site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nin Soomaaliyeed haku odhan I love u

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Nin Soomaaliyeed haku odhan I love u
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalbi

Unrecorded Date
hi there every one

horta hadaynu nahay hablo magaranaysaan waxa most of the time relationship keenu u xumaado?
because waxaynu tusnaa in aynu jecelahay markaasay inamadeenuna umalayaan in aynu u baahanay markaasay sameeyaan anything thinking we'll forgive them.

hadaba i dhagaysta hablooy, inaka iyo rag col baynu nahay ok?, naxariis inama dhextaalo cause anaa too much naxariis nin tusay, wixii iga qabsaday illaahbaa og.

love
Qalbi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
Hiya Qalbi

you can tell him that you love him, provided that you don't let him walk all over you. So say to him "I have strong feelings for you, but don't think by saying that, that you will be able to take advantage of me, because you won't".
All i am saying is Cadkaaga gooso.

This crap about playing hard to get always backfire, it did happen to me. so nowadays i am very clear about what i want of the relationship, then lay on the table (not me, my intention), make it clear it to him, then let him make the decision himself.
Although i find that they think it is a challenge when you say THAT AINT GONNA HAPPEN SWEETIE.
I wonder why??

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Unrecorded Date
to Qalbi

Walaal waxaa haboon in aad ka fakartid waxyaabahan oo kale inta aadan qoran maxaa yeelay arinta qoysku waa arin xassaasi ah
Laakiin haddii waxaad ogaataa haddii ninkaagu ku xumeeyay in aysan raga oo dhami isku mid ahayn
Ugu dambayntii iyo gabagadii hadalkaa
Adigu waxaad ku haboon tahay in lagu geeyo
"qumayo ridka"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G***

Unrecorded Date
To. Qalbi.


Marka ugu horaysa horta waligay ma maqal gabar qalbi la dhaho.

Teeda kale.

Walaashiis saan maxaa ? ruufyaaninimadaana xagee naga soo gashay ?. Li laahi intee reer aad du-dumisay ?

Walee aaqiro xisaab badan waa ku sugaa.

Ugu danbayntii waxaan kugula talinlahaa in aad toobadkeento, ragana weerada ka dayso, waayo rag waa aabahaa, walaalkaa, ilaahayna raga mawada simin. Waxaa kugu soo aadaa laga yaabaa, mid xun.
Try another One.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalbi

Unrecorded Date
Reply to G****

marka hore waxaan rabaa in aan ku idhaahdo xagee lagaa soo saaray? miyaanad soomaali ahayn sidaanad u maqlin magaca qalbi, hadii aanad hore u maqlin i suggest in aad dib ubaadhid magacyada soomaaliyeed.
talaabad waxaad aakhira ka ogtahay baa ba is ka yar waayo waxaan ku mudaysto xisaab ayaaban dhimin so i suggest in aad ki taabka dib u baadhid.

maybe just maybe he was the wrong one for me but laakiin i know in kolba i love you in laga fiicanyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Unuka iyo raga col aa nadhexeeyo aa? Gabarteey colka iyo cadabada aa qadi see camalkaa? Ani iyo ayaga marhore aa col noo dhaxeeye... saa u dhashti bo nin neceebkii aa qadi aa mantana ku taganahay(no hard feelings guys). Marki yaraay xataa marki aa rabo in aa taxsi dilo waxaa weydiini jiray abaheey... "aba abaa taxsiga nin iyo naag see loo kala kasaa?....
my father: "maxaa jira see camalkaa, masoo qafiifti?"
mr cool: "maya maya, qafiif nimo ka cudu billah, lakin see lagu kala kasa?"
father: "hmmmm.... maxaa jira, maxaa rabtaa in aa u ogaato?"
mr cool: "maya taxsigo inta buubayo aa rabi intii shukulo, lakiin waxaa kala kasi waye kii nag eh mise kii nin eh"

Adi warka badan yaa kugu dalin... hala haas waxeey iga eheed aduu taxsiga uu yahay nin shukul atii kalena cafi.

Maxaa I love you meesha keni adoo u jeedo "najis yahoo najisku dhalay?"..... heheheheheh... guys no need to get attacked here. Please forgive me if I offended anyone.

So Qalbi tooba keen as the G**** dude said. I know that I am a lost case. As you see I was born with col.

By the way G****, when women attack men .... you see they don't count in their fathers as a man, but as their father only. So don't think they are trying to offend their own blood. So cool bro and let the sister share her feelings with all the other sisters.

Personally I believe "say at loud your feelings" but watch it to whom you say to. So dear sis take care and remember all men are not the same.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
QALBI................QALBI..............QALBI

haye huuno col iyo cadaawo aniga kuma jiro!!!!huuno adi hadii laguu soo dhameeyay anaka ha nugu dirin Nimanka!!!!!!!!!!!!

dhibka waxaa kenayo waxa weeye marka hore aa Qalbi,wadno,beer, malmalado.......aa labaxee markii lagugu gurana run aa u malenee hadhoona waa cabaadeee!!!!!!! col aan kaa ahay....col...col...col

hay adiga lee waaye taas aniga SAXIIB aan la ahay Nimanka.

waraa ha dhirfin yaah.

TALO
caadi waaye hadii koo jeceel kugu rido adigana koo kale aa lagu ridaa markaas waa BARBAR DHAC.........HA HAH HAHA

WAA SII BIIBAA!!!!!!!!!!!!!!!BUM!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G***

Unrecorded Date
To. Qalbi

...Walaashiis jooji dhirifka & san taaga, tartiib aan kuula hadalnay, is qabooji mugoo.Adigana ad-adeega iska dhaaf. Bal aqri waxa ay qortay Sista Manaxdo.

Manaxdo.

Adiga marnaba caadi ma tihid ( top 5)...seenbari waxaad adeegsataa caqliga inta aad qorin ka hor. well done. Gix, Gix, Giiix waa biibaa aa ?

Miss Cool, are you cool as snowie...?

Walaashiis cadaawad aa kugu dheeraatayee ! waxaan filayaa in aan badali lahaa, fikrada aad ka qabto raga hadii aan 5. min. kula kulmi lahaa.

Hayahee waa sii kudaa...soo bar-barya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaper

Unrecorded Date
all you girls have problem choosing the one to love that is your problem i am definitely sure that you all have ancountered nice man once your life but you did not give a chance and you fell for this one and he simply gave u what u deserved

when u reach 18 u have to start worrying about the right one not the wrong one worrying the wrong one is under 18 so piece of advise think and use your brains once for all and choose the one to love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuhle

Unrecorded Date
To qalbi!!!!!!!!!!!!!!

well sister i think you just say what was in your mind,but not how the the other feel about what you just say.If you hate so much somalian man, wel
i guess you should blame your self but, you shouldn,t tell the other what to do.

Dhuhle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
shaper:

u make it sound so simple but i wish only that was true. u can't control love.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cibaada

Unrecorded Date
Waa Salaaman tihin Kuligiin :)

Qalbi abbaayadiis waxa tiri wax sax ma'aha. Jacaylka oo dhan is a matter of give and take, you get what you put in. How do you expect to have a long lasting/happy relationship when you've hostility in your heart?? How do you expect him to treat you like a Queen, when all you wanna do is bite him????
Treat him like you wanted to be treated. The keys of a successful relationship are "Honesty, Communication, and TLC." I always tell my man how much I love him, and how much I appreciate his presence in my life, and that makes him love me even more nevertheless inuu i naco. Common sis, Intee la joogaa saacadaan iyo playing hard to get, walahi meeshaa ku duqoobee LOL.

Mr.Cool: Taxsiga ninka shaarbo muu qabaa sister?? LOL. You made me laugh so hard.

Ciao.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadar

Unrecorded Date
To Qalbi

Dab haashid walaal intaad dhalinyarad wiilal iyo hablo isu soo jiidi lahayd kuwan isqabana wanaag kudhaqma odhanlahayd jacalka dhexdiinana su muujiyaya ayaad walaal wixii laga sootegey dib uraacaysaa markaa walaaleey anagaaa waxjecel kuna nidhaahna habla waa kujeclahay ileen waxaan afkeeda uga waayey inay iisheegto heerka aan ka joogo adoo kale ayaa INTERNETKA casharo uga akhriya
markaa walaaleey dib bal isu noqo

Raalina kanoqo hadaad hadalkaaga dhibsatay

waa khadar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Cibaada
Maya sis ... sharbo ma ehee ee waa feero yar yarisyahay and I call those Nin Somaali(taxsi that is). Sorry guys this was just a joke no need to attack me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuhle

Unrecorded Date
To qalbi!!!!!!!

walaal adiga iyo ninka ayaa col ah ee mahaan inaad
dumarka kaleeto aad maja xaabisid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
salaan kuligiin maryooleey
To Mr cool
abaayadiis waxaan ku weydiinaa dadkii maanokoobiyo
ka buuxsantay maa tahay saan caadi kuma tihidee
duqsi iyo qof biniaadam aa isbarbardhigee no hard
feelingsna waa dhehee dib ugu noqo waxa aa soo qortay raaligalina waa lagaa sugaa
To Qalbi
adiga koo barako beele aa kugu soo aaday taasna
waa ka xumahay laakiin ilaahayba faraha biniaadamka ma simin dadkana saas lee u kala duwan
yihiin marka inteena ha nagu darin waa kuu jeednaa qub moos ah aa ku taagan tahee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr,playa

Unrecorded Date
mr,playaz, say to qalbi dont,be playaz,hata..waxa laga yabaa inuu kujecelyahay laa uu ku dhihikarin i love you,,ama dhibaato kale ay jirto,,hidii kale rag waa buxaan,,be cool sis??????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Durkheim

Unrecorded Date
To qalbi

Macaanta haddi mid aad is qabateen, ragga oo idil maad u xumeeneeee? macaanta ragg xun & ragg fiicanba wey jiraan, ee macaanta waxaad u baahantahey waxa la dhaho "dhaqtarka cilmiga nafsiga yaqaan" ee u tag oo ha ku daaweeyeeee, una sheeg qucda nafsiga aad raga ka qabto, waxaa ku haayo cudur la dhaho "manfobi" = ragg cuqdo ka qabid. Waxaad tiri " waxey moodaan in aan rabno" oo miyaad hilmaantey in ragga & dumarka ey isku baahanyihiin?

Cuqdada iska saar, oo u tag "pyskolog" dhaqtarka cilmi nafsiga, ha lagu daaweeyeee !!!


Durkheim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Unrecorded Date
Qalbiyeey waan ognnahay idinkoo noo dhimanaya inaad na tidhaahdaan waar naga taga meel xun kabaxee idinma doonaynnee, idinkoo na necebnna waxaad tidhaahdaan waaryaadheheen waar waan idiin dhimanaynnaa! Markaa munaafaqnnimadaas waan idinku wadannay ilaa aamanuudii ee wax war ah mahaysaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malyuun

Unrecorded Date
TO G***

wan ku salamay g***. horta ahigu man maqal nolashay dii waxa ladhahoo g*** oo wad ka dhar tay qalbi hase ahatee qalbi waxay ku dhaday il taliyee kuma dhihin waxa iga sheega oo ama latali ama is kadaa waxan ku dhahayaa adiga maxad tahay nin mase naga
Qalbiyeya waxan ku dhihi lahaa samee waxii naf tu ku direso jaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dii

Unrecorded Date
To qalbi,,please girl,,I guess you met a lousy nasty guys,,not all men are like that,,there are alot of nice guys out there,and if you can't get one of them,get in my way,,I am gonna get you one.and bileave me,marka gabdhaha somaliyeed lagu dhaho I love you,,they gonna spank your face,and they will say Qaniisyahow bax.I don't know why-tell me about it? lakkin marka aynu ka aamusno waxay dhahaan rageenu jaceyl mayaqaanaan,jaceyl is not only to get married , waan aad jeclaataa,,his or her. personality,COME ON girls and boys. stop steping back girls,,and you guys stop eating KAD ,,My goodness.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Henrik21

Unrecorded Date
TO Qalbi ok haday runtahay waan kufami karaa lakiin nin aad lakulantay oo aad jeclayd oo kugu daadiyay ayaad wiilasha somalida oo dhan barbardhigaysaa way dhacdaa macaa gabdho noocas ah markaas waa qofwalba nasiibkii Lakiin!!! markad qof lasocotid waa inaad fekertaa fiiri xaqiiqdu waxay tahay inaad iskadaba dhigato ma fiicna macaa hadduu katago sidaan isku ciilkanbil!! inta badan gabdhaha aan lahayn " good esteem self" iyo wiilasha ayaa qofwalba iska dhaba dhigta markaas kolay tii kayesha ha jeclaan wiilasha somalida iyadaa ku dhiban gabdho meelkasta aduunka waybuuxan bye pple

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.