site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAALIDKAA OO KU LEH "WAXAA TAHAY DAYRO HADAAD GUURSATO MIDGAAN" MAXAAD SUUBIN LAHAYD????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): WAALIDKAA OO KU LEH "WAXAA TAHAY DAYRO HADAAD GUURSATO MIDGAAN" MAXAAD SUUBIN LAHAYD????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiixa

Unrecorded Date
Abboowe/abbaayayaal, Salaan badan ka dib, waxaan caashaqay Wiil Somali/Islam ah, hase yeeshee Reerkaygii igula faraxsanayn, sababtoo ah "Waa Reer Hebel" Ma ku gacan sayri kartaa Waalidkaaga, hadii aysan Wuxu Diiniya ahayn????? Fadlan igu soo kordhiya fikradiina iyo sidaad idinka u aragtaan. Waa Mahadsantihin. Qalad hayga fahmina I'v nothing against any Qabiil, I'm one of them people who'r clean inside out.To me Its just an old habbit that really needs to be replaced.

I'm Confused & Inlove.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Yare

Unrecorded Date
To: Samiixa

"Shinbirba Shinbirkiisuu la duulaa"
Dhaqan soo jiri jiray beri kuma badalmo sister.
Waxaan ku leeyahay ka fiirso macaaneey, si nabad ah u xali adoon reerkaaga xumayn, xabiibkaadana wax u dhimin.

Salaama Calaykum Wa raxmatulaah wa barakaatu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
waalidkaa jaahiliin waaye ee dariishada ka tuur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abu-Cabaas

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.

Walaaley marka kowaad aad ayaan uga xumahay dookhaaga iyo waalidkii ku dhalay inay iska horyimaadaan.

Abaayo nebigu markuu lahadlaayay gabdhaha waalidkood wuxuu ku yiri haduu idiin yimaado mid debci iyo diinleh u guuriya hadii kale fitnah iyo fasaad ayaa dhcaya.

Walaalo waalidka waa kii ku dhalay hadaad caasididna waa khatara ee siwanaagsan uga dhaadhici ogow waalidka xaqooda kan allaah ayaa lagu xjiyay marka bal walaalo isku day inaad wax basratid.

Allaah hakuu fududeeyo meel khayr q1abta aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walal waxan ku sheegayaa in adan yeeli figrada waalidkaa ee ad yeshid med ilaahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadeey Boolo

Unrecorded Date
Tell your freaking nasty old minded parents to take a hike. I'm 100% sure they would approve if he was a "White man". Girl, listen to your heart, and follow your instinct. Put your faith where your mind is. If they disown you so what?? They'r the ones living with the guilt, not you. Life Goes On.

Best Wishes to you.
From: Cadeey Boolo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maydhane

Unrecorded Date
Nayee Waxaad dee tahay kuwii kadhbaashka nasliga lagaga saadhi jidhay. ma qurmuune midge ayaad u baxbaxsanaysaa? Hadaadan adu isu naxayn u nax caruurtaad dunida keeni doonto. Waa in la cidhib tiraa Midgaha, aduna inaad inagu badisaad dooni.
Qoodhaan kaa jadhi hadaan ku arko.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
To maydhane
u are a one sick bro and u should read what u writing asshole.

What is wrong with this society i mean if your daugther, sister or cousing comes home with a whiteman or a nigger we say it is ok (approving him or her 100%) but when she brings home a bro/sis who is midgan we complain about it an we try to disown them. what is wrong with a midgan u ppl, he is got the same language as you, same religion, same culture and so on, atlist you know the midgans background but how could u accept a whiteman or a nigger who have no dad to say the least.
U ppl could some one educate me what is medgan is different from u and me after all they are a humans like us, they are somalians. And please don't come up with the stupid notion of eating the dead stuff.(This q goes to the so called dhuloos and isaaq since they are the two narrow minded community in our society when it comes the marriage issue).
Sorry if i used tripe here and any person who think that i got some thing against these tripes please think again since i am also in these tripe.

sis samiixa my advice to u is to talk to your parrents if they don't like the man because of his tripe then don't listen to them sis.

Sis good luck and my allah guide you to the right path.

untill next time watch the space.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maydhane

Unrecorded Date
Waan ku gadhan farac midgaan sidiisaad u hadli Samawade. ka daa afkaaga qudhmuun raggii dhulbahante. Waryee ma North America ummaddii sintay? Waxaa howl socon kadhaa maaha. Maanu sinayn awalba, haddana ma sini karno, Hablaheeniina u diiday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliman

Unrecorded Date
midgaanka jamaicanka ayuu ku nama ,sidaas uu sheeg walidka,,and tell them walfareka iska gooya.too much walfare is bad of you brian

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
samawade

adigaa narrow minded ah hada waayo waxaad isleedahay wax hagaaji lkiin mataqaanid sida loo hadlo. waxaad wax ka sheegaysaa nation iyo qabiil markaasaad waxaad naga dhaadhicinaysaa inaad tahay qof aan qabiil aqoonin ama ka gubanaya dhibka haysta walaaleheen.

midgaan adiga iyo anigu toona maanaan bixin balse waa naloo soo gudbiyey xumaantiisii. hada maxaa dan inoo ah dhibii waa laga wada xun yahay seese loo dabar jari karaa ama tariikhda iyo maanka soomaalida looga masixi karaa wayaabahaan iyadoon cidna la aflagaadaynin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiixa

Unrecorded Date
Thank you all for the sincere advice. It may be hard for some of you to understand what I'm going thru, least you could do is be a little sympathetic to this matter rather then critical.
Just like brother Samawade said Narrow mindedness is the foundation of our (Somali) problems.
We can't keep on following our ancestors stepping stones, we need to free our mind from hatres among us and follow our own path.

Brother Abu-Cabaas: Jazaka Laah, You couldn't have said it better.

Maydhane: Wax iskula har brother, act a bit open minded.
And Please Waalidka ha caayina. Thanks again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
TO Anonymous Thanks bro for the input but i am not acusing any tripe i am only talking about the reality. I know we have not invented this but we inherited from our ancestors. The question is do we need to carry on this twisted mentality and in my openion i think we need to get rid off it bro. No matter how hard it is we can do it. As long as we doing this discrimination to our society we will never reach our goals in live. How are we gone reach prosperity while we putting each other down.

Maydhane nacas baad tahay sidee baad dad kula mid ah ama kaa fiican aad u rabtaa inaad weli cadaadiso adigoon waxba ahayn. Soomaaliyi waxay ku dhamaatay qabiil qabiil hadii aad weli rabtid inaad waxaa wadid then let us see how far u go.

U ppl we need to change the way we perceive thing. I know we can't change every thing for one day, it needs time, tolerance and understanding and if we don't try it then who is gone do it for us? If we can't do it let's atleast laydown the foundation so that the next generation could act upon it.

Soomaalidu waxay tidhaahdaa "mulaca ciyaalku ciyaar ciyaar bay u dilaan isagana waa u qudhgooyo" dad dhan baynu noloshoodii ku ciyaaraynaa. War ilaahay halaga baqo oo sidan ha layska daayo.

Who give you the right to make the whiteman and the niggers your superrior and your brothers midgan? This old ideology is leading us to a hell fire so let's stop it once and for all.

Untill next time watch this space.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adam

Unrecorded Date
aslamu alaykum
waa sax in aad qof wanaagsan oo akhlaaq leh oo diin leh aad guursato laakiin haday waalidka kahoryimaadaan guurkaas ninka daaqa katuur
ninkaan waxaa dhici karta in aad mar kala go daan laakiin waalidkaa waligiin kala go i maysaan

kabax sheekaadaan jecyl baa i haya iyo nin kuu doono hanoqdee midgaan ama daarood hadii wariidkaa diidaan waxad tiraahda rid the road
talada waalidkaa qaado
hadii kale markale ayaad ka shalaayaysaa
waligaa walidkaa adeec wixii macruufa
hakahor imaan.
waslamu alykum.
i go nothing against midgaan ama tumaal ama jareer,
laakiin waalidkaa adeecidiisu waa waajib.
yaysan ciyaalkaan ku waalin
ninaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abuu-Cabaas

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.
walaalo samiixa aad ayaad u mahadsantahay talada wanaagsana rabi haku waafajiyo.Laakiin walaalo anigu waxaan layaabanahay wiil baan caashaqay walaal qof aydaan xalaal isu ahayn see ujeclaatay runtii kelmadaas lagama fiirsado laakiin waa(::::)wax aan kusheego magaranayo waa eray loo baahan yahay inaad gabdhoow ka xishootaan, walaalo hadaan meel ka dhac kugu sameeyayna iga raali noqo,laakiin eraygaasi diinteena baabkuma leh waana waxlagu yaqaan dadka hooseeya ama bustaanta ah.


Walaalo marlabaad waxaan kuleeyahay kuna raacsanahay Aadam ha dhayalsan waalidkii ku dhalay hooyadii caloosha kugu siday sagaal bilood jiif iyo joogba tii wayday markay ku dhalaysay walaalo ha dhayalsan ee laba daran mid dooro haday kuu noqoto waalidkaa haka tegin.

wasalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guulwade

Unrecorded Date
to samiixa
walaal aad ayaad u mahadsan tahay talada aad na soo wydiisatay balse hadii ninku muslim yahay hadana somali yahay waxaad ugu talo gelisaa waalidkaa oo dadkii hore ah waaba ila qalad miyaadan arag kuwa caddanka buuryo qabka ahi heysto miyaadanse arag adoonta gabdheeha ka dhergay
waxaad iila eg tahay qof diinleh marka raac wixii diintu ku fartay waxaana kuu sheegaya in aysan jirin wax migaan la yiraahdo wiilkani haduu muslim yahay ilaahay cabsidiina ku jirto guurso walaal ilaahayna talo saaro yaarabi yastur


to maydhane
waxaad tahay badow xayawan ah adiga oo kalena waa kan somali isku dir badownimo
waa tan ku baday in lagu soo ceyrsado
ileyn waad af xun tahaye midgaan adiga ayaa ah oo aan diin lahayn marka midgaan waxaa ah ruuxi ku dhegan caado xun oo wasaq ah adiga oo kale aakhirana naar ayaa ku sugi
jahilnimadu waxay ka xun tahay kufaar nimada badow aad ayaad u danbeysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiixa

Unrecorded Date
Abu-Cabaas: Plz where in the Kitaab does it say "Caashaqidu waa Danbi"?? Diinta islaamka ma dhib badna, laakin haddii qalad loo fasiro waxay noqotaa dhagax. Aadan & Xaawa ba Jacayl baa ka dhaxeeyay Allaana isu abuuray Haysku qaldin hadalka. Waxbaan caashaqay micnaheedu ma'aha inaan samaynayo wax diinta ka soo horjeeda. Illaahayna muusan oran wax ha jeclaanina. I really would appreciate if you would tell me what I'm doing WRONG??

Aadam&Guulwade: Thnx bros.

Salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macoow21

Unrecorded Date
Waa ni salamay dhalinyaro. Samiixa abaa la fako wiilka maxaa kala tashanee waaridkaa, jaf la dhe cagaarane la tag. Adlee kuku fiirinooyaan inaa warkod maqleso iyo inkale, marke arkan inaa taada ku dhegan tahay iika ku dhahaayin ha fakanin waa kuu aroosineenaye.

Baawuurta iska ilaaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
MANAXDO WAA TANAA

ANI INTII LAY DEERIN LAHAA AJI AAN ISKA GUURSAN LAHAA, HOYADEE LEE II IDARAN.

CIAO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salama Calaykum

Walaal Samixa, casri jahiligi waa la soo gudbay.
Qof Muslina sabab lagu naco iima muuqato. Mida kaliya oo aad waalidkaaga kaga hor imaan karto waa wixi Diinta faragalinaya. Haduusan gaal ahayn you have every right to marry him. Go for it.

Walaaleey waxaan kaaga digayaa inaadan Soomaali talo waydiisan. Waa dad is halaagay oo toodaba u tabar la' waxay u qabtaan qof iska iloow e.

Waxan la yaabanahay maangaabnayaasha halkan kuu soo jawaabay sida "Maydhane".

Abucabaas, Nin aadan xalaal ku qabin sideed u jeclaan markuu leeyahay muxuu u jeedaa?
Jacaylka iyo xalaalaysiga keebaa horeeya??
Walaal Samixa, hala tashan doqomadan. Maskaxda gabowday cilmigana ku dhisnayn ku hadlaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
WALAASHIIS ANAGA HADAAN BEDELIN DHAQANKA XUN YAA BADALAAYO!!!!!!!!
HADAA U ARAGTID INUU AABE FIICAN U NOQON KARO CARUURTIINA,BARINA MEELXUN KAAGA TAGEEN,ISKA ILOOW DHAQANKEENA XUN OGOOWNA INEEY JIRAAN BERI DHALINYARO SOOMAALIYEED OOKURSIGA KAAGA KICI DOONTO ANIGANA AAN KA MID AHAY.

FAAMILKAYGA AYAA QISO TAADA KLA MID AH SOO MARTAY QOFTII WALAASHAYDA AHHAYD ANIGA KALI AA XARIIRIYO NASIIB DARO.

WAXAA LOO BAAHAN YAHAY GEESINIMO

WASALAAM......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cudbi

Unrecorded Date
TO: Dhoocilaha yar yar ee dhaqankii doonaya inay badalaan dabadeed markii ay biyaha North America dhadhansheen. Waxaad u badheedhteen inaad yibirti iyo bidoodyada guursataan, & gaal buuryo qaba. Haddaba intaydaan halaagmin dhulkii u laabta, waa iga talo. Walaalkay Maydhane waa runtaa wixi aad tidhi. Hadday Soomaaloo idil sida Maydhane iyo anigoo kale u fakiri lahaayeen sidan sheeko maanta may ahaateen.

MacaSalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madhibaan

Unrecorded Date
kuwinan nasab nimada sheegaanaayoow waan idiin daynay hadaad Jano ku galaysaan qaata.

Abbaayo Samiixa, go for it, do not let anything come between you and your lover. These are bunch of ignorant people, a smart girl like you shouldn't be asking them an advice. As far as your parents go, I am sure they'll get over it and realize the pain they've caused you. Please forgive them.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ka carar magaalada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
CUDBIYEEY CADEY BOOLO

MAGACAAGAA LAGA KASAA AA MEESHA KU SOO GASHAY INAA 50++ TAHAY. JENEREESHAN KASTA WAQTIGIISUU NOOLAANAA ARAWEELO.
GAAL BUURYAQAB MA GUURSANEENO LAAKIIN MIDGAAMAHAA SHEEGEESID WALAALEHEEN WAAYE.
HADAA SUGEESID NOLOSHII AYEEYADAA KU NOOLEED INAA KU NOOLAANO ADRESS QALADAA GARAACEE ARAWEELO.

WASALAAM.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FROM QEYS

Unrecorded Date
HEY SOMALIS WALLAHI BAAN KU DHAARTEE IM SHAKING PLEASE, WALIGAY MA FILAYN INAAN ARKAYO DAD SIDAA U HADLAYA WAQRIGAAN LAJOOGO.
WALAAL HADDII AAN FIGRADAYDA KU SIIYO WE SOMALIS WAXAA NAGU WAAJIB AH INAAN MAGDHOW SIINO DADKAA WALAALAHEEN AH HADDII AYSAN TAA DHICINA WE WILL NEVER SEE PEACE.
WEL, HADAL AWOOWAHEY OO JAAHIL AH UU SAMEEYEY AIN'T WORTH DIME SIS.
AND IF U DID NOT STIL UNDERSTAND THAT U HAVE OPLIGATION TO STOP UNJUST, WEL, SIS U RE SAME US U RE FAMILLY. THOSE PPL WHO REF: RELIGION. MIYAADAN MAQLIN XADIISKAN "HADDII AAD ARAGTO FAL XUN GACAN TAADA KU REEB" "HADDII AADAN AWOODINA NIYADA KA NAC" WALAASHAY HADDA GACAN TAADA KU REEB THAT UNJUST OO GUURSO WIILKA AAD RABTO.
IF U DO SO, IM ONE OF THOSE SO CALLED NASAB,
PLEASE LOOK FOR ME ONE OF THOSE THEY CALL NASAB DHIMAN.
BESIDE WAA LAGA SOO TAGAY WAQTIGII WAALIDKEEN NOO TALIN JIREEN SPECIALLY WHEN IT COME MARRIAGE.
GOOD LUCKY SIS.
TO THOSE OF U WHO WROTE THOSE THINGS WHICH I CAN NOT MENTION PLAESE ANSWER THIS QUESTIONS
WHAT IS URE EDUCATION LEVEL?
IQ LEVEL? (IF U KNW WHAT THAT MEANS)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salaamu calaykum dhamaan

KU:maydhane & cudbi, inta ay kujiraan umada dad sidiinaa u fakaraya waxaad ogaataan inaan khayr dhan laga helayn, ee intaad qolyar isku xidhaan bal is waydiiya waxa maanta halkaan ina keenay saw jaahiliin sidiinaa ufakarayey maaha, waxaanad ogaataan in qofkii laga waayo janada uu midgaan dhaba yahay ee iska jira wax garashadiina gaabani yeyna idin hodine, cudbiyeey dhoocilaha aad sheegayso waxay rabaan dabkaad shideen inay damiyaane caruurtaada nabsi ha uguran, hablahana cayda kadaa gaal buuryo qaba waxba kufali maayaane

WALAALO SAMIIXA ANOO AAD UUGA SOO HORJEEDA ARINKAA QALAFSAN EE AY KU DHAQMAYAAN DADKEENU WAXAAN KU ODHANLAHAA QALBIGAAGA LATASHO(ISTAFTII QALBAKA)WAXAANAN KUUGU DARILAHAA IN AAD WAALIDKAA ISKA YEESHO MARBA HADII RABBIGAA KU YIDHI MAQAL MARKASTA LAGA REEBO HADII AY KUGU KHASBAYAAN WUXUUNA ALLE KA RAALI AHYN, OGOWNA WALAALO INAAD MARKASTA HELI NIN AAD GUURSATO LAAKIIN AANAD HELAYN WAALID KALE. AALE HAKUU SAHLO ARINTAADA.

walaashiin Alle ubaahan.
wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar

Unrecorded Date
salaamaad
meel oon waalid kaaga raali ka ahayn ha galin.
Midgaan iyo midgaan laaanba ceebta alaha asturo aaqiro iyo adduun.
Ilaahi bari si uu waalidiintaa maskaxdooda u badali lahaa.
take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salama caleykum

walaal marka hore waad salaaman tahay tan xigta ilaahay dadka wuxuu u uumey iney caabudaan ee ma aha in la kala sareeyo ama reer hebel jiro, adiga ka fiirso oo habiibkaaga qanci waalidkaagana ha xumey wa bilaahi towfiiq
wasalama caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Askarta siyaad-barrenimada joojiya

Waalidka baarinimadooda waa waajib wax kasta in laga yeelo laakiin maaha.Xaduudka haday arki waayaan waa in la tuso caasinimona ma noqonayso.
Waalidka nolosheena ma noo noolaan karaan.

Macallinka dhahaayo nin ma weyneysid, nin waayoow iyo helow meesha ma laga hadleenine gadaal gadaal maa wax u aqrisay. Geberta kii eey kasoo dooratay nimankaa sheegeesid waaye waxaan ka hadleeney.


WALAASHIIS
Waalidka xamar-jadiid ku dheh aroos ninkaa jeclaatay ayagana ha ka goosan haday ayaga kugu qasbin.

NASIIB FIICAN
WASALAAM......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaale

Unrecorded Date
To. Ladan.

Wax kale ku oranmayo, laakiin waxaan kuu sheegayaa oo qur ah in aad yara xadkii dhaaftay...Maxaa marxuum Siyad Barre meesha keenay? barmaamij aan laga hadlayn ayaad meesha keentay.

Cuqdada sideedana waa laga fiican yahay...Nadiifi naftaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyze

Unrecorded Date
Jaale

Good point !. I hope she will understand ya.

Ladan.

Plz stop that diseas you spreading all over. Will you ?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Ladan is not spreading any disease. It was the despotic dictator Afweyne, that has USED tribalism for his own ends. The fact that he is dead does not exonerate his evil acts. No need to be in denial. Know your history ppl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
JAALE IYO KEYZE WAXAA U MALEENAA IDINKAA JIRAN , HADII KALE "MAANGAAB" AA TIHIIN WAXAA U MALEENAA XAALI LEE IFAHAMTAY.
SIYAAD BARE WUXUU SUUBIYEY ASAGA IYO ILAAHEY EEY UTAALAA,WUXUU AHAA LAAKIIN MA U BAAHNA INAAN WAQTI KU DHUMINO QOFKASTA WAA OGYAHAY.


SIYAAD BARE NIMADA JOOJIYA=DIKTEETARNIMADA JOOJIYA.


WASALAAM....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Imtisaan

Unrecorded Date
XAALI

SAQAJAAMAD XUN BAAD TAHAY, ADIGA AYAA LABADA AFBA KU WEYN TAHAY. MAANTA HADAAN KU HOR JOOGI LAHAA WAX KALE AYAAD KU HADLI LAHAYD.

INTA ADIGA IYO TAN KALABA SOMAALI KU JIRTAAN HESHIIN MEEYSO SOOMAALI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Imitsaan, af caaytamey ninkiisu ku yaal. Ruunta haddi aad diidantahay dee waa adiga iyo intii kula maan ah.
Somaali heeshikeeda iyo taarikhda afweyne iskuma xirna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
IMTISAAN OR IMTIXAAN(KAN DANBAABA KUGU MAC)


WAXAA TAHAY QORAALKAAGA SHEEGAAYO SOOMAALINA NINKAA U DANAANINEESIDAA HALKAAS DHIGAY.

HADAA HOR JOOGI LEHEED XAALI MAXAA SUUBIN LEHEEDNA???!!!
SI FIICANAA UCAAY TAMI LEHEED MAAHANOO,EEDO WAAXID.

UMAD WALBA TAARIIQEY LEEDAHAY INTA SOOMAALI ADI CAMAL OO RABO(SIDII SIYAAD BARE) INAA TAARIIQDEENA KALA QAYAANTAA KU JIRAAN MA HESHIINAAYAAN

JAAW AAY KUTUBEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyze

Unrecorded Date
Xaali

You…psychopath !. People like you should be in psychological jail. May Allah help ya. For me no more comments.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyze

Unrecorded Date
Ladan

Cayda waa laga fiican yahay.

Past time belongs to the past.

You are just little bet better than this psychopath called Xaali, but you said that you mean the word "askartii siyadnimada" = dictator ? Let me tell you one thing in this connection Siyad's soldiers were from all clans and all class of society, and not only his clan, as you think.

Now I wanna ask you …can you mention one president in Africa, who is not dictator. Maybe one or two. My second question is Who wouldn't do that ?. Every politician in Africa wanna be the one and only ruler, so Siyad did.

- So you can say " Siyad was a dictator, or what else " first wen we se a good democracy leader…and all what we claim before is WRONG. Siyad was a dictator, that's right, but have we seem a better leader yet ? hell no.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Keyze, you are a pathethic apologist who is in denial. You are the one who needs a pyschiatrist to cure your delusions. What is wrong with calling a spade a spade ?????????????????????????

What kind of distorted, myopic reasoning is to say there are other dictators in Africa, so Afweyne is okay. Or things are worse now, so Afweyne didn't commit any crimes. WHAT A DENIAL.

Somaliyey ma runta la isku sheego??????????????

Man, you are not worth my time, I ain't coming back here to see the defense of tuugii Afweyne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
KAYSE DABAAL WAAXID MAR HORAA IDIN DHAHAY MAANGAABYAALAA TIHIIN. ANI QABIIL MAKA HADLIN QABIILKIISAA SHEEGEESIDNA ANAA AH. QABIIL MAA WAX U DIFAACEE, WALAALKIIS WAA KA XUMAHAY INAA FAHMEEN WAXAA AQRINEESID.


QORAALKAAGAA LAGA KASAA WAXAA TAHAY, ADIGAA U BAAHAN PYSCHIATRIST WAX KUU SHEEGAA WEYSEE.

MADAXWEENAYAASHA AFRIKA DIKTEETARYAAL HADEE YIHIIN MA AHA INEE DIKTEETARNIMADA SAX TAHAY.

WALIGEEN HADAAN MADAXWEENE FIICAN HELIN WAA SHEEGEENAA DADQALYAALKA WAXEE YIHIIN, SIYAAD BARRE IYO KUWA HADA IS CUNAAYAANBA.
TAARIIQDA DHINACA MUGDIGA INAA QARISIN HADAA RABTIN HABEEN MADOOWAA SOCOTIIN.

JAAAAAAAAAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kezye

Unrecorded Date
Ladan.

Aniga ku caayi mayo, doqon ama maangaabna midna kugu sheegi mayo, laakiin adiga wali waa la soo taagan tahay soo maaha, adiga & Ilaahaa.

Qof walba iyada oo aan la is caayin fikrado waa lais weeydaarsan karaa.

Aniga mid kaa rumaysan mayo, Siyad baan isku qabiil ahayn...Ilaah hakaa cafiyo taas. Bal car maanta arag nin qab-qable ahaa oo qabiilkiisa wax ka sheegayaan. Soomaalida kaaba qabiilkooda wax kama sheegaan, laakiin kaaba qabiilada kale ayeey dhibaato & xumaan ka sheegaan.

Dhibaatadaas waye tan maanta na haysata

...Dad waa jiraan Ilaah runta udhashay cidna aan ka baqeen, qabiilna aan ka haybaysaneen...kuwaas hadaad ku jirto maqaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
KAYSE HADAAN KU CAAYEY IGA RAALI AHAAW.
QABIILKA SIYAAD BARE SOOMAALI WAAYE WAX KASTA OO SOOMAALI TAHAY ANAKANA WAA NAHAY, INAA I RUMEESATID IYO INAA I RUMEESAN QIIME EY LEEDAHAY AA ISKA YAR.

SIYAAD BARE IYO KUWA HADDA DADKA CUNAAYAANA ISKU MIDAAN U ARKAA. QABIIL KASTA INEE DHAGDHEERTOODA FAANIYAAN OOKA DABA DHINTAAN SAX MA KA DHIGEESO DAD QALAYOOWGA, REER BAADIYENIMADA AANOOGU WACAN SAAS WAAYENA WAXAA ADUUNKA UGA DAMBEENO 1000-SANO WAA KA XUMAHAY.


ANI CEYDEYDA WAA SHEEGTAY,LAAKIIN ADI XAALI WAA U DUCEEYSAY MAAHANOO?????
ANAKA QABIIL QORAALADEENA MA KU JIRIN,SAA SHEEGTAY WAAYE WAA LA DOODI KARAA,LAAKIIN HADAA NIMANKIINA GEMBERKA CAYDA NAGA HOR QAADANEESAAN ABAALKIINA WAAYE IN LA IDIIN TAANA TAANEEYO.


TALADAANAAN IDAN SIINAA.

WALIGIIN SIYAAD BARE AMA TUUGADA KALE HA DIFAACIN. QOFKA HADUU WAALAN YAHAY WAA WAALANTAHAY MA DHEHEENO MIYAA.

QABIIL DHAN BUL ALAHASIIYO(QABIIL WAX KU RAADIYOWGA)

XAALI WAA KUGU RAACSANAHAY IN SIYAAD BARE BAABINTA WADANKEENA BILAAWAY

SAMIIXA WALAASHIIS WAA KA XUMAHAY INAA BOGA KAAGA DHEELNAY WAA KUU SOO DUCEENAA.


WASALAAM........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal waalidkaa xushmee oo hagelin waxaysan raali
ka noqon, arintaasi ayaa aniga ila wanagsa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salman

Unrecorded Date
rabiixo runtii taladaad waydiisatay walaalahaa mid iyo labo ayaa ku siiyey taladaad doonaysey inta kale se way dhaafeen xuduudkii loo baneeyey in qofka muslimka ahi uusan dhaafin qof maanta cadayn saxa ka sheegi kara dadkaa muslimka ah ee laga takooray soomalinimadii uuna jirin marka runtii waana ognahay in qof muslim ahi uusan liidi karin qofkale oomuslima waana danbi lagu naar muto hadaba waxaa dhici kara hadaad maanta taladaadu ku salaysnaan lahayd nin cadaana ama madow ha ahaadee dadbadani inay kugu raaci lahaayeen guurkiisa waalidkaa way ku khaldanyihiin inay kaa hor istaagaan guurkaaga runtiina ka fiirsasho ayuu u baahan yahay qofka mawduucan ka hadlaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salman

Unrecorded Date
samiixo runtii taladaad waydiisatay walaalahaa mid iyo labo ayaa ku siiyey taladaad doonaysey inta kale se way dhaafeen xuduudkii loo baneeyey in qofka muslimka ahi uusan dhaafin qof maanta cadayn saxa ka sheegi kara dadkaa muslimka ah ee laga takooray soomalinimadii uuna jirin marka runtii waana ognahay in qof muslim ahi uusan liidi karin qofkale oomuslima waana danbi lagu naar muto hadaba waxaa dhici kara hadaad maanta taladaadu ku salaysnaan lahayd nin cadaana ama madow ha ahaadee dadbadani inay kugu raaci lahaayeen guurkiisa waalidkaa way ku khaldanyihiin inay kaa hor istaagaan guurkaaga runtiina ka fiirsasho ayuu u baahan yahay qofka mawduucan ka hadlaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waxaan dhihi lahaa dadka dhan igu salaama hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
samiixa i dhegayso

aniga waxa ay ila tahay in aad iska iloowdid ninkaasi sababo badan awgeed.

horta marka hore adigu caadadan soomaliyeed ma noqonaysid qof wax ka bedeli kara , micnaha hadaad ninkaasi guursato, arinta kale ee aan kuu sheegayo waxa ay tahay soomaalida hada talada ku siinaysay oo qaar badani ay dhaleecaynayeen nidaamka midabtakoorka waxaan hubaa in qaar badani aysan ka duwanayn kuwa caytamayey oo iyagu sida tooska u dhaliilayey guurka midgaha

socotaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
samiixa

kuwaasi waxa ay sheeganyaan in diintu aysan ogolayn midabtakoorka, waxaa lagaa yaabaa in ay ku doodaan in dadku siman yahay, hadana waa ku adag tahay qalbigooda in ay aqbalaan in ay la xididaan qabiilada la liido ee soomaalida.
hadii la weeydiiyo inuu guursan lahaa gabdh midgaan ah waxaa uu odhanayaa , waayo hadayba tahay gabadh muslim ah oo alheeda ka baqaysa maxaa diiday gurkeeda, laakiinse weligeed ma dhacdo in kuwaasi xitaa ku fwekeraan in ay midgaan guursadaan. micnaha soomaalida badideedu waa laba wejiilayaal.

arintanuna waxa weeye mid boqolaal sano soo socotay, anigu waxaan aaminsanahay in ay adag tahay in bulshadu ay aqbasho isdhexgalka.
kuma xidhna aqoonat qofka iyo meesha uu ku soo barbaaray,

sidaas darteed waxaan kugula talin lahaa in aad daydayato mid aan muran ka taagnayn, islamarkaana aad la heshiiso waalidkaa, waxaa hubaala waxa ay doonayaan wax kuu wanaagsan, inankuna waxa uu hubaal helayaa inan ay isku reer yihiin oo aanu wax dhibaato ah kala kulmin.

sababta oo ah sida dadka qaarkoodba halækaani uga hadleen xitaa waxaa dhibaato la kulmaya caruurtiina oo bulshadu cadaadis kala kulamaya , taasi waxa ay ku noqonaysaa cuqdad iyaga dhaawacda, waxaana dhici karta in ay taasim wax weeyn ka bedesho noloshooda danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
TO SAMIIXA

walaal waa ku salaamay
salaan kadibana waad ku mahadsan tahay sida aad u soo bandhigtay fikrada aad adiga kaligaa go,aan ka gaari wayday
Aniga oo aan akhrin fikradaha dhalinyarada kale ayaan waxaan jeclahay in aan fikradayda dhiibto
waxaana oran lahaa inkasta oo ay arintu tahay arin aad xaq u leedahay in aad guursato ninka aad rabto oo islaam ah adiga oo aan la tashan waalidkaa ,
Hadana anigu waxaan ku oran lahaa nin aad guursato waad helaysaaye waaridka dareenkiisa ilaali sababtoo ah gayaankaa waa badan yahay laakiin waaridkaa waa mid qudh ah.
marka talada hooyo/aabe ku qanac ayaan ku oran lahaa
Taasi waa aniga fikradayda in aad qaato iyo in aad diidaba xor ayaad u tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiin

Unrecorded Date
To Samiixa or samiira whatever

Samiixa waan kaxumahay xaalada murugsan ee kula soo gudbaanaatay, laakiin salaad walba say kuu qabataa loo tukadaa. isku dhamina illah baa iska leh, inkasta ooysan diinta waafaq sanayn in ruux islaam ah lagu cadaadiyo midab ama qabiil uu yahay hadana adeecida waalid ka oo lagu adeeco wixii aan kuu horseedaynin cadaab aakhiro inaad ku adeeco ayaa kugu waajib ah aan laba qiso kuu soo qaado

Nabiga CSW ayaa maalin sadex jeer yidhi aamin,aamiin,aamiin markaas ayay asxaabtii way diiyeen nibiga CSW wuxuu yidhi Jibriil baa yidhi ninkii soo gaadha labadiisii waalid ama midkoodba oon ducadooda janada kugalin naarta allaha kufogeeyee aamiin dheh waxay kutusinaysaa qiimaha ay waalidku leeyihiin, waxaa lagu tilaamay waalidku inay yihiin albaabkii Janada ruuxii dayacana wuxuu dayacay Janadiisii, hada walaal anoo lecel in dhaqan kaa latir tiro oo gacan kusiin lahaa hadaad ahaan lahayd walaashay ama gabadh aan dhalay hadan waxaan kuu soo jeedinayaa inad ilaaliso qalbiga waalid kaa

by Amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayan

Unrecorded Date
walaal waxaan kuu sheegayaa in aysan diinta ay dhigeenin waa reer hebel,ilaah baa dadka dhan abuuray isku midna wuu u abuuray,hase ahaatee,waalidkaa hadaysan kula rabin ka dhaadhici inaad jeceshahay haduu asagana ii yahay mid ilaah yahay mid ilaah yaqaana oo ka cabsanaayo oona dukada salaada ilaah ,isga raac,diinta waxay oroneesaa labo wax baad ku qilaafi kartaa waalidkaa taasoo ah,diintaada iyo guurkaaga
ee ilaah baa kuu baneeyey ee guurso waa haduu yahay nin islaam ah oona diintiisa ku dadaalaya,una aheen af ka sheeg islaamka waxaan ka wadaa dadka dhahayo islaam beynu nahay,laakiin aynu ku dhaqmeenin´islaanimada waa walaashaa ayan
ayan@artic.net
halkan baad ila soo xiriiri kartaa walaashiis
asalaamu caleekum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.