site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DUQ XALIIMO AA IDIIN FALINAYSEE IMADA INTA TURUB IYO ALEESHINA WATANAA.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): DUQ XALIIMO AA IDIIN FALINAYSEE IMADA INTA TURUB IYO ALEESHINA WATANAA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duq xaliimo

Unrecorded Date
duq xalima aa falianysee igaarow fadhfadhista, acudimini jina nin soo arooor cirfiid idiyo dheer sheeq cabdul qaadiroe sheeq bintu bini naar. soo dhawoaaw iqyaarey waxaa rabtaan i waydisata hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
duq xaliimo mahaa sheegti warkaaga keen bo seey eheeti mala faayoo bocorkaa sees yahay?
ay duqeey waxaan rabi in oo ifiirisid in gebertaan oo heblo ii cashewnut waxx ii galeen.
hoona lamadaan boqol ii halkaan eri carbeed, cali uraaye waayi jidkaas iga soo raaci

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUQ XALIIMO

Unrecorded Date
to:HEBEL

WAXAAN KU SHEGAA GABARTAAS HEBLA QAYR MAKUGU JIRO ISKA DHAAF HEE KA DHEEROW BEENLEY WAAYE MAR DHOWNA SHILAS KU DHACAYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniiiiiini

Unrecorded Date
,,,,,,,Muqadam ,, lakfadiic,, hawaari ,,ibnu Xalamantiish,,,Habeen 14aad dayuxu galay xeradii urur,, dirir sagaaro iyo dirir cawl,,,sabeen xiraha guudka kaga beegmay,,,Afartaa jinni iyo burjigii caraafiidka ,, aleel wada rogan seermaseegta jiidan,,, Bal HEBELOOW rog tan hore fiiri raadka tan dambe,,waakaa ,,, bal eeg ,,bal eeg ,,,,Bushaaro ,,,,Bushaaro ,,,HEBLAAYO waa kuu kheyr,, waa baraare,,waa bil kheyr,,,,,wilal badan oo baariyaal ah,, gabdho fariidya ah ee hanti iyo magac kuu keena ,,,HEBLAAYO waa kuu bushaaro ee yaaney ku dhaafin ,,,, tan kale se raxmadi furan u rog kitabkeeda ,,,nuxus fookhal nuxus,,bir madoow iyo lakab liqdaaran,,Unsur labuk nanac ah,,Guumeys habeen duusha iyo mukulaal madoow,,,Cashewnuts aa hala cash gareystee,,,,,,.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cashewnut

Unrecorded Date
Duq Xalimo, qofkoo aa koooooooontro igu aha, see wax yihiin, dab qaadka shidbo!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefoow kaniini YAAHUU armaxaa dad sixirtay ciyaal kismaayo waaxid.
aboo cashewnut ama heblaayo sac ama eri-carbeed iiga dhig no adaa sur-camihii kismaayo taqaanid weliyee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duq xaliimo

Unrecorded Date
cashew waxaa samanee koobko shaah eh oow kujiro cido iyo malmal aa siine markaas qofkaas cabo mugoo danbe ciic ma dhahyo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soon to ex Katarabiil

Unrecorded Date
Duq Xalimoduq,
ar markaleba dabkii shidbo.
Qoftii matantaheedii waa waayey ee sisiladeed dahabaa kuu keenay ee dhakab ku dhehbo;cash maa qaadataa mise creditcard, xoogaag lacagta ahna dabkka ku qabooji cadhow.
Arrin ku waydihaa ayaan dhowayd saaxiibtay guriga
markeey ka sii baxaysay anna kor aan dariishadda
ka sii fiirsanaayey ayadana eey i arkayniin
aas ninkii dariska jornaalkii aas watay aas dabada uga dharbaaxay salaan camal aydiinii ihi ihi qosol ma
ku lahoo intay xanaaqi lahayd.Ar see camal waaye aan dhahay meeshaan maxaa ka socdo. Markaan waydiyeyna waxay dhahday wuu i salaamaayey lee.
Dhowr marna ayagoo isu qosqoslaayo aan arkay.
Duq Xalimo meesh maxa ka socdo Baacbaacsi lee miyaa mise Bac dhaboow aa ka soocdo.Rosahaan rabaa qofta inaan u taage dhaqso faalibo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Safia

Unrecorded Date
Acuudi bilaah misisheydaani rajiin, ilahay anaga iyo jin wuu na kala xirey oo darbi baa noo dhaxeyaa ee intaad quraafaad sheegi laheyd ilahay magaciisa sheego oo ku mintat Allah baa wax ku tari

wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
safia xeey rabtaa ay duq xaliimo ufaalibo iydana?
ninkaan oo qoftiis loo nuurnuurinaayona usoo dhakhso kurbaas la wareeree.
haye hee xaga isugu sindha idinkana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
hebel

waa kaa shakiyay

neefookaniini ma ila shakisay????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
AWneefow may laki haayi ruumkaan,way dheegi inii boorane II luumbi bugdhawoohaysaa aniini way fadoowhaaye inii bilaantey laki buubiyo walaagaan luumbi la,eraaw ee cafis waa saaxiibkiin DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ma dhici kartee manaxdo.
hee xaa jura?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
hebel

habayar mise (habo) waaxay sidan!!!!????

sideeda ma ku fahante mise waa sii furfuraa teeda kale ((xaada)) iga daa xasaasiyad aan ka qabaa?

hada waa soo hindhisaa"""""""""hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhasssssssss"""
ar ar ar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiini

Unrecorded Date
..,,,Aaboow aboow Waraa Aleeshaan Khatar waayee hataa MANAXDO maa u soo dhuumatay Qolkaan ,,waraa hebel fiiri Manaxdo maanta yeey u faashaneeysayna oo Qolkaan dhex keenay ,,,.....


Waraa Duqa Xaliima Khatar iga dheh
Aleesheed Khatari saana iga dheh
Maambo yaa Magaango iga dheh
Manaxdo oo soo xaluulatay iga dheh
Ladan ii Mr Cool u soo gambisay iga dheh
Hebel oo la qabtay iga dheh
Kashifaadii Manaxdo iga dheh
HABAR YAR aa ii Gurta Xaaji iga dheh
Badashaal ii magac cusub iga dheh
Weji fiiq ii iga g'a siiso iga dheh


Humbaal anni maan kasin Manaxdo oo buubeenin tartiibshaalkeed u socoto Kun ,,boqol,,kun..boqol ii gacantaan aaba i dishi anni laafya lee miyaa,,

Manaxdo ,,,Macallinoow wixii fashi waaba fashiyee fa'in faatukum,,,ma kasti facshir meeha ma u fadhinno ee maantalee ka qalee hee usna waa is kasiye,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

i_gujiboh

Unrecorded Date
ala ma anaan garanin
i knew something fishy was going on
hebel aka faalgureey

faalka whats wrong xaaski maa ku soo burisay
you bein colecting lots of chiks from here

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
aryaadha ma ninkii dhamaa ee heesaaga ahaa aa qoorta lay suray?
walee waa sax hadaa inoo wada sheekada waxani toogasho ka weyn qofkaad doontaan ii haysta minaan bajaq ku helaa xabo kama qabo taas.
manaxdo waxaad hayso maad qarxisid aniga hunguriga hayga soo ridine mahaan faal aan kasoo doontay ee ama isii sisinta ama albaabka iiga leexoo AJaaJa duq xaliimaan la shiraa berigee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
ha ha ha

neefokaniini

adi walaalkaa neefoosharoobo in laguu sheego waaye kow dheh teeda kale yaa ku baraq ""qaraabadeeda""

hebel
mmmmmmmmmmmmmmm inagadaa huuno meesheeda ha noo ahaato mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm

waa sii biibaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Atariisho

Unrecorded Date
To neefow kaniini: walaalkiis ii faaliba kii duq xaliimo kaagaa ka foorteysan aa ladhahay ninkaan hebel laleeyahay aan doorabiin ka daba wataa meeshuu galaan kadaba galaa markaasuu asna raadiyaa heblaayo iyo waxaan loo joogin oo uu ugu yeero bajaq annina maseeyr ee maxaan sameeyaa malmal maan u qasaa mise qardhaas aan u xiraa ii faali dhaqso inteysan iga boobin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.