site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BACALUUL

Unrecorded Date
waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo degan wadanka sweden,waxaan jeclaaday gabadh degan wadanka holland,laakiin iyadu ima jecla,waan wada hadalnay waananu wada sheekeysanay,waxaysa iga rumaysan weyday in aan jecelahay oo aan ka dhaadhicin waayey,waana iga dhab oo waan jecelahay inantaa,hadaba xaaladii waxay u baahan tahay in la ila taliyee xageen u cararaa ama aan wax ka doonaa?

baluul waad mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Unrecorded Date
try indecent exposure..... it might work

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.