site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hada wax jeceshahay oon lagu jecelen ka waran

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Hada wax jeceshahay oon lagu jecelen ka waran
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiliya

Unrecorded Date
waxan jecelaa nin iga wan oo run tii jira 38sano aniguna waxan jiraa 17sano nin ku waxuu layahay xas iyo carua ilega waxan jecelaa 1sano oo dhibato ba iga somarya runii waxan ushega saxibtay in an jecelahay ninkas anigu waxn rabay in u furo nagtas waayo manan rabin in an lagursado
is an waxuu rabay in u ila gursado?
mar kan arkay in aysan waxba sosocon ban is baransyay wilkisa oo jira 18sano likin wilkisu ma oga in an jecelan jira abihii
eewalaala yalo maxan ka sameyaa taa
Rabadan wanagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Unrecorded Date
commit suicide

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuura

Unrecorded Date
I hate these "Jerry Springer" type scenerios!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO:SAMILIYA..

FROM : DrJALAATO

WALAALEY MA WAXAAD HALKAAN KEENTEY TALK SHOWGII LAGA DAAWANAYEY WESTERN WORLD?? MISE DHAB AYEY KAA TAHAY THIS???

AMAZING..DOES THAT HAPPEN TO SOMALIS....NO WONDER WE HAVE CHANGED....FROM SOMALIS TO UNKNOWN PPL.

PEACE TO PRESPERITY..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXOOW

Unrecorded Date
WALAALEY WAXAAD SHEEGEYSO WAA BEEN OO DHOWR MAR AYAA LAGU SOO QORAY INTERNEDKA WAA DAD SIDEEY U FIIRSANAAYEEN TV IYO MUSASAL I.W.M AYEEY RUN MOODEEN.
NINKA WUXUU JIRAA 38 SANO WUXUU DHALAY WIIL 18 JIR AH WAXAANA LA DHALATAY GABDH 21JIR AH WAXAANA GUURSADAY AEERKAA WAXEEYNA U DHASHAY GABDH OO 3 SANO JIRTA..............
MAADIGA DOQON AH MISE DADKA AYAAD XAYAWAANIIN MOODAY II SOO KALA SHEEG MIN FADLAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Unrecorded Date
War qofka magaca Axoow isticmaalayoo ma magac la'aan maa ku heeyso misa magaca inaad iga disho aad rabtaa.Soomaaliyee waxaan idin sheegaa in aan leeyahay PASSWORD oo Somalinet isii yeen markaan wax qoro magaceega waxuu noqonayaa Axoow(Axoow)


<<<<<<<<<<<RAMADAAN KARIIM>>>>>>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Unrecorded Date
Samiya - sduaal - maxaa wiilkisa kuu geeyey nin wax idin dhex mareen. hadaba waxaa daawataa filinka Damage oo kusaabsan qisada aad meesha ku soo qortay oo kale. Filinkaa soo kireeso kadibna go'aan gaar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gacalka

Unrecorded Date
Naa reeraha dhisan haduduminnin marrag guskoodu adagyahay oo kula da'a oo aan reero lahayn baad weyday?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SMART

Unrecorded Date
GABAR TA TECEL NINKA 38KA JIRA FADLAN HADII AY RUN KAA TAHAY WAXAAN KULA TALIN LAHAA IN AADAN WAQTIGAAGA AAD KU DHUMIN JECEYL KAA GALAY WAALIDKAA OOKALE MAXAA YELAY 38 WUXUU KU DHALIKARAA 3MAR FADLAN KAAS JECEYL LAMA DHAHO EE WAA CUDUR ILAAH HA KU DAA WEY YO BAAN KU DHIHI KARAA KAASI WUXUU AHAA SMART OOLA TALI YAY GABAR TA JECEYLKA KA GALAY WAAYEELKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

is this joke

Unrecorded Date
hadaad wax jeceshahay aan lagu jecleyn kawaran, hal xiraale miyaa?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaab

Unrecorded Date
lol@@@@@@@is this a joke.

you made laugh............that is agood q?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
soomalida waxey tiraah aruuge arintiisa loogama roono balse aniga waxaan ku oran lahaay iska sug

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
wiilka adeerkiis ka waran usna xaas miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiliya

Unrecorded Date
waxan idin iri icawiyee waxa iga shega idin man dhihin somalidu waa iin koo kalee oo waxay kafir sanayaan baa sika yar
marka inla ya´bimayo

oo waxad had leesan maskaxadiin oo kama fir sanesan waxad ku had lesan hadal iyo dhaman tii wad ku mahad san tihin figa radahin wanag san bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadiya

Unrecorded Date
hha! ha! ha! ha!
to:samiliya
maxey dhadey i caawiya walaalshiis maxaalagu caawiyaa dhaqankeena iyo sharafteena ayaaba hoos u dhigoosaa. waxaa wadid jaceel lama dhahee waxaa ladhahaa iska yeel.waxaa meshaan iiga cad in aad waqtigaaga oo dhan aad kulimis "MUSALSAL" sida "BOLD AND BEAUTIFUL"maxaa yeeley sheekadoodii oo aan aqaano ayaaba meesha kusoo qoratey.so BROOKE MAA TAHEY MISE TYLOR isoo kala sheeg.

xumaan ha uqaadan hadalada aan ku iri waa wax yaabaha ciilka igu dila marka qof dhan oo wadan,dhaqan leh iska doon doono wax uusan laheen.
byeeeeee good luck tell us more what is the next stap u r gona make.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiliya

Unrecorded Date
To hadiya
wasasa

waxan ku shegayaa in aysan tasi ahan dhaqan katagid waayo ilaa iyo xawiyo adan waa las jece lan jiray mar ka hay layabin hadanan aqon maca naha jacaylaka?
walaal dad kad shegeso maqan mana ahi marka rali noqo hadan ku la aqon

hada iyo dan waxa cusob ma jiran

abowe wad ku mahad asan tahay figa radada
bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.