site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa ka qaldan gabdhaheena.?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Maxaa ka qaldan gabdhaheena.?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Anigu ku wareerey, ee ma jiraa qof yaqaana?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalaamu calaykum

waa walaashaa Alle ubaahan

walaal cabdullaahiyoow horta soomaalidu horay utidhi wixii xunba xaawaalahe ma waxaad aragtay dad dhan oo wixii ka xumaadaba saaraya dumarkooda xataa hadii laga gar daran yahay.
waxaan ku odhanlahaa walaaloow maaha kaliya dumarka kuwa khaldaniye waa umada soomaaliyeed oodhan,ogoowna ilaa aynu kuligeen ogaano inaynu khaldanahay oo waliba aynu isku qirno inayna waxba inoo hagaagayn,markaa kadibna aynu Alle unoqono.
waxbana inoo hagaagi maayaan ilaa aynu iska dayno khaldka qofba qofkale saarayo ee aanu arkayn isagu khaldkiisa. Allena wuxuu yidhi (Walaa taziru waaziratu wizra ukhraa).

waa walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
Waa runtaa anonymous somali oo dhan ayaa qaldan, lakin aniga ujeedadeydu waxey aheyd in aan baaris ku sameeyo qaladaadka gabdhaha somaliyeed ay sameeyaan.
Waa runtaa raga laftigiisa qaladaad badan ayey leeyihiin, taas waa mawduuc gooni ah oo u baahan in qof dumar ah uu ka hadlo maxaa yeelay ayaga ayaa raga iyo xumaantooda wax ka sheegi karo oo inooga aqoon roon.
Hadaba inoo sheeg labo ama hal qalad oo ay gabdhaha sameeyaan.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
English please.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum

waad mahadsantay walaalkayoow inaad ifahantay in kuligeenba aynu khaldanahay
waxaa kamida waxay ku khaldanyihiin gabhdaheenu
inay qaarkood raggooda uula dhaqmayaan waxan ay gaaladu kadhaadhicisay ee ah adiga & ninkaagu waad simantihiin ee maalina adigu shaqee (waa shaqada guriga)maalina anaa shaqayn, iyadooyna xumayn in ninku lashaqeeyo xaaskiisa(ootaas diinteenaaba ina amraysa)hadana waxaabad moodaa in siday dumar badani ufahmeen ay tahay bilcakiskeeda oo waxaad arkaysaa dumar badan oo raggooda ku leh ilmaha xafaayada kabadal iyadooyna wax balo ahi haynin.

Halkana waano yar ayaan uuga jeedinayaa haweenka soomaaliyeed
walaalayaal gaaladani waxay uugu talo galeen rageena inuu ahaado mid cuna oo caba bas si uu markaa u ahaado mid ku haya culays guriga
oo aanu yeelan fikirkale oo aan ahayn siduu uuga baxaa gumaysigan
markaa walaalayaal saw mafiicna inaynu tusno gaaladaan inaynu rageena maqlayno (waa wuxuu Alle karaaliyahaye)xataa haduu saas yahay
si aynu markaa uugu soocelino rageena raganimadoodii oodhan.
ogaadana taas la inagama helayo ilaa aynu raacno sharciga Alle dhamaanteen ragg & dumarba.

iga raali noqda hadaan gafay

waa walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ingiriisi hayna soo dhexgalinina waxa meesha lagaga hadlayaa waa danta soomaalidee
aad hal inooga daayo ingiriisiga waa waxa ina ragaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii and D

Unrecorded Date
Waxaba aan u malaynayaa qofkan meel walba english Please ta hayaa in uu yahay joornaaliste raba in uu wax ka qoro waxan aynu isu qorayno ee bal haduu soomaali yahay ha isa soo sheego.

Hablaheenu waxa ka khaldan way og yihiine ilaah hasoo hanuuniyo dhamaanteenba. Waxayse dhaamaan dummar badan oo kasoo qaxay dhulkoodii.ee sidaa ma'isla ogsoonahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WALAALOOW WAAN KULA ARKOO INKABADAN AFAR JEER AYAAN ARKAAY QOFKAAN MEELKASTA KU QORAYA ENGLISH PLEASE EE AYNU IKA GAADHNO WAXAABA LAGA YAABAA INUU MEESHA DAN WAYN KALEEYAHAYE
WAXAABA YAABLEH INKABADAAN EREYGAA MAQORO

SOOMAALAAY TOOS OO HURDADA KAKACA INGIRIISIGA WAX LAGU QORAYANA HALA ISKA DAAYO.AFBUU ALLE INA SIIYAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Gabdhaheena ha joojiyaan dhuuninimada iyo lacag qasaariska.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Abdullahi

waxaad tahay ninki dirac gadida ka cabaadaayay,waxaa kaloo tahay ninki dhahaayay naagaha dahab in loo gado oo alaab qaali ah na loo dhigo ayay rabaan, hello . Intaas rag laga hello waxaa u danbeeyay aabayaasheen saaxiib inagaa ijaarka idinka bixina , kaalsooyinkiina ka warqabna next thing aan addiga iyo noocaaga cabdillaahiyaw aan idinka filayna waa naagaha soomaaliyeed meher baa laga dhiibaa which lately we do not ask much since we make more then you do.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacalka

Unrecorded Date
Gabdhaha somaliyeed intaan la guursan, waa okey oo areebo ma aha, LAAKIIN malintii la guursado ayey areebo noqotaa, foolxumaataa, cayishaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
I am Somali, but I don't know how to read and write in Somali. It took me an hour to read your comments. Even though I am trying my best read but it is not easy for us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to:ANONYMOUS
MARKAA ADIGA LAGUU BADALI MAAYO UMAD DHAN LUQADOODE ORODOO SOOBARO LUQADA TEEDA KALE HADAADAN FAHMAY SIDA LOO AKHRIYO SIDEED KU FAHANTAY HADDA ISA SOO CADEE QOFYAHAW QOFKAAD TAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliMan

Unrecorded Date
Anonymous:

there are lot of ignorant people around, who just don't get it that large & growing part of us can't write or read. But don't despair with trial & error you will get it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
I had posted this somewhere else, but it fits here better!

This is a real life story. Once a cab-driving friend of mine was called for a job. As soon as he located the address, he hooted and out of the house stepped three black men and two Somali ladies. The ladies were kissed, patted on the asses and were bade goodbye. They then crawled into the car. Then they started speaking in Somali, not seeing in the darkness that the cab driver was Somali too. Here goes their conversation;

One: Naa heedhe dabadaa ibalbalaysa.
Two: Naa shib iska dheh. Labadii kale yaa hore iyo gadaal inta iga mareen naftaa ba igabatay.
One: Hooyo maxaan ku leenahay? Xaax ( she is sitting side ways)
Two: Gurigii Sacdiyaan jirnee …… horta iga aamus nayaah. Mahadli karo, xitaa hunguriguu idilaacin gaaray.
One: Xaax, aabahaa was, kaas waan diidaa weekendiga dambe.
Two: Anigu inaan dhintaan kabaqaa…….
Cab driver: (could not suppress laughter) Hahahahahaha.
Together One & Two Alla hoooooogayeeeeeeeeeeeeeee……………..

You confused Women, from Somalia bush straight to the streets of Toronto, London, Mineapolis…..keep greeting the blacks with your open legs and asses!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malyuun

Unrecorded Date
to abdulahi
walaal wan ku salamayaa. walaal nitadan kahad lin naf kalee horta tadu masax san tahay
waxani waa dada bina adan oo way qale dami karan
lakin hawad dhihin waxan waad qala dan dhaman gab dhaha somali yed
oo hanicin barasho horted
viseeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
gabdhaha soomaaliyeed ma wada qaldana ee yaan loo gafin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.