site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN ALIFAA GERAAR JACAYL

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): WAXAAN ALIFAA GERAAR JACAYL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gar dhuub

Unrecorded Date
wuu ila soo xiriiri karaa qofkii
ubaahdo geeraar si uu ugu qoro
qof uu jecel yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Unrecorded Date
walaal waa arrin xiiso leh oo weliba qofkasta u riyaaqo anigaana ka mid ah dhallinyarada xiiseyso geeraarada oo markaan saaxiibtey waraaq u dirayo waxaan u raacsiin jiray hal geeraar laakiin hadda wey iga dhamaadeen weyna igu adkaatay inaan kuwa kale allifo ee bal ninyahaw arrintaan si fiican iigu faahfaahi haddii ay geeraaradaadu yihiin kuwo hore loo tiriyey lugta ayaan soo wada mariyey haddiise ay yihiin kuwo aad adigu allifeysid waan u baahanahay ee war hallagaa helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Can u give us an example of the 'Geeraar' u do?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
magacuba waa gardhuubbbbbbbbbbbb
sidee u geeraartaa??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
horta in qofta la helo maka horeesoo taas.
sheekadaan waxaa waaye sidii ninkii baahida heesi oo isoo cunto heesan digsiga dabka sii saarti camal.
life is going backwards for me bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
show me the poetry

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
LOL.........I thought Geraar was the Guntiinada Gerrarkeeda........Dayyaaamm

Trouble<Very confused>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kusseey

Unrecorded Date
TROUBLE LOOOOOOOOOOL
ME TOO......I SWEAR I THOUGHT GAREER WAS GUNTIINADA GERRARKEEDA OR CLOSE TO GAROOR(CAANO GAROOR CAMAL NOOH)......

TO GAR DHUUB

ninyahow horta iga dhaadhecsii what gareer is ....plezz do so......n after dat do u mind to put one up as an example many of us are lost here!!!

kusseey <oo sii gaabatey> lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO CALI

Ninyahow waxaad sheegatey inaad geeraarka allifto saaxiibtaana aad waraaqaha ugu qorto, iminkana ay kaaba dhamaadeene, hadaba waa iga su'aale hadaad allifto horta maxay kaaga dhamaadeen? tan kale hadayba jiraan kuwa aad aliftey maxaad u soo bandhigi weydey hadaad wax isla hayso??? Teeda kale maaha wax afka laga sheegtee waa hibo uu eebbe bixiyee, sidaasi ogow.

Midda kale waxaad tidhi saaxiibadey baan u diraa markaan waraaqaha qorayee, iyana waa iga su'aale saaxibadaa ma geeraradey ka heshaa? hadaysey ka hesho kuwaagii maxaa ku dhacay miskiinyahow?? kama dambeystii JINNI NINKII KEENNA ISAGAA BAXSHEE geeraar laguu siiyey waxba kuu tari maayee meesha jacayl kale ka raadso miskiinyahow??!!!!!!!!

qore ISMAACIIL GUREY
CARDIFF, SOUTH WALES
U.K

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.