site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay somalidu sidaan kawadaan

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Maxay somalidu sidaan kawadaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soamli

Unrecorded Date
maxay marka somalida dumarka ama raga ay isku
tagayaan ay gabadhu u xijabtaa waxjiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
to soomaali
soo jilci suaasha ma waxaa ka wadaa maxay gabdha soomaliyeed u xijaabataa mise ? ma fahmin walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soamli

Unrecorded Date
waxaan kawada su'aasha maxay marka ay somalida ragoda iyo dumarkooda ay isku tagayaan maxay gabdha u xijaaban wajigooda?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymz

Unrecorded Date
Adiga sidee ku ogaatey inay gabdhaha markaas xijaabtaan?. Are you a peeping Tom, spying on people. Waryaa mehered yeelo, waxaan ha la shir imaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.