site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gobsanaa Hablahayagu

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Gobsanaa Hablahayagu
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Unrecorded Date
wallee ninkastaa ha hadlee Gabdhaha soomaaliyeed
oo ah walaalaheen hooyooyinkeen kuwaan dhalay iyo noo dhaxay iwm. waa kuwo ilaahay mahad laaga celiyo. iyagana la ilaaliyo sharaftooda.
By Rashiid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Unrecorded Date
salam calaykum waraxmatulaah
walaal rashiid waxaan kaga mahad celinayaa sida fiican ee aad uga hadashay gabdhaha somaliyeed oo ah hooyada, walaashaa, taad dhashay iyo tii kuu dhaxdayba waxaana ilaahay ka baryeynaa in walaalahayga kalena saas noo arkaan

mahadsanid walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Unrecorded Date
salamu calaykum

Dumarka soomaaliyeed waxay kaalin lama ilaawaan ah ka qaateen sidii loo badbaadin lahaa qarannimada soomaaliyeed, taariikhduna wat xusi doontaa, waxyaabaha aadka u badan ee wanaaga ah ee hablaha soomaaliyeed uqabteen bulshadooda xiligii dagaalada sokeeye, ka hor iyo hadaba.
Laakiin waxa iyana lagama maarmaan ah in habluhu ogsoonaadaan ilaa iyo xadka loo baahan yahay inay talaabsadaaan. Waxaan walaalayaal meelkasta iyo marwalba oo aad joogtaan idiin dardaarmayaa cabsida alle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
to rashid
walaal waad mahadsantahay sida daacada ag oo aad noo amaantay .dad badan ma fahamsana wanaaga gabadha soomaaliyeed
cabsida allana waa muhiim alla ha ka ajar siiyo xasuusinta aad na xasuusisay
nabadeey
haboon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Habllaha soomaaliyeed waa qaran jira oo dowlad ah runtii!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFO KANIINI

Unrecorded Date
HAWEENEY WAA MIDDI HORE MICNAHA HOOYOOYINKEEN LAAKIN KUWA HADDA MEELAHA SOCDA WAA FAKING OO WAX AAY TARAAYAN MA JIRTO XABASH IYO GAALO IYO QAMRI AYEEY KU MASHQUULSAN YIHIN ALLAHA SOO HANUUNIYO INKASTO AAY RAJADA YARTAHAY.
KUWA HADDA QURBAHA JOOGA WALLE SHARAF MALAHA OO SHARAFTII SOOMALIYA AYEEY CIID KU SHUBEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Unrecorded Date
NEEFO KENIINI

GABDHAW KAGARTA MAGACIISA WAANEEFOW
WAAR NINYOHOW ISKU XISHOOD OO ALLE KACABSO HABLAHA SOOMAALIYEED EE RABI SHARAFTA UGU DEEQAY HA CAAYIN HOOYO IYO WALAASHA OOKALE
BADINA WAA WANAAGSANYIHIIN MEELKASTAY JOOGAAN
KUWAN QURBAHA AYAABA WAXBARASHO IYO DIINBA KAWANAAGSAN KUWIIHORE INKASTOOY JIRAAN KUWO DHAQAN DOORSOOOMAY
HASE AHAATEE WANAAGAA BADAN

MARKAA WAX ISKULA HADH
HABLAHA SOOMALIYEED

IDINKANA WALAALAYAAL HOOYOOYIN RABI AYAASHARAF IYO WANAAG IDINKU DHEEHAY IDINKA DHIGAY KUWO AAN WAX LA AGDHIGAAJIRIN
RAALI KANOQDA KAAS OOO KALE WUXUU IDIN YIDHAAHDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum;


Soomaaliyeey; soomalaay ,,,,,,waar soomaaliyeey haddaba anigu ma ahan ninkan isticmaalay magaceyga ah NeefoowKaniini,,,waxa uu qorayna ka bari baan ahay,,,,soomaalaay ninkaa magaceyga ku dheelaya anigu maahi oo wuxuu qorayna anigu ka mas'uul maahi.....


Anigu hablaha soomaaliyeed sharaf iyo qadarin bey iga mudan yihiin halakan iyo halkiiba ha joogeene,, hablaha soomaaliyeed waa ay ina dhaleen oo inoo dhaxeen aanu dhalnay inalana dhasheen ,,,,aniguna igama suurtoowdo inaan aflagaaddo haba yaraatee aan u geysto eee ruuxaa isticmaalay magaceyga ilaahiisa ha soo haddeeyo,, isagana waxaan ku oran lahaa ii daa magaceyga inlee wax badan baa magacani la igu yiqine waligeeyna uuguma gafin dumarka soomaaliyeed ee ii daa magacveyga bil asxaanak,,,,,......


NeefoowKaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

policeman.

Unrecorded Date
neefoowkaniini.

Don't worry brother, isku si xitaa wax uma qortaan oo waa qof aan afsoomaaliga si fiican u qori aqoon.
take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Observer

Unrecorded Date
NeefoowKaniini, bro, I for one knew that was not you. We know how to differinatiate the gentlemen of the forums from the boys.
Shame on him, who wants to abuse other people's user name. Cheap shots don't go far.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Atariisho

Unrecorded Date
Rashiid Rashiid Rashiid !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Afkaaga caano iyo malab lagu qabay ina abti, illaahay haku dhowro aboowe waayo badanaa ayaantaan waxaa badatay xaqiraada ay ina xaqiraan wiilasheena soomaaliyeed oo aan jirin waxaan ku doorsano, balse run ahaantii sidaa tiri ayaanu gob u nahay inta xun inta wanaagsan iney ka tanbadisaa maaha. Mahadsanid walaal.

To n/kaniini; walaal waxba haw arkin midka maangaabka ah ee ku qaraabanaaya magacaaga waan ogsoon nahay inaad ka danbeyso hablaha yaga(including me)lol.
nabadgelyo sidaad noo sharafteen Rabi haydiin sharfo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
walaal atariisho magac adegidaa ,waankaftan, walaal haweenka soomaaliyeed ha ogaadaan,sharaf inay leeyihiin hana is aamin sanaadaan,,haybada, iyo karaamadana, iyay iska qaadin,gabadh aad loogu hanwaynyahay iyaad arkaysaa iydoo riqiis iska dhigtay.oo wax aan loo baahnayn dabada haysata.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
shuuboyin is nacay, dhiloyinka somalia waa tuugo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.