site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAA YAABEE MA ILA YAABTEEN??!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): WAA YAABEE MA ILA YAABTEEN??!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Waalnaan iyo wax la aan wax u dhexeeyo ma naqaan miyaa aniga waaba yaabiye?!!

Waxaa aqriyey dhawr buug oodad soomaali ey qoreen qaarwaxay ahaayeen(biography) dad noloshooda buug ka qoreen qaarna novels, qaarkood jeceelah. Runtii hadal aan ku sharaxo waxa qalbigeyga ku jiro waa waayey waxaa igu soo dheceen suaalahaan

DADKAAN UMAD KALE EEY KA HADLAAYAAN MIYAA?
BEENTOOD WAAYE SOOMAALI MAAHA MIYAA?
NOLOSHA SOOMAALIDA QAAR AADAN WELIGAA MAQLINAA JIRTEY MIYAA?
BILILIQADIIYAA WAASHAY MIYAA LACAG MEEL AYKA RAADIYAANEY WAAYEEN MIYAA KUWAAN?

Buugaagta midaa soomaali ku qornaa ma umaleeynaayo qof aqriyay inuu qofkale ku waaninaayo inuu aqriyo

Nasiib darada ugu sii ween 3 ka mid ah buugaagtaas gabdhaa qoreen AAN WAX QORNO MAXUMO, AAN WAX QASNAA DARAN


WASALAAM......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Unrecorded Date
Ladan, buugaagta aad ka hadleeysid ma Desert Flower iyo Aman baa? Buugga saddexaad waa kee?
Su'aal kale sida baad uu aragtaa buugaagta uu qorey Nuradiin Farax?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
MAYA MAYA MAYA ANI MA KULA YAABIN

LADAN ANI AA HADA QORAYO BOOK MARKA IN AA AKHRISID WAAYE SI FICAN AA U SII YAABTIDEE????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
KU Ladan

walaalo horta anigu afka kuunfur aad uuma fahmee waxa ilaa xadkaa kaayaabiyey waa maxay maxaadse ku aragtay buugaagtaas maxayse yihiin ciwaanadoodu kolay kuwo aanu ku aragnay iskandaneefiyankana aad bay nooga yaabiyeene.

walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koonfur

Unrecorded Date
Anonymous, Sidee u fahantahay waxay qortay haddadan afka Koonfurta ku hadlin?? Is yeel yeelka iyo nacaybka jooji.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Manaxdo
Waryaa adi horta wax kasto ku fac aa tahay aa umaleeyi..... haye sis maxaas ka hadla buuka? Shukuloo aa? mise Macsaro? Please don't tell my you are writing the biography thingy!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
BUUGAAGTA WAALABADA BUUG EEY SUUBAN SHEEGTAY IYO MID KALE MAGICIISA MA XASUUSTO LAAKIIN WARIS AA QORTEY ASAGANA.

MA NAXDO BALLAN WAAYE INAA AQRIYO BUUG HADAA QOREESID,LAAKIIN HADAA BIOGAPHY QOREESID RAJADIISA MA FIICNO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ifka

Unrecorded Date
To.Anonymous

Walaalkiis waxaan umalaynayaa wax yarna ha noqotee in aad af-koonfureed fahanto, waayo waadba fahantay wax inay gabadha ka yaabiyeen.

LAAKIIN

aniga waan fahmaa af-koonfurreed, af-waqooyi, waxaan kaliya oo fahmi la ahay gabadha isku sheegtay MR. COOL. walaahi daacad ay iga tahay meel aan uraaco aan garan la ahay.

Af-soomaali maaha, af-eelaayna maaha, maxay yihiin oo baas ?

Mr. Cool

Walaashiis marka danbe ee aad wax qorayso aan kuugu imaado af-muslim ama af-gaalo.

Igana raali ahoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IMTISAAN

Unrecorded Date
TO LADAN

QORISMARISKAAD TAHAY MAXAAN DHAHAA...MEELNA WAAD KA YAABAN TAHAY, MEELNA OFFENSIVE AAD KAWADAA !.

DADAKAAS AAD KA SHEEKEEYNAYSO WAA DAD ADOO KALE AH, WAXAADBA KA SOO QAADAA ADIGOO MAANTA BUUG QABIIL KA QORAY.

jAAW HEE ABAAY IISHO !

MANAXDO***

L@@@@L SUG DHEH "INTA AAD BUUGEEYGA KA AQRINAYSO" WAXAAS AA KAA GABAR AH. ANIGA AAD AYAAN UGU FARAXSANAAN LAHAA IN AAN AQRIYO PERSONAL BIOGRAPHY-GAADA

SOO BARYA HEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
IMTISAAAAAAAAAAAAN


GADAAL GADAALAA WAX UAQRISEY AAY SHOOBTO.
QORAALKEYGA QABIIL KUMA JIRIN LAAKIIN SIYAAD BARE MA FIICNEEN, DIKTEETARUU AHAA QABIIL WAAYE MAAHANOO.

AY SHOOBTO WAXA XOOGA ISTICMAALA DHAN AAN NECBAHAY, AMA SIYAAD BARRE HA AHAADO AMA QOF KALE. QOFAAN KA HADLAY NOT QABIIL HADA KA BACDI OOKYAALO WAAWEEN QAADO MARKAA WAX AQRINEESID QOF KU CAAWIYONA HA ILAAWIN,KALIGAA MA FAHMI KARTID WAXA MEESHA KU QORANE


JAAAAAW BATUULO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
LADAN
salaan hoo hee, adi igaartay hada lee iska horimaneenaa maxaa ka rabtaa siyad bare??!!!duqaas faraha iiga qaad aan ku dhahay hana hilmaamin reer akhiraad waaye u'se!!!!!ana maalinkaste u'se camal in uu somalia xukumo aan ilahay ka tuugaa,marka is jir hee!!

IMTISAAN
thanks abayo lakiin magaca adeeg waaye kuwii hore aa ka fiicna naga soo badal next time, adi marka uu soo baxo bugayga lacag la'aan aa copy lagu soo diraa.

MISS COOL
OOOOOOOOH waxa aan ka qorayo hadii ogaan laheed dhareer aa kaadadan lahaa!!!lakiin markii la dhameyo aa laguu shegaa waxa laga qoray sacadaan inta aa dhareer bilawi laheed!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Manaxdo
Adi imman yook yook aa igu dilee ee secamalkaa? Hadabo waa bilawi ee ii sheeg waxi aa qoroyso.

Hmmmmm....... halaha ...naaaaaaaaaahhhh..... I won't say it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
MISS COOL
SAY IT SIS CAME ON TRY......................I KNOW YOU WILL LOVE IT....................BUT............DHAREERKA HA BILAWIN ALASEEWAAYEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waankula yaabay

Unrecorded Date
KU:manaxdo

adigu umada ma waxaadkulajirtaa sidii aad akhlaaqda uuga xumayn lahayd meelkasta waxaad tahay tii dhinac ujeedisa hadalka.
buugaad leedahay waan qorayaana haduu wato afkaartaadoo kale Alle kuuma hirgaliyo.
waxaan ku odhan lahaa magaca iska badal yaadan manaxdo dhaba noqone.!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. Robinson

Unrecorded Date
Manaxdo-fans

To Manaxdo.

...Waxaan nahay group fans-kaada ah. Ma naxdo waan ku jecelnahay, we love you, we really do. Waxaad tahay qof cod kar ah, sidii adeerkaaba lagu yiqiin. Ma noo sixiixi kartaa. adareeska nasii aan salaamo & dhanbaalo kuu soo dirnee

Manaxdo for President
Manaxdo for President
Manaxdo for President

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
waa kula yaabay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

abidkaa saas lee u yaabanoo, maxaan kuu sameyaa hadii si kale wax u fahmayso anyway akhlaaqda adigaan kuu daayay teeda iyoo taadaba isku darso.

robinson

thanks abowe anba waan idin jeclahay, qofkii inacebna waa meshisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANGARY-MAN

Unrecorded Date
DHILOOYINOOW WAAD QAYLOBADATEEN!

MA,BEEJKAN BAAD U SOOGUURTEEN!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
ANGARY-MAN.

WAQTI IN LAGUUGU DHUMIYO MA ISTAAHISHID. DIIFLEYOHOW AQRI WAXAA QORTAY MAR LABAAD. TUUGA DADKA DHAN TUUG UU U MALEEYAA.

MACALINKA QOB MOOS AA KU TAAGAN TAHAY!!!!!!!


JAAAAAAAAAAAAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
Waad salaaman tihii kuligiin buugaagtiina iska qorta waa wax wanaagsan wax diinta ka soo horjeeda
lee iska ilaaliya.
To angry man.
ama xanaaqsanoo ama xanaaqsanaan laakiin hadii
lagu soo buriyay dadka kale maa xagxaganee
teeda kale sidee gabar soomaali ah oo ku dhashay
kula dhalatay laga yaabee inay kuu dhaxdo aad
dhilo ugu tilmaantaa nin wayan aa tahay kolayba
hadaaba wax qori karto cayda iska dhaaf aduun iyo
aaqiraba kuuma fiicna mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED DEEQ

Unrecorded Date
angry man


listen brother what i wana say already deeq have said don't abuse sisters

if you see their oppinion are not makes you happy please you have two choices .

you can say i am not igree with you that point
or for get about it


mohamed deeq
waa walaaleheen hablu cayda kaa ilaali

anigaba LADAN , MANAXDO MR COOL WAY I AFLAGADEEYAAN WAANA KATAGAA INTAAN WAX USHEEGI KARANA WAA USHEEGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Adna aflagaado lee sheektaa markii lagu arko. Yaa muslimiin just ignore it Mohamed..... I don't recall ano hadal xun ku dhahay lakin sualaha qarkoot atii ka axanaaqdi then ka rali noqo. As I said before you take us way too serious. So please you don't know us and there is no need to get to know(well again I guess I have insulted you).... sorry I won't just say anything about whatever.
Manaxdo
Just ignore the dude will ya! I think that we really manage to get to his skin.
Anyways.. how are ya dear? How is life going?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Momahed!

Yaa ku aflagaadeeye! yaa rasuululaah..Maxaa ku daaray! Saan inaad joojisid waaye..Maxaa yeelay ka darow aan u aqaanaa! Marka waxaan u maleynaa in aan kaa cuudin doona "manaxdo mr cool iyo aniga" Marka walaalow iska keen daa hadii kale wax ka foolxun ma jiro aniga iyo mr cool iyo manaxdo oo ku dabo galney.....it's a nightmare..marka intaad hada nooshahay iska daa waxaad wadid!

Manaxdo!

Buuga magaciis!...(Shukuloow iyo macsaro) miyaa mise waa mid kale?Let me know!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADANEEY

Unrecorded Date
AFSOOMAALIGA INKAARUU QABAA MA OGTIHIIN.
AFLAGAADADA SEE U TAALAANA, YAAN NALOO SOO JAWAABIN MAA KA WADAANA?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.