site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa raga somaliyeed QURUMIIN OO IS NACAY KA DHIGAY dadow????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Maxaa raga somaliyeed QURUMIIN OO IS NACAY KA DHIGAY dadow????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar yaban oo xal doon ah

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Dadow sua’shaan iga jawaba. Waa wax yab leh oo bulshada somaliyeed meelwalba joga ay ku dhibato qaban, hadii ay tahay family or magaca somaliyeed. Raga waxey noqdeen wax matarayaal oo qurun ah, hey kuligood ma’aha waa badan kood 99.76% wax fican waa mala arkay. I’m not man hater or accusing somali men, I just want to findout why this is happening and it’s killing me coz they r my people? Since many men start talking about Somali ladies why don’t we discuss this, it is more important issue then ladies one so what u say without using bad language. Ogow ha isku danbaabin!!!!!!!!!!!!!!

1.Naag cadaan in ay jijitaan ay afka ka dhuqaan
1. Zino in ay ka dhigteen xalaal
2. Wax mabartayaal
3. Mashaqeystayaal
4. Dadkood ma daneyaal
5. Qambro cab
6. Jaad ruug
7. Daroogo
8. Gabar somaliyeed oo ay xumeyaan
9. Been
10. Kii shukasado gabar zino ayuu waydiyaa
11. Dhaqanka somaliyeed oo daqada laga turay
12. Jego la xiray
13. Night club
14. Matukadayaal
15. Masomayaal
16. Xalaal & xaran wixii ka hor yimaado ayee cunaan oo madaneyan in ay xalaal tahay cunada ay cunayaan.
17. Kii xaas & caruur leh wax uu ka ogyahay ayaa iska yar oo malintii dhan way murafaan.
18. Gabar muslim ah oo u qabo a yuu baqda ka qasara oo wu garacaa.
19. Garbaha oo laga dhelo sidii asoo karonto qabatay oo kale.
20. Nin wayn oo reer leh aan reerkiisa ka warqabin sanoyin.
21. Caruurta ay ka cawineyn hoyada tarbiyadooda
22. Tattoo la marsado sidii galada oo kale
23. Dhago la durto
24. Tintoo ladabay sidii hablaha oo kale
25. Marijuana oo la dhuqo
26. Inters ay galaan iyagoo og
27. Naag inta ay caruur ka dhalaan deedna ay ku inkiraan
28. Walidka ay ku casiyaan
29. Lazy nimo & careless
30. Hadana waxey keneen in ay bilabaan guy nimo qanis wooooooow yab wayee maxaa u dhiman?
Yab wayee ragii la rabay in ay magaca somaliyeed dhoraan kuwa kalena waniyaan ayaa saan ku kacayee somaliyee maxaad sugeysaan Waa la hogee? Gabdho badan ayaa waxey yirahdaan Rabi kuwaa calaf iguma daro intii aan gursan lahaa waxaa la i qatay in aan is bireyno mise cadaanka racno waayo wax is ma dhamaan! Su’aashu
Galadii ayaa yirahdo islam ayaad shayganeysanee wamaxay ficiladan???? Hee see wax jiraan? waa maxey dadkeeni noqdeen, ma dad dareeqa Alle ku tagan mise…………………? Adiga ka jawaab.

Maxey idin latahay hadii la qoro bugaag ku so coto dadkaan sidii dhinaca diinta wax logu tusi lahaa, watuu Alle yiri waxaa ugu fadli badan kiina diinta fafiya. mise community la cawiyo sidii ay xoga u sari lahayeen? Hadii dadkaan la isku so aruuriyo oo lo wacdiyo. In this way future men wey ku bad badi karan hadaba maxey idin la tahay. Just stay silent and do nothing, after that in magaceena la wayo oo aan noqono dad aan macno laheen oo diin lawayaal ah. I am not expecting in la soxo iyaga oo idil, taa Alle ayaa sameen karo what I’m expecting is in aan wax un ku kacno ha dikale somali ka sabar including ladies although they r much batter then men. Xal kale maad heysaa?

Ha iga ga qadan in aan xumaan ka wado furitaanka page kan, waan yabay un in aan dadkeen waji kale oo wanaagsana la sobaxaan ayaan jecelahay ee wrong way ha iga qadan.
wacalaykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
salaamu calaykum

hi sis it is very fantastic topic

walaashiis waaa mawduuc aad uqiimo wayn laakin waa su,aale waxaan layaabay intad xumaantayada raga u fiirsanaysay waxa keliya ood ka,ilawday in ragu markaygabarshukaansaadan uu uga bilaabo inuu xaaraan kahelo haduu kawaayana kuwo badan oo kamidi ay caayaan markuu guurdonayana uu helo mid bikro ah oo aan cidi uga horayn

markaas walaashiis isaga kaaya dulqaata idinba kuwo badan oo idinka mida xumaanto dumarka ama hablaha soomaliyeedo dhan uma cayno
ilaahayna inta khayrka jecel haysku hagajiyo inta kalena ha soo hadeeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDULLAHI

Unrecorded Date
To :gabar yaaban
Sis waxa aad sheegaysid waa run, hadii aan somaali nahay muddo aan dheeren waan baaba'eynaa, kuwo wadankii isku dilaayo iyo kuwo qorbihii la qabsan waayey oo beerta galay,
An kuu sheego sababaha ugu wacan iyo xalka:-
SABABTA UGU WEYN WAA JAAHILNIMO. XALKEEDAN IN ISKUULKA LA AADO OO SHAQADA LA YAREEYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar somali aan la heli karin

Unrecorded Date
WAA MAXAY RAGA SOMALIYEED.

WAA QABIILIISTE OO INTAAN ISKU AAMINAY OO AAN NIRI WADANKEENA NOO XUKUMA AYEY NA XUMEEYEEN OO NAXOOGEEN OO NAFTANA NAGA QAADEEN. KUWII AAN IS NIRI CAQLI AYEY LEEYIHIIN OO WADANKII IYO DAGAALKII WEY ISAGA SOO CARAREEN IYAGII AYAABA KADARAY OO WAX ALLAALE IYO WIXII AAD SHEEGTAY IYO WAX KAMAQAN OO AAN SHEEGI KARIN KU KACAY MARKA
ANAGAA OO AH GABDHO SOMALIYEED WAAN DOQONOOBANAY
KA DOORANAY RAGA ADUUNKA OO DHAN OO IDIN DANEEYE NAY AWELBEE MA IDINKAA DAD AHAA
DOQON AAN WAX OGEYN IYO DULLI AAN DAMIIR LAHEYN ANAGAA LADARISNOO KU DADAALA LAHEYN DAN MIYAAN KAA LAHAYN. DARXUMO IYO CIIL DAAL IYO DHIBAATIYO JACEYL SAA UDURUGSAN NOOM HEYN DARAADIIN RAG IDINKA IDINKA WACAN AYAA ADUUNKA KUNOOL.
WELL INTAAS WAA CIILKA IGA KIIN HAYA.
LAAKIIN SOMAALI AYAA KUMAAH MAAHADAY { FARTAADA XUN FILIQ FILIQ KAAGAMA HARTO)
PEACE IYO SAMIR IYO DULAQAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar somali aan la heli karin

Unrecorded Date
WAA MAXAY RAGA SOMALIYEED.

WAA QABIILIISTE OO INTAAN ISKU AAMINAY OO AAN NIRI WADANKEENA NOO XUKUMA AYEY NA XUMEEYEEN OO NAXOOGEEN OO NAFTANA NAGA QAADEEN. KUWII AAN IS NIRI CAQLI AYEY LEEYIHIIN OO WADANKII IYO DAGAALKII WEY ISAGA SOO CARAREEN IYAGII AYAABA KADARAY OO WAX ALLAALE IYO WIXII AAD SHEEGTAY IYO WAX KAMAQAN OO AAN SHEEGI KARIN KU KACAY MARKA
ANAGAA OO AH GABDHO SOMALIYEED WAAN DOQONOOBANAY
KA DOORANAY RAGA ADUUNKA OO DHAN OO IDIN DANEEYE NAY AWELBEE MA IDINKAA DAD AHAA
DOQON AAN WAX OGEYN IYO DULLI AAN DAMIIR LAHEYN ANAGAA LADARISNOO KU DADAALA LAHEYN DAN MIYAAN KAA LAHAYN. DARXUMO IYO CIIL DAAL IYO DHIBAATIYO JACEYL SAA UDURUGSAN NOOM HEYN DARAADIIN RAG IDINKA IDINKA WACAN AYAA ADUUNKA KUNOOL.
WELL INTAAS WAA CIILKA IGA KIIN HAYA.
LAAKIIN SOMAALI AYAA KUMAAH MAAHADAY { FARTAADA XUN FILIQ FILIQ KAAGAMA HARTO)
PEACE IYO SAMIR IYO DULAQAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamud

Unrecorded Date
To Ms. yaabban, your % estimate for the wrong men is too high, sister. I am one of the best somali men who behaves and treats his Somali women and loves them the most , God bless somali women for their obedience,"Gaarinimo" and caring of the children. On top of that, I believe you are wonderful too, so sister don't get too far to hate, but ignore the small % who mistreats their somali sisters, we all pray for them to the right path of live and behaving. I hope you get calm and think of the good guys. Bye sister and good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ssshukriaa

Unrecorded Date
sallaamu allaykum


I think you might be right to some extent but you should not jurge the people. Allah subxaana watacaalaa knows the best. Allah knows what is inside our heart and what is out side.
I also think our society allows men to do so many things and get away bec, they are not getting pregnant if they commit addultry. they come home late night. it is quite acceptable to the parents bec, thay are male.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr_run_sheeg

Unrecorded Date
to.labada gabdhood oo isfaanshay iyo inta ku caqliya


go and get a life or shut your mouth. i hate your baseless statistics. how many somali men are caring, didicated, hardworking,and honest only to be put down by ungreatful, man haters, good for nothing like you. get lost girls.

till later

on my bike

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suhayla

Unrecorded Date
To the Somali Girls:
Please quit the mudsling and innuendos. Somali men for better or worse them are part of us. As Somali women,we can not truncate them of their lives nor do we really want to do that!!!!
They are our fathers, brothers, sons, and husbands. They adorn our lives and frankly add zest to our lives. The power struggle is part of human lives no matter which culture we are dealing with.
Though we might encounter disappointments, struggles, and exasperations we are able to build new and shining lives. Like it or not we contribute to their plight and we might as well take some responsibilities. We bore them and raise them on certain values then we marry them and punish them for adhering to those values that their mothers taught them. We contribute either to the path of their self destruction or to the path of construction and self improvement. Girls choose your pick!!!!!! To me no matter how miserable,or wretched they are or how much I disapprove of their weakness, I would not for a second replace them with any other men from different nationalities. At least, I know who they are, their culture and religion are mine, I scorn them with mother tongue. I know my limits and Rights when I am dealing with them.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
First of all SUHAYLA let me thank you for being so
honest and positive and i really admire that.
secondly GABAR SOOMAALIYEED seems to me that one individual is making you say all that negative stuff about somali men we all should`nt get accountable for if you prefer to be without us we
still have all our beautiful,kind,and respectfull
somali girls still breathing. alla ha ku caafiyo.
Nasir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Unrecorded Date
suhalya walal ma xaas bad tahay, hadi kale inan ku baro ayaan donaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hoyadasiilked

Unrecorded Date
to:gabadh yaban.hahaha your funny hoe,why are you so mad at them?after all this is free world live you life ,iska dhaf waxey qabtaan do your thing ,,and afkaga uurayo naga leexi.
arabta sharciga ha kuga qatane masjiidka tag hoe.waa ku aqaana adiigao kale,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BaxNagaTaga

Unrecorded Date
TO: Gabar Yaaban,

I couldn't agree with you more. I liked the part where you said "garbahay ka cayaaraan sidii inay koroonto ku dhegtay."
Waxaan arkay kuwo markay guryahooda u socdaan aad moodo sidi nin life sentence lagu xukumay, wajigooda wuu madoobaadaa!! Markay banaanka joogaana dadkay u dhaq-dhaqleeyaan oo waa "Qori-Ismaris" Waxaa lagu diray reerkooda. Nin Soomaali faa'iido uu leeyahay baa iska yar Mid Illahay u naxariistay ma'ahane intiina kale B iyo T midna ma tihiin. Ordayoo wax cuna, dibka yar oo surwaalka ka dhacaayo waynaysta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Unrecorded Date
I wish all the girl who put us down merry a non-Somali men. I don’t get it. I read all around those Somali guys are lazy and etc. I wonder what the hell Somali women do? As Suheyla said we are part of you. I myself would not trade a Somali girl for Miss universe. I suggest from here on any girl who puts us down to show us how she herseft is better then us. No one or country is perfect. I’m sure we are learning from our mistakes. We should work together not against each other.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal

Unrecorded Date
To. Gabadha yaaban.

Ilaahay waxaan kaaga baryey waligaa yaabanoow, oo ha kaaba raacdo adoo yaaban.

Muxuu Ilaah kaga indho saabay raga fiic-fiican oo howshooda, reerkooda, naftooda daryeelay, meeye raga inta wax barata oo aan balwada lahayn.

Imise dumar ah ayaase beerta ku jirta ? Miyaadan arag dumarka Jamaykaantu, & Cadaanku wataan ?. Waxaad hadashay sida maskax-yar.

Mise nin soomaaliyeed ayaa ku xumeeyey oo waad nagu qaro baxaysaa ?. Walaashiis bayska ayaa kaa halaysane bayska iska soo dhis.

Ugu danbayntii sheekada labada dhanba ka fiiri Ragga/ dumarka. miisaana sheekadaada.

Fandhaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iisho

Unrecorded Date
Hi Alex

How are you bro ma la is inkaaraayaa haddane?
(non soomaali kuye) are you still a fan for the under dogs (Knicks, Red Skins) yes yes yes they won sunday but are they going to win next week, not likely. losers

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XOOGA

Unrecorded Date
naag somaliyeed in xabadka laga garaaco
ma ahee fa,ido kale oo ay leedahay ayaaba
iska yar markay halkan yimaadeena waaba
waasheen oo cay iyo af lagadaado ayaaba
ka soo hartay
hadaba ajnabiga ayaa la fiican sababtoo ah
ma yaqanan marka iska daaye iyaga ayaa
arki doone
waxan arkay carab xun oo uskag ah oo ka yimid egypt oo gabar somaliya green card
ku qaadanaya oo haddii la yiraahdo naa
danbuu kugu wataa ku leh waa nin fiican
oo muslim ah hada carub uraya qurun naago
miyaa waxani ilaahayoow yaa wadankii inoo
ka hagaajiya aan edeb barne
miyaad miyanay ogayn in ragan cadanka ah ama madowga bidood kolba sidan u taqan
ee ay daba carayan in buuryadi ku taal
oo hada la soo xaqiijiyay in naagti uu la seexdo qaadeyso cudur CANCER aan daawo lahayn
marka ragoow iska ilaaliya ku AJNIBIGU
CATIIRAY YAANEY CUDUR IDIN QAADSIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADAAD

Unrecorded Date
TO GABAR YAABAN
TO WADAAD
WALAAL MIYAAD ARAG GABDHAHA SOOMAALIYEED OO CADAAN AMA AFRIKAANKU WATAAN OO KUFAANAYA WAXAAN U MALEYNAYAA IN AAD ISKA IDHOSABTEY TAAS. TANKALE MA WAXAAD WEYDEY NIN KU GUURSADA OO WAAD DOQOOWDEY
MA WAXAAD WEYDEY NIN SOMALI AH OO KULA HADLA INTAAD SAAS U HADLEYSO OGOOW NIN SOOMALI AHI KU MARABO EE CADAAN KA ISKADOONO HADII KALE ILAAHEY U SOONOQO OO NINMANKA KADAA CEYDA CADAALADANA HAHADAL OO SIDAACADA UHADAL WAAD OGTAHEY WAXA JIREE GAAR AHAAN YURUB DUMARKA JOOGA WAA BA GAALOOBEEN QAARKOOD MARKAAS YURUB MAJOOGTAA MASE MEELKALE. WALAAL KA HADAL RUNTA ADIGOO EEGAYA CADAALADA IYO DIINTA ISLAAMKA ISKANA DAA BEENTA IYO WAXAAN JIRIN OO AAD SHEEGTEY WEYDIISO CAFIS NINMANKA SOOMAALIYEED EE AAD DANBIGA KA GASHEY OO AAD CEYDEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biggie

Unrecorded Date
TO Gabar yaaban
walaal waxaan ku dhihi lahaay waxaad sheegeeysid waa run oo gabdhaha ayaa ka dhigey waxeey yihiin sababtoo ah gabdhihii markeey yimaadeen yurub ama meelaha la midka ah ayeey sidii naagihii nimankii qabey qaarkood ey utuureen ayeey gabdhihiina wiilashiina tuureen oo waxeey il baxnimo uqabeen meelaha eey joogaan iyo dhaqanka cusub eey galeen ee beenta ah wiilashiina waxaa dantu ku qasabtey ineey waxaad tilmaantey oo dhan ku dhaqaaqaan sababtuna waa gabdhaha kuligo


wiil ka xanaaqey waxaad soo qortey
anigu hadaan la joogo uma baahni gabar joogto yurubtaan iyo meelaha lamidka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Igaar

Unrecorded Date
Waar gabartan yaaban xagee ayey ka timid majoogi jirine?!Abaayo haddii aad guur rabto waa lagu tiirihaahe sheeg, haddii aad gaabsi rabto waa lagu tiirihaahe sheego laakiin inaan is ee daynno oo niraahno idnkaa wiilalow dalkii dumiyey iyo idinkaa gabdhow dumiyey ani waxaan u arkaa llee marmasiinyo jeegada laisu soo xoqonaayo!
Haddaba gabarta aan la heli karin akhyaarta isku mid maahan ee yaan fudeed ku qaadin macaanta, haddii kale meel kale ayuu kula tegi doonaa xaalku.
Haddii aan idin guur san weyney managu qaraareesiin?!
Gabdho caddaan oo futadoodu muraayad u egtahaa nahelee xaan futo madow oo aniba igu taal ku faleennaa?
Halla xammillaan iri dhibaatada idinkaa sababee akhyaaarta, jeegadaan jara heennaa, naago cad cadaan raaceennaa, sigaar iyo marijuwana aan dhuuqeennaa naagaha wixii najecelaan qolof guuriheennaa, waxaan rabnnaan cuneennaa markaan gaajoonno xaad nooga nexeesiin udunkaaba nadiidey kolkii horee see waaye adiga gabartay mahurdoosaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kusseey

Unrecorded Date
to all!!!!

i dhageesta gabadha maxaa loo fiiq fiiq qanayaa ,su'all bey idin weydiisay ka jawaaba ama ka iska daaya.......wa ragiina ku haye gabdhaha soomaliyeed in xabadka laga garaaco ayee u baahan yahiin..waxaan idin oran lahaa (caqli lix saac) waaxid.....datz exactly da kind of men GABAR YAABAN is talkin bout.....so waxaan idin oran lahaa GABAR YAABAN jawaabtiina iyo fikridiina siiya ama fadlan pageka u baneeya ......ceydha iyo aflagaadada waxaa ka fiican in lala taliya waleesheen yaaban!!!!!

GABADHA YAABAN abaayo raga oo dhan ma xuma ee inta fiican ka sooco .....to answer ur question i honestly don't know what's wrong with them men!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Unrecorded Date
s/calaykum

to gabar yaaban

runtii waxa aad qortay waa runtaa waalaga helayaa raga soomaaliyeed. inkastoo tirada wanaaga aad ku sheegtay ay aad iyo aad uga fogtahay xaqiiqada hadana muhiimadu waxay tahay soo ban dhigida dhibka jira waadna ku mahadsantahay inaad xil iska saarto xal uraadinta dadkaaga . dad yar uun baa taa garan kara. hadaan isku dayo inaan ka jawaabo su.aashaadii ahayd sideebaan u xalin karnaa dhibkan waxay aniga ila tahay inta aanaynu xalka doonin bal marka hore aan dhibka derisno. hadaan si kale u tilmaamo tusaale ahaan hadaad dhakhtar u tagto oo aad u sheegato xanuun inta aanu dawo ku siin wuxuu baadhaa xanuunku wuxuu yahay. arintu sikastaba ha ahaatee waxaan anigu xal u arkaa in la baadho sababaha waxan keenay ayada oo dhan walba laga eegayo.

mid kale oo iga talo ah walaal. waxa haboon markasta oo qof waxka hadlayo inaanu cadaalada ka tagin. ama waa halkii walaalkay FANDHAAL ka lahaa sheekada labada dhanba ka fiiri


wasaalama calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NATHEN

Unrecorded Date
TO YAABAN

run ahaan topic aad u qiimo badan weeye laakiin walaashey nigu ninka soomaaliya ee gabadh ajanabi qaba ayaan ahay rag uguma horey laakiin diintayda ayaan ii ogoleyn gabadh soomaaliyeed,iyadana u ogoleyn, balse aan mid ku idhaahdo.
ragu ma wada xuma qaarkood uun weeye oo waliba minorityga ah, in badan oo aan aqaan waa rag kaalintood kasoo baxay iyaga iyo reerkooduba nolosha ugu fiican ayey ku nool yihiin, qaar ajaanib qaba ama la saaxiib ah ha noqoto ama qaar soomaali wata ha noqotee.
noloshu waa adagtahay sidaad la socotana dadka qurbaha joogaa waa dhalinyaro aan familygoodii la socon markaa nin iyo halgan kii ayey ayey noqotey sidii uu kaalintiisii ugu soo bixi lahaa.
Laakiii ma is waydiisey aawey hablihii soomaaliyeed xagey ku dan beeyeen , waxa ay samaynayaan magaca jha sheegan ayaad odhaneysaa hadana eedoodii ayaa internetka looga fadhiyi la yahay.
waxaa fiican markast ain aad aadd cadaalada eegtaan oo aad dhinac walba ka eegtan arinka maaha oo qudha in aad xumaan hal qof kugu sameeyey raga dusha u wada saarto, sida aaney fareheenu usiney ayaanu dadkunna u sineyn, muslim iyo christianba, hana igu xanaaqin sida aad muslinimada ugu dhaltey ee ay aabahaa iyo hooydaa kuugu barbaariyeen ayaa ana laygu dhaley oo laygu barbaariyeye. Waayo waxaan kala kulmey umada soomaaliyeed dhibaato badan iyo qadarin la aaan ay igu colaadiyaan waxaan aaminsanahay, in badan oo igu jecelina way jirtaa.
guntii iyo gabagabdii waxaan ku odhan lahaa danbiga lagaa galey qofkii kaa kaley aynu ku qaadno ee raga soomaaliyeed hawada saarin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Tuesday, October 03, 2000 - 05:40 am
NAAYAA •••• WEEN MAXAA NAGRABAA MAXALAY BAAN KUWASAY WAXAASOO HADAL MIDA KALE WAXAAN UMALEEYAA
WAXAA KUGU KALIFAY IN WIILSHA SOMALIYED SAAAS U
CAYDA MAA FIIRISO GABDHAHA LASOCDA WIILASHA AJNABIGA EE DIKOOTAKE KU DHUQDHUUQAYO HABEEN WALBO
MIDA DHOOCILAHA AYAA WAX WALBO LAKAHELAA EE
AYAAGAA UBAAHAN WAANO EE WAANI YAAN KAA MAQLIN MARDANBE AGIGOO CAANAAYO DHALINYARADA ABAA
MEEL WALBO AY JOOGAAN FIIRI DHOOCILHA WAY QAQABANYIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabars

Friday, October 13, 2000 - 10:32 pm
To gabar yaban
sister I think you hate so much your Somali
brothers,because your own revenge if you experience
bad relation ship,with Somali brother or treat you bad, don't bee mad all of them ,and%percents
is very hi, sis I hope one day you will find
good Somali husband just bee pation,forget the
one who treat you very bad,because of him,you
insulting all other good innocent brothers,they need
us and we need them ,I love my husband so much
sister GOT BLESS YOU,YOU NEED HELP BIG TIME

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luuq

Saturday, October 28, 2000 - 03:30 am
to gabryaaban
marka waad ku saxsan tahay waxaad sheekto oo dhan
laakiin adiga maxaad udeleedahay inaad guursato
nin ajinabi. kaas soo kale cadee,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 05:17 pm
yes it is. luck me

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nice man

Tuesday, October 31, 2000 - 06:19 am
to;xaaldooneey
waa run taa in ayejiraan rag ka dhacasan nolasha laakii qiyaas taad qortay waa qalad hadii aad dhihilahay tiradaas waa gabdhaah somaliyeed we agree with u but now. we r disagree,but.u r right sis.and I always like our girls better than man becouse.man hadii uu xumaad xumaanta wax kama dhinto but women xumaato dadka dhan bay dhibeesaa so abaayo taladaan or eedaan waxay ku wanaaga sanaa laheed xaga dumarka aygaa aad iyo aad noogaxu xaga dhaqan ku ciyaar oo maan wax aaminaayo malaha tukasta waxy kafalnaatay pussy oowaxay deeq kusiin ajaanibka ayadoo isleh ku masheegooy markaa bay ubiyeen magacyadan chear/clearn aan is wada hagaajino dhamaanteen.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.