site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMAALI WAAN URNAY OO BAL BALNAY {AAN ISKU XISHOONO INTAAN WAXDOON KA BADANEE}CEEB CALAYKUM

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): SOMAALI WAAN URNAY OO BAL BALNAY {AAN ISKU XISHOONO INTAAN WAXDOON KA BADANEE}CEEB CALAYKUM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo aragto

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Somaali hadii aan nahay waxaa naga qiimo badan diqsiga & quraanjada. Maxaa yelay waxeynu noqonay been looshin is nacay tii ugu danbeeysay, xitaa islaam nimadeena ayaa qatar ku jirto, magacii islam kana waan ku dhelnay sidii kumad oo kale.igu qosla mise i caaya hadii aad dontaan, waxa aan shaygaayo ayaa xaqiiqo ah waana in aan is dabo qabanaa.

Intee lagu arkay oo lagu maqlay, qof muslim ah oo ficiladaan sameyo:
Qofkii istuura been ayuu shaygaa, qofkii form buxsado been ayuu shaygaa, qofkii walaal mise qaraabo wax u buxiya been ayuu shaygaa, magac falso ah ayaa lagu soo gali, qof aan muxrim u aheen ayeen dhahayaan waan is qabnaa, iyagoo walidka lajogaan ayee oranayaan waan ka tagay sidii lagu badiyo lacagta, asoo shaqeynaayo ayuu been shagi siduu u qaato lacagta dolada, asagoo xaas leh, mise iyadoo xaas leh ayee been shaygayaan oo oranayaan saxiibnimo ayaan iskula nolnahay, markee caruur nasho waxey dhihi boyfriend ayaa iga dhalay, qaraabo mise, walaal, eedo, adeer, habaryar ayaa waxaa lagu xareen sidii iyagoo isku doonan markii la imaadona qarkood meher dhab ah ayee sameyaan {laxawla walaa quwa ilaa milaahi caliyul cadim}, iyagoo wadankale ka shaqeystaan ayee familkood lacaga ka qataan wadan kale oo waxey dhahaan ninkii malahaayo mise waa dhintay.

Intaan soo shaygay & in ka badan ayee dadkeeni sameyaan, sua'shu waa maxaa saan nagu kalifay waan u jednaa in ay dabi tahayee? Just for once maan eegno diinteena & qaladaadkeena intii aan ku jirno caloshood u shaqeystayaal. Qurumiin isdhashay aan nahay diida mise yeela, wax kale ma eegno waxaan aheeyn nafsadeena, xitaa xaywaan waan ka darnay. Mida aan ka careysanahay waa culumada somaliyeed oo isku wadan lajooga umadaan, xooga masaraan in ay ka waniyaan xitaa maku soo hadal qadaan wadanka aan jogo, qaar iyaga ka mid ah ayaa ku jira xaalka oo waa isma dhaanti & dhasheed. Sidana xaal ayee ka dhigteen, kuwa aan ku jirin badanaa somaali inta qurbaha joogto waa dhif & naadir, 98% waa been looshin, caloshood u shaqeystayaal, duliyiin & etc.

Waxa aan u hureyno oo aan u oraneyno shido & qaxar ayaan ka bixi la'nahay waa waxaan, nabsi & caro Alle ayaa nahaysata diida mise yeela this is the reality people, intaan ku jirno waan sii hol ceeynaa un, ee is time to take an action for your sake & our people's sake & their children's, coz if we keep on doing it they will fallow it, somali waxy dhahdaa orka hore masha uu raco ayuu orka dabena racaa, hee tii ayaa na qabsan rabto almost way naqabsatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato.

Waayo aragto abaayo Ilaahay dambigaaga ha dhaafo ummadda Soomaaliyeedna Ilaahayow Naxariistaa.

Been, musuqmaasuq iyo tuuganimo ayaan dhaqan ka dhiganay carruurteena ku korinaa.

Ilaahaow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Falis

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum somaliyee.
Walaley waa runtaa waxa aad shaygaysid ee Alle hanoo danbi dhaafo. Kuwii arintaan hada ku jira ha kala faro baxaan waayo waa danbi waana qiyaamo mana ogala diinteena. Alle qur'aankiisa wuxuu nogu shaygay in ay shayadiinta ku soo dagto danbi badane oo dhan. somalina saan ayee talo ka dhigteen. Alla yarxamanaa
~~~~~~~~~~~ Ya Akhwaani muslimiin ~~~~~~~~~~
rabi halaga cabsado waa kii naqalqee oo na dalacanaayo mar walba, aduunyo lagu wari maaye. Waa iga talo walaal tinimo. Ilahayow somali meel walbo ay jogto cebteeda astur adna taada Alle ha asturo walashiis. waa iga intaas wacalaykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
SAAFI SALAAMA CALAYKUM aqyaarta runtii waa wax xaq ah inlaogaado in aduunyada ay laba maalin ay tahay misana uuaduun gadoonkana uu dhacaayo jimco tan ahaa tu kale oo soo socto ahaa lama oga marka inaan xumaanta aan ka dhawrsano ayaa noo roon mana lays weeydiiyay qos qoys walba intuu islafadhiis tay mayiri aaqiraaloosocdaa eemaxaa noo tala ah ciyaalkana waa wixii lagu abaa ibiyo wixii tagay weeytageen eemaxaan kagaarnaa iyokuwee labaabin karaa ayeey taaagantahay abaayayaal//

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

r4rr4

Unrecorded Date
run hala sheeggo jaalayaal hadii kaleeto siyaad bare ayaan idiin soo celinayaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.