site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN LAYAABAY AYAA I HELAY

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): WAXAAN LAYAABAY AYAA I HELAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Unrecorded Date
WAXAA SHALAYTO IGU DHACAY ANOON FILAYN HADAAN BEEN
IDIIN SHEEGO ILAAH HAYCADAABO
WAXAY ITIRI INTAY IIYEEDHAY ABOOW WAA KAAHELAY
SIDEE IIGA HESHAY AYAAN IRI
JACAYL AYAA II KAHAYA
HAYE AYAA IRI
MUXUU YAHAY
WAXAYTIRI WAA MIDWAYN OO YAREEN


HORE ISUMAANU OQOON GABRTAAS MARKII AA WAYDIIYEY WIILASHA MAGAALADA WAXAY II SHEEGEEN INAY QOFTAAN
QOF AY UDHAMAATAY AYTAHAY OO BOOLO AHAAN JIRTAY


MARKAA MAXAA SUUBIYAA MARKASTA TELE FOON AYAAY II SOO DIREE
WAANA KACABSANAA QOFTAAS WEXEE RABTO OO KALE INAN SII WAYDIIYONA WAA KACABSAHAA
WAXAA KABAQAA INAY JIRANTAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
yax yax yax...... daawo ma leh macalinka. Qofta
waa ku jaqsan tahay. Sida u-dhaan marax-yahow!!!
maxaan suubiyaa waaxay? meesha ka qax.. amskale qofta qanci..........

ilaa kulan danabana ha ku macaato.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G***

Unrecorded Date
To, Xassan

Adiga adaaba is qarxiyee....yaa ku dhaarsaday, markaad dhaarta xaf isku siinayso, beenloowna seenbari waxaa lagu gartaa dhaarta badan.

Enyway, hada ku oran maayo been baad sheegeeysaa, laakiin sheekadu si beey isku qaban la' dahay. Gabadha hadeey ku rabto rab, hadeey ku diido diid alaa ku sii yee..........intaa adiga lee ku daraaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
Waaaaaaaaaaaaa wareeeeeeeeeeeeey
see kaa noqotey macalinka adiga saan inaa ka fiican tahay aa u maleynaayee qofta hubi marka hore saan aa la dhahay iyo jini ay qabtaa u maleynaa ka bax is barta nin ragaa ilaahey kaa dhigee howshada ka soo bax not phycally kama wado.
waa ka cabsadey? uma bogin saaxiibkeey ee qofta quraan saar ama ka qax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

by safia

Unrecorded Date
Asalama Aleykum

waryaa hee hablaha ha ceybeynin oo u ceeb astur hooyaa ku dhashey oo gabana wey kula dhalatee, hadey waxaad sheegeysidna run yihiin waxaad ku tiraahdaa, ee aniga qof Allaah yaqaan baan ahay

wa bilaah tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani ibar xasan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salman

Unrecorded Date
warkan kugu yiri inay xun tahay mid aad ku kalsoon tahayna ha ahaadee lama aamino masiibadu aduunyada iyadaa u macalina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salman

Unrecorded Date
kan warkan kugu yiri inay xun tahay mid aad ku kalsoon tahayna ha ahaadee lama aamino masiibadu aduunyada iyadaa u macalina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Unrecorded Date
walaal waxaad sheegeeso wax lal yaabo hadii ay gabadhu ay ku jeclaatay meeshaan gadho la aan aaba ka dhacdee maxaad si fiican aad ula xiriiiri weysay,hadii ay kaa rabtana wax wanaag ah
maad si fiican ula sheegeesato hadaba walaal halkee adiga joogtaa bal aan ogaadee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.