site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TAAGEERO H/SOMALIYEED EE D/KU/NOOL

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): TAAGEERO H/SOMALIYEED EE D/KU/NOOL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASSAN NUR IBRAHIM

Unrecorded Date
Waxaan u soo dirayaa dhamaaan hawen SOOMAALIYEED oo idil taageero oo dhab ah ,waxaana tilmaamayaa door dib udhiska qarankii Soomaaliyeed ee burburay ,khaas ahaan haweka Soomaaliyeed oo ku nool dibadda , waxaana u sheega ragga u fikirayo takhalufka in ay is daaya oo ay ogaadaan in ay dhashay hooyo,dhulkana lagu tilmaamo hooyo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Anigoo ah Ismaaciil Xasan oo kunool wadanka
HOLLAND gaar ahaan magaalada TILBURG waxaan jeclahay inaan wax kudarsado ra,yigayga bogga ADD MASSAGE taas oo ah run ahaantii mid wanaagsan.
hadaba waxaan akhriste kastaba oo ah walaalka/walaasha SOOMAALIYEED eekunool dunida darafyadeeda kala duwan usheegayaa in wadankeenii khaaliga ahaa uubur-buray loona baahanyahay dib udhis deg-deg ah taas waxaasii dheer kafogaansho dadka diintoodii kadurkeen iyadoo aan anigu tixraacayo wixii aan ku arkay khurbaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashi A Moalin

Unrecorded Date
Dhamaan, walaalaha Somaliyeed waad salaamantihiin; Markaxiga waxaan jecelahay in aan idin suaalo,su aal aanan marnaba helin jawaabteeda waayo waxaan aaminsanahay,in dhamaan teed somaalidoodhan ay Somaliya leedahay. Qofwalboosoomaaali ahna wuxuu eedasaaraa, dadka hada somaliya jooga ee hubaysan, waxaana , aadmaqlaysaa somali leh anigu waxaan kunoolahay dibada so arin aniga iitaal ma aha!

Waarun kangudaha jooga wuulasocdaa dhibtuna wayhaysaa balse hadaad qaxooti aragtay adba dhib waxaa kuudheer sharafdhac, Inkastoon Canadian passport aankusafro waxaa kaxoogbadan sidaad ogtihiinba wajiga Somaliga oo ah the real passport kaas oo anynaan badelikarin amasheego reer qansax ama qurac !oodi jiidis iyo qaadis waa ila guri gayn! Somali is always somali! Hadaba yaa badbaadinta caruurta mustaqbalka laga sugayaa.

Araydayda jaamacada Ottawa eesoomaaliyeed oo aan anigu kamid ahay waxay ku heshiiyeen in aan laga hadlin arinta Somalida kusaabsan calankeedana lasoodhigin meelaha ururka ardaydu kushirayaan!
marka somaaliyeey waasu aale Somalidu hadmay isa sixidoontaa.

marka somaaliyeey waasu aale Somalidu hadmay isa sixidoontaa. my email is bmoal030@uottawa.ca

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Naagbuu taageero weydiisanayaa ,nin waalan waar goormmay dhammaatay taasi.
Intaan noolaa qof dumar ahi waxba ima tarin, sugina maayo inay itarto.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.