site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sigadu maxaaran baa?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Sigadu maxaaran baa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shakur

Unrecorded Date
Halkan waan idin wada salamay dhamaan tiin salan kabacdi waxaan idin waydiinaya su'aashan oo an ilaa iyo hada aan kala garan la ahay/ siigadu maxaaran baa Sigo== sigo waxaa ladhaha marka ay raga ay isticmaalan gacmahooda ama ay is kaga keenayaan gacantooda biyaha. sigo waxaan kalo ladhahaa marka ay dumarku ay isticmalayaan fartooda ma ay iskatabanayaan nasahooda iyago oo isku dajinayo gacsiga hayo taas maxaaran baa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Alle hakuu sahlo waa xaaraane waxaanad faahfaahin ka raadisaa qolka Islaamka waad kahelaysaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waar haddii guurkii yaraaday maxaa lasuu bihaa oo kale hee nimankana hasiigeysteen naagahana naasaha ha iska tuu tuujiyeen farnna ha is geliyeen, intay meel helaayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maano faay

Unrecorded Date
Fur iyo xanjo ala ku gali oogacantu ku goday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ii inbili ii qub moos ii dhuxul ii koolo ii cusbo alaha ku geliyo igaarkee maanofaay aan isku wax nahay.
ee iska dhaaf gacanta hakaa murgacdee maanofaayna ciil ii qaraar aa ku dishee.
ee hada xaalkaan jooji.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
to;shakuur,
Jawaabta oo kooban waa xaaraan,shaki kuma jiro,ee haddii aad waqtigeedi ku jirto oo aad nin yar tahay,waan kugu waanin in aad iska dhaafto,haddii aad diidaneh maanta maalin aan ahayn ayaad garan doontaa,dhacaankaada cesho oo is adkeey,diinta dhinaceedana u leexo siibo salaada tuko,intaas waa iga waano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hebel ii qalee macalinka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Unrecorded Date
Gacmaha is ka jar.
C now you have nathing aad ku siigaysatid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
HEBEL....

U R the only person that makes me laugh .....like a mad woman in this FORUMS...I aolmost dropped off my GANBAR.....

PEACE
TROUBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,," Yaa Macsharal Shabaab Man istadaaca minkummul baa'a fal yatazawij, waman lam yastadac facaleyhi al siyaam".. Waa Xadiith Shariif ee Nabigeenii laga soo wariyay,,,Marka ruuxa dhallinyarada ahi ee Awood u leh inuu guursado ha guursado kiiniise aanan awoodin ha soommo oo taa buu ku ilaalin karayaa Shahwaddiisa,,Marka walaalkey soo weydiiyay su'aasha waxaa kuu qumman inaad Guursataa mid kuu xalaal ah haddeysan suurtoobeyna waxaa kuu haboon inaad soontaa,, inkastoo aanan arag wax xarimaya inuu ruuxa shahwaddiisa gacantiisa ku dhimmaa haddanna waxaaba sii jiro Kutub magaciisa la yiraaho Al-xalaal wal xaraam fil islaam oo uu qoray Sheikh la yiraaho Yusuf Al qardaawi oo ku baneynayo ruuxa haddii uu naftiisa u yaabo inuu dambi galo iney masmuux tahay inuu isticmaali karo gacantiisa ,,,,,,,


Wa bilaahi towfiiq
Akhuukum fi-laah
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ganbarkaa meeqa lugood aas qabaa.
armaa ganbar sadex lugood ku dhafidaa oo ani in nabsehee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Unrecorded Date
waar niyow ma waalatey gabar soomaaliyeed ma waydey ,iska guurso ,hadii, kale dhulkii, ku noqo, walaahi haween waa buuxaane, hadii arintu,halkaa gaadhey,cinjir, gado,oo lacag la bax,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalil

Unrecorded Date
Shakur:

siigo is ok. but with condition that you are about to be falling into ZINA. For more info,check it out in AL XALAAL WAL XARAAM FIL ISLAM by yusuf al-qardaawi. In English verion check it out DO AND UNDO IN ISLAM by ysuf al-qardawi.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.