site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa kajira mahmahdani ee ah ,NAGI KUN BEY KULMISAA KOWNA KALABAXDAA?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Maxaa kajira mahmahdani ee ah ,NAGI KUN BEY KULMISAA KOWNA KALABAXDAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan aqanaa gabar isku wado lab wiil.run ahaantin aad iyo aadbana is kugu wanagsahay ayda iyo wiilasha ay iskuwado.malin malmah kimid ah ayaa waxaan isku daya in sikaftan ahaan ugu sheego in lagficanyahay isku wadida.balse waxaa wax shegeygii jawabi unoqotay mahmahdaan,NAGI KUN BEY KULMISAA KOWNA WAY KALBAXDAA. ruahaantii anig way ilqaldantahay mah,mahdan gabdhaheena qarkoodna
boholbe ka tureysaa Ee somaliyee maxaad uargtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeego

Unrecorded Date
Naagtii kun wada markeey guurstana laba kun beey wadaa. Ma maqashay waxaad barataa waa baaskaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
Anon,
waa laguu sheeko xumeeyay oo maah-maahda macnaheeda sidaa ma ahan,waxaanse kuu haayaa gabadhi laba faras korto iyadaa dhib qabto.
(saaxiibtaa way qaldan tahay)waana balaayo raadis.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.