site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA LA INOOGA WAAYAY?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MAXAA LA INOOGA WAAYAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zagal

Unrecorded Date
MAXAA LA INOOGA WAAYAY DAD U DHIGMA AMA SHABAHA DADKEENEE HORE EE MURTIDA LA HAA HADAYNU NAHAY SOOMAALIDA DANBE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Llqj

Unrecorded Date
Sagaleey


inaadeer yaa kuyidhi waydhamaadeen dadkii xigmada lahaa malaa meeshaad kunoshay ayaan laga helin dad xigmaawiyiin ah am murti leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi-shaambow

Unrecorded Date
Waar bal eeg naftan-yare .... oo kuwee xigmad lahaa. ina-abti yaan been laguu sheegin soomaalidii hore talo ay ku hayeen meesha baaba iska yareyd......

xigmad haday lahaayeen waanu u baxsan laheyn.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUUNE

Unrecorded Date
to geeddi shambow
ma waxaad isku daweysidbaa mesha ku soo qortay?
somalidii hore ayaaba lahaa xigmad iyo waayoaragnimo waana mid aynu wada ognahay kan soo garney.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.