ayaa laga helaa

Marka maryan hadaad aragtay dhawrkoo habargidira oo maqaaxi cuno ku kariayay ogow mid baa ka faanaya arinkaas

hadaad aragtayKuwo hiliblaynaya oo idoorkii bedalay ogow dadbay shaqo hufan ula muuqane wolow daarood badan ka shaqeeyo iminka.

Isku soo xoori
Hawiye waa yaqaan suuqa madoow, caano labarxay malab biyo lagu daray,subag saliid lagu daray

Isaaq waa yaqaan sida loo ganacsado
Daaroodna waa kii kuligood wax baray.

Lol nabaddeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.