site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

... ATTENTION:About AHMED from free-minds

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): ... ATTENTION:About AHMED from free-minds
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
asalaamu 'alekeum;

Ramadan Mubarak.
TO All muslim sisters and brothers;

Do you heard/know anything About AHMED from free-minds!!!!!, Have you ever heard Free-minds!!!!!

For your information, to know more about Him and them, please check ISLAM Forum next forums --->!!
Under topics:
- About AHMED from free-minds (sheydaanka casriga)by ansaari
-Intaan ka ogaaday Hadalada Ahmed by miskiin
-Who prohibits things in Islam Qur'an or Hadiths?
-SALAT in Qur'an

regards,
-Yaska-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum!

WOW! What a double-faced creature; i'm Free-Minds now? You know...no wonder that you just wanna be "YASKA"---Yaska yasiirso yamtaada! NAAR ilaahay bilaash uma sameynin...keep that in mind! You can lie and cheat, you can even name people names that they are not...but you will NEVER EVER...be able to cheat the Almighty!

Alas, I have a Protector in Him, Allah, the Lord of the Universe---do you not think He's enough for a Protector? Wander in darkness, ya Yaska---`cause, as I came to know, it's exactly where you belong!

Toodles,

No hard-feelings;


Peace, Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum Yaa ikhwati filcaqiiidda;

Ma kale jecli, waxaad tahayba free-minder, bahhia, Qadari, Muctasil, Orientalist,Bidcoole, Munaafaq or what ever...as long as you hesitate the Sunna of prophet Mohamed (ppuh) and emmbedd Islam with other religions(specially christianity and judaism).

TO Viewers;

Please fellow his story very carefully, it may take a time for reading and discovering the real face of him, you can find from neigborhood forums(ISLAM) under above mention topics.


Waxaa la yaabaa in uu muuqaalka sare iyo waxyaabaha uu akhrinayo aa aad ula dhacday oo aad la yaaban tahay QOFKAn waxa lagu haysto! Soomaalidduna waxay tidhaahdaa "Intaanad Falin ka fiirso", Waxaan aan ka hadlayno waa DIIN ma aha Ra'yi, mana aha Joke,Cullimdeene horena waxay dhihi jireen " Waar Diintu waa amaanee...Ogaadda/Iska hubsadda Qofka aad diinta ka qaadanaysaan"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aliweli

Unrecorded Date
assalaamu caleykum
to yaska;
walaal halkaa ka wad dadaalka aad adiga iyo rag
kaleba ugu jirtaan in aad ka ilaalisaan diintiina
munaafiqiinta ku soo dhuumanay magacyada islaamka
sida ninkan la baxay AXMED, oo kale.

To axmed;
saxiib, ha u malayn in aad si ciyaar ah dadka ku
duufsan kartid ama aad dadka qaladkaaga kaga
dhaadhicin kartid, waayo maanta qofkasta oo somali
ahi wuu yaqaan aqoon diineed oo ku filan oo ay
iskaga ilaliyaan dadka adiga iyo wixii kula mida.

allah ayaana balan qaaday in uu diintiisa (islam)
difaacan doono kana ilaalin doono in la bedelo
waxaana had iyo jeer u feejigan culimo ilahay
diintiisa baray sida kuwan somaliyeed ee suuqa
kaa saaray munaafaqyow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum!


ALIWELI,(WHAT the hell of a name is that??? that is a SHIRK name!)


Alle wuxuu balan-qaaday inuu KITAABKA xifdinayo
Kitaabkiisana wuu xifdiyay! Diintaan weligeed...ilaa
iyo Adam iyo Xaawo, SHAYDAAN baa mar ba wax ku
darsanayay.

Markuu Ciise(pbuh) soo noqdo...insha Allah markaas
buu Alle diintiisa nadiifinayaa, inta ka horeysa,
shaydaan is always free to corrupt the mind it can
corrupt; i'm just blessed to think i'm not one of
those he can corrupt! I say that LAA ILAHA ILALLAH
...and I say HIS MESSANGER IS MUHAMMAD(pbuh) and I
say that HIS QUR`AN is complete; ah, BLESSED BE!

Bini Adam waa DICIIF...Ilaa kii Alle hadayn ku
xoojiyo ma`ahane; aan sugno...maalin Alle xukumi
doono wixii qaldan! :)


Ramadan Mubarak!


Peace, Ahmad!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.