site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Unattractive Somali names.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Unattractive Somali names.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaylici

Unrecorded Date
Do you think it was a big mistake fot Somali parents who named thier daughter after foriegn cities and countries like - Istanbul, Berlin, Basra, England- while you might not find a girl called Muqdisho, Hargiesa, Kismayo, Borama etc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Unrecorded Date
yes that was big mistake cause they were ignore prants
gaar ahaan hooyooyinkii hore waxay ubadnaayen reerbadiye ama jaaciliin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anony

Unrecorded Date
Brother Zaylaci waa runtaa Waxaa jiraan kuwo lagu sanshay 21 October. Gabdho "Oktoobar" la yiraah oo badan ayaa jira. Ma Kacaannimo ayay ka ahayd tolow hooyooyinkoodii????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaani

Unrecorded Date
Wixii dhacay waa dhaqay,hada lee hala joojiyo magacyada isalaameed siibo kuwe carabta,kaanya soomaaliga yaan laga tegin.Qaar soo ee yihiin:

Igaarmanka:

Shongoloow
Kusoow
Malaaq
Hiloowle
Mocoow
Iriile
Jogoow
Mayoow
Sheegow
Macaani
Mudeey
Gergaate
colow
cadow
Maalin
Mataan
Weheliye
Cade
Baana
jiile
shoombe
jeete
Calasoow
Caroole
Cadaawe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ama haday magac waayaan, in heblaayo loo bixiyo maxaa ka fiicaan?
naayaa heblaayo, hooy heblaayooy, war meedey heblaayo, heblaayo aa ku raadineysey, wiilkii heblaayo waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFOOWKANIINI

Unrecorded Date
Hebel fiiri adiga gabartaada ma u bixin laheyd heblaayo ?? ,, waa maya ,, adoo helaaya magac wanaagsan sida;
1 BOOLA
2CADEEY
3SHUUN
4ASTURO
5SHASHAX

1+2+3+4+5=BOOLA CADEEY SHUUNKA II SHASHAXDA ASTURO


iska soo warheyna lee ma ahinoo!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Heblaayo-Quruxleey

Unrecorded Date
Lol@@@@@@@@@@@@Neefoowkaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
To Anony

Soomaali hadaan nahay hadalka meel xun & siyaasad ayaan ka fiirinaa...haye reer galbeedku markeey la baxayeen April, August etc. iyakuna Kacaan ay ahaayeen miyaa ?.

To Caaqil

Adiga waxaad tahay kuwii la yiri " Dhalaankii hooyadood dhalida baray" yacni adigii hadaad waalidintii ignorent ku sheegto maxaba meesha yaala...? Weey foolxun tahay in waalidiintii na dhalay na soo bar-baarshay aan ugu abaalgudno "ignorent".

mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Neefoowkaniini....heblaayoba heblaayo aa la dhahaa fiiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFOOOOOOWKANIIIIIIIINI

Unrecorded Date
Waar,, waar hebeloow,,,,,,ee hebel ,,,waar hebel hebeloow,,,,,heedhe hebel,,,..


HEBELOOOOOOOW,,,,horta hebeloow dhageyso fiiri maqal aragoo ,,fiiri kaalinoo arag waxaan ku weydiiyay kaalay hoonoooh,,,,fiiri hebelkiis heblaayo ma aragtay yaaah hebel.....


Kaas magac ma ila ahan walaahi hebelooooooow!


NEEFOOWKANIIIINI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adba neefoowkaniini la baxdee maxaa magacey ula yaabee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neefoowkaniini

Unrecorded Date
HEBEL is a nice cooool name ,,,,,,ssorry macallinka xadgudubka ,,,,,,,ciao...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaani

Unrecorded Date
lol neefoowkaniini,siin u qoslaaye biyihii aa ku megadi,ma u mudi jirin kistoo riwaayo inaas heer dhoowey kasaayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Macaani ad biyihiibo haddiid ku mergati hee kistoo oo muufo baraawi ah aa lagu dajiyaa see ahaantaa ,,,ani magacmankii igarmanka aad u bixisi gacan ii nus aan u taagi maahinee meeha dhan waa ii nuurisi waxaan is dhihi walaahi macaanigaaneey heer MUSHAANI waasba yahay amaas jinaale lee aas ku soo kori ii beertii aaw KABRAALE SHANGALOO aas saamada aas ka wadaayi,, iyaaaaaaaaaaah ,,,macaani aan iska war heyno hee.


Neefoowkaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanweyne

Unrecorded Date
Neefawkaniini
@@@@@@@@lol shaydaan yahow ma afsoomaalibaad ku hadlaysaa? xabad ka garan waayey wax shaydaanka aad akhrinaysee..lol
very funny.

ma soomaaliga 2000 lagu hadlaa?lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
what about

goomeey
geeseey
madaxeey
jilibeeey
gacameey
dhabareey
daameey
dabeey
lugeey
faruureey
toxoboow
iligeey
ganeey
gooseey
iyo
neeeeeefooooow
kaniini

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.