site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wuxuu yiri isagoo Canada jooga lacag iisoodir

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Wuxuu yiri isagoo Canada jooga lacag iisoodir
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

foodcade

Unrecorded Date
Waxaan joogaa yurub walaalkay oo arday ah oo kanada jooga ayaa iyiri lacag iisoo dir
markaa akhyaareey Canada miyaa lagu bakhtiyey oo sidaa uu walalkey wax iisoowaydiinayo ayaa karuna
mise asagaa beerta kujiro??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
War dee u dir walaalkaa wuxuu kuwaydiistay, ama u diid. Laakiin meesha hala imaan waxa familkaaga ku saabsan. Canadaa lagu bakhtiyey ama laga dhargay arintu ma ahan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manofay

Unrecorded Date
Foodcade waanku gartay waa naagtaad shukaan sanaysey qofka lacagta ku way diistay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Friday, August 25, 2000 - 06:01 am
comments to foodcade
inaadan dadka la mid ahayn waxaa noo sheegtay fooda lakaa soo cadaabay,isku xishood oo walaalkaa baahidiisa ha noosheegin,waa walaalkaa hadduu wax u baahday ood u karto sii hadii kalana maba kartidba,adduunyada meelkastana waqti ayaa jira marna ku caawiya marna dhulka ku dhiga,
waligeed aduunyada waqtigaa qofsaacida midna waayahaa xidha
labadaasi waxaan ahayn horaa looga waayoo waa nin iyo waagii.......
nacas isku xishood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, October 05, 2000 - 05:32 am
TO foodcade
walaalkaa arimhiisa inaad meeshaan keento
ma aheyn anywey waad keentay waxaad fiirisaa
ma waxbuu bartaa mise waa baagamuudo fadlan waxaan kugula talinlahaa hadii uu wax barasho kujiro udir waxa uu kuwaydiistay laakiin hadey
jawaabtu tahay mayo waxaan ku dhihilahaa
latali oo waani
by aslaamucaleykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.