site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA U MASEERTAY QOF AANKU AQOON

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MA U MASEERTAY QOF AANKU AQOON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ducaysane

Unrecorded Date
salaam
Waxaa jira dareen rabaani ah oo nagu abuuran, sida qosolka ,farxada xanaaqa iwm, laakiin waxaa ka siidaran maseerka ,waxaan ahay wiilkaligiis nool , waxaan isku galaas nahay gabar somali ah oo sxb la ah wiil ajnabi ah oo sirta ii sheegta , waxaa i galay dareen maseer horseed u yahay, xanuun buu igu hayaa , wiilku wuxuu iiga sheekeeyaa markasta siduu ula raaxeystay gabadha, maalin maal maha ka mid ah waxaan soo aadnay shaleemo aniga wiilkii iyo gabadhii somalida aheed , shaleemadii markii aan galnay oo filmkii bilaamay ayuu farku bilaabay gabdhii ,markaasbaan is hayn kari waayay oo sidii qof waalan iska qayliyay(waxaan iri atoorihii waa laqabtay ,waa ladilay ,film fiican waaye iwm) dadkii oo dhan baa isoo eegay oo yiri aamuskaa kuu fiican ee filmka daawo idiot,maalitii danbe waxaan la kulmay gabar ajnibi ah oo iskolka ila dhigata sxb wasmo kaliya ha baa noqonay marka ay wareerto wey ii imaataa aniga sidoo kale,
gabdhii somalida sxbkeed iyo aniga iyo sxbaday ayaa isa soo raacnay maalin weekend aheed ,meel duur ah baa tagnay gabdhii somalida aheed iyo sxbkeed dhunka shay isku bilaabeen markaas baan maseer igu bilaamay weli waaa i hayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Igaar

Unrecorded Date
Waar waa arrin argagax leh ee haddii ay jirto qofta meesha ay joogto ka bedelo isguullka taasaa talo kuugu dhawe.Haddii kale naagta kollay ninbaa wasayee adiguna was, taasoo kale lama ixtiraamee waa nacas dhareer weyne!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanofaay

Unrecorded Date
Duco maqabtid duli ala ku badye waxaa tahay (anaani)micnaheeduna waxa weeye qofka aan qofka kalewaxba uquuraynin waar haday gabadhu duloowday maad qabatid ood wax usheegtid hadad dhaantose manaag aad wastay baad noo sheegi lahayd ala kuceebee ee yuu (HIV)kugu dhicin intaad dhilo suuqa gashay uma seerayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ducaysane:
Sheekhoow gabadha ma waxaa uga dhimanee waa Soomaali mise waa jeceshahay? hadaa jeceshahay ninka naagta inaa ka qaadid isku day laakiin hadday soomaalinimo kaa tahay daawo ayaa u baahantahay. Sidee ayaa nin saaxiibkaa ah ugu xanaaqi kartaa sababtoo ah naag madow oo afsoomaali ku hadasha ayuu saaxiib layahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
DUCEEYSANE
haddiibo oow yahay maseerkaada sidaas qaboowga kaa batay,ha isku guursanin,haddii kaleh aabaay waa ku deeysay,meelahaan neh wax yaabo badan ayaa laga sheegaayay,iska jir heeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Sunday, October 08, 2000 - 06:38 pm
waryaara maxaa raggii gabdhaha ku diray,waar markastooy kacsadaan bal waxay doonaan ku hadlayaa,dee adeer inantu miyay ku diiday oo saasaa beenta kugu kalifaysa ?isku xishood,mana aan doonayno inaan waxa aad ku hadlayso dhagaysano e naga daa dee.....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.