site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jeclow gabar wadan kale joogta dhibteeday leedahay.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Jeclow gabar wadan kale joogta dhibteeday leedahay.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaanle

Unrecorded Date
Waxan ahay wiil degan wadan ka mid ah wadamada iskaandaneefiyanka waxaan jeclaaday gabar degan wadanka ingiriiska. run ahaantii ma aan garanayo sida ay u dhaqanto marka ay joogto ingiriiska lakiin markii aan tegey waxay iila ekayd qof asturan. marka waxaa warar igu soo gaarey in ay tahay dadka suuqa qujira macnaha gabdhaha diskoteega aada.
Aniguna waan shaqeeyaa oo ma aadi karo ingiriiska xitaa hadii aan aadi lahaa qof asturan ayeey isaga kay dhigaysaa ee maxaad walaalahayga soomaliyeedow igula talin lahaydee. Macnaha ma ilaah baan tala saartaa oo sidaas ku galaa iyo anigu waxaan ku arkay mise waan iskaga haraa.....!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Unrecorded Date
walaalo ayaanle hadii aad gabdha dooneysid oo ay daacad kaa tahay rabitaanku ku adkeyso wax kastaba ha ahaatee,markastana ilaahey talo saaro, dad kalana wax ha ka weydiin, markaad idinku si fiican i su fahantaan i dinkuun baa waxii fiican isu sheegi kara wixii aydin dooneyna is kala talin kara, balse waxaa dhib ah kala fogaan shihiina, waxaana dhici karta in ay dhiskooda u aadeydo kalinimada, ee meesha ka tag oo wixii kuu dan ah iyada u fiican samee.ogay waligaa qof wax lagam weydiiyo qofkaad dooneyso, xumaan ama samaa.
bye walaalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadiya

Unrecorded Date
ayaanle waan kaxumahey marka hore walaalkiis dhibka kuheesta hadana waxaan kudhihi lahaa gabadha in aad weediiso ayey aheed marka hore waxyaabaha ay qabato, meelaha ay waqtigeeda kudhumiso marka ay fasaxa tahey markaas waxaan u maleenaa in ay su'aashaada ay kuu cadaan laheed. balse hada baxarka waa kujirtaa usheeg gabadha wax yaabaha aad kahesho iyo wax yaabaha aadan kahelin. weediina iyada su'aalaha oo kale.

to amina:
walaalshiis hadii ay gabadha wiilka been usheegtay uu san kahelin wax yaabaha ay ku kaceeso xaq ayuu u leeyahey in uu ogaado ama uu qof weediiyo asigana yaqaana iyadana taqaana. maxaa yeeley nabigeena (swc) wuxuu xadiiskiisa ku yiri hadii aad qofka mustaqbal karantid weedii mushtamaca ay lanooshahey sida ay udhaqanto. dabcan gabadhana in ay wiilka weediiso dadka yaqaana.marka qofna haku waaninin in uu aamino wax kasta ay tiraahdo maxaa yeeley qofkasta waa ay isfaanineysaa ileenee.

waa iga waano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Hadeysan Gabar wadankale joogta, Sadex isaga kaa dhigin nasiib baad ledahay saaxib, oo hadana waxaan umaleeyey in aan noqday player mise waxaan noqday looser kan ugu liita.. waxaaba iga sii darnaa mid aan Room mate nahay oo naag iyadana wadan kale joogta lacag udiri jirey saa maalin maalmaha kamida ah ayuu wuxuu helay bashqad ordaysa misna waxaa ku jira sawir iyada iyo Boyfriend-keeda, sanada dhan wuxuu Tel kuhadlayy iyo wuxuu lacag direyba waxaa kaad u fadhiyey nin asaagiis ah.......iga daa ha'i xasuusin naag wadan kale joogta'e.

Waad aragtay markaasaad hadana waxaad dhegeysatay kutirikuteen, nasiib badnidaa, alla nasiib badnidaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMAL1

Unrecorded Date
To Ayaanle,

Brother take the advice of Hadiya and Amina. But I just want to tell you that marrying someone from another country CAN WORK. As it worked for me. My husband was from Norway and I live in England, he come over here on a holiday when we met. For a year we spoke over the phone and we were both honest with each other and after a year he came over here and we got married. Now we are both the happiest pple in the world. We got married a month ago.

Brother, all I am saying is pple who are telling you the stories may not be telling the trueth. Ask your woman what she does in her spare time. She may went to a disco only a day as she was bored. I am not making excuses for her but if you care about her ask her yourself.

Good luck and I hope everything works out for you, waan kuu soo ducaynayaa!!!!!!!!!!!


Do not lose hope,
your sister
Amal

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.