site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WELCOME ALL!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): WELCOME ALL!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Management

Unrecorded Date
Ku soo dhawaada aqalka cusub ee haweenka somaliyed.
Management

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAA IDIN SALAMAY DUMARKA SOMALIYEED.
WLALAYAAL MA LA YABAN TIHIN RAGENII???
BALHADAYNU NAHAY DUMARKI MAXAYNU U QABAN KARNA BULSHADAN HALAGMESHO. ANIGA WAXA ILA QUMAN IN AYNU
KALA WAREEGNO TALADA RAGA EE YAA ILA QABO FIGRADAAS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dear: Aqalka cusub ee haweenka:

Horta ugu horeeysa waad salaamantihiin dhamaa. Tan labaad hadii aan ka hadlo fikradaa aad kahadashay waa fikrad xig mad leh,oo muujinaysa in rageenii somaaliyeed kaalintoodii ka soo bixi waayeen oo ay gabeen gaalintii ragnimada. For that reason waxay ku haboonyihiin in lagalawareego. balse hayeeshee, walaalayaal waxaan anigu ini dhihi lahaa yaan laga tagin dhaqankeenii hore iyo diintaba. Because Ilaahayba masimin Rag iyo Dumar...... ee bal hade taana kafiisada??? Waa iga talo arinkaan..... ayadoo muujinayso meesha aan joogno oo ah wadan qurbo.......Waa walaashiin oo ini leh sidaa iyo nabadgalyo, iyo jawaab wanaagsan.

Sincerely,
Walaashiin
Ayan Ali Magtayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Unrecorded Date
Maxaa nala ka wareejiya waxba ma haynee.
Abdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALHAN

Unrecorded Date
NEXT TIME PLEASE WRITE IN ENGLISH.BECAUSE I CAN'T READ SAMALI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdu

Unrecorded Date
I would like to say a word to mamagement, you have mentioned more than once that all articles to be writtin in english. frankly I don't get it.
Why you are bothering samething you don't know, becouse it is somali thing and you should know somali, otherwise forget it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jarica

Unrecorded Date
I am looking for some one to teach me Somali... I have friends from Somalia and I want to be able to speak their language. I am willing to help in English if needed. If you are interested could you e-mail me at bdm@usxchange.net
thank you, Jarica

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Management

Unrecorded Date
Walaal Abdu, maamulka boggaani ma oran Af-ingriis ha lagu hadlo marnaba, mana oran Af-somali wax ha lagu qoro. Sidaas awgeed, dib ugu noqo qoraalada maamulka.

Haddaba hadday jirto arrinta ah in lagu hadlo af gaara, waa nagu qalad ee meesha ay ku qorantahay noo soo sheeg plz.

Ugug dambeyntii, qolkaan waxaa u xilsaaran dad ka madax bannaan SomaliNet oo aan siinay muumul hoosaad ayaga ayaana ka masul ah.

Mahadsanid,
Maamulka: forums@SomaliNet.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdu

Unrecorded Date
Anigo jecel in aan fikradeyda ku darsado boggaan loogu tala galay dumarka soomaliyeed,.
Waxaan jeclaan lahaa in aan a qeybiyo labo xubinood oo kala ah.

1) Marka hore waxaan talo ahaan u soo jeedin laha in isticmaalka afka soomaaliga gunud u noqdo boggaan, sababtoo ah, waxaa dhici karta in dad badan oo kali duwan ay isticmaalaan luuqado kala duwan, halkaasna ay ku lunto asluubti fikrad-isdhaafsiga iyo tala siinta.
2) Arrinta labaad oo aan doonaya in aan wax ka iraahdo, waa arrin ku saabsa xaalda guud ee dumarka soomaaliyeed ee ku nool wadamadda Yurubta-galbeed.
Anigoo ku nool wadan Sweden oo ay ku nool yihiin dad soomaaliyeed oo aad u badan, una badan qoosas, ayaa waxaa jirta in aad loo dhaliilo haweenka soomaliyeed, inkastoo ay laqabaan dhaliilahaas ragga naftiisu, haddana waxaa inta badan loo soo jeediya dumarka, siiba hooyooyinka.
Markaad aad si aan dhinacna laheen aad arrimahaas aad u eegtidna, waxay noqoneyaan kuwa dhab ah oo jira.
Wax yaalaha lugu dhaliilo waxaa ka mid ah in ay ku adkaatay sidii ay nolashoodda ugu habeen lahaayeen xaaladda cusub oo ay soo galeen, haddii ay noqon laheed xaga waxbarashadda ama xaaladda guud ee nolaleed
Taasi waxay keentey in laga garta caruurta soomaliyeed markey tagaan iskuulada, in uu heerkooda aqooneed uu ka hooseeyo carruuraha kale, xaata kuwa kaloo shisheeyahaa.
Waxaan ognahay in hooyaddu ay tahay xuduntii reerka, haddii ay hooyaddii ku nool Yurub aysan laheen,aqoon ku filan, waxaa halis ku jirta barbaarintii carruurtii iyo sidii ay ula tartami lahaayeen asaagood, arritaas oo aan aheen mid u gaar ah haweenka soomaliyeed ee ku nool Sweden ee ay tahay mid ay la qabaan dumarka ku nool Yuurbta-galbeed.
.Markaan leeyahay in ay wax ka badalaan habka ay u nool yihiin, taas oo ujeedadeedu ayna aheen, in ay haweenku ka tagan dhaqankooddii ama diintooddi, waayo dumar badan oo ka yimid wadamo islaam ah ayaa ku nool wadankaan, kuna guuleystey in ay nolashoodda wax ku kordhiyaan iyagoo aan ka tagin diintooddi.

Waxaan jeclaan lahaa in moowduucaan uu noqdo mid laga doodo, sii loo hela talooyin wanaagsan.

A. Nuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuad

Unrecorded Date
Waxaan ani xataa fahmi waayey sababta Soomaaligii looga tagay.

Waxaan filayaa inay laba mid tahay:
1- Dad markii hore baadiye ku koray oo aan af Soomaali qoridiisa baran.

2- Dad waaridkood u hagarbixi waayey oo qorbaha ku koray isla markaana aan la barin af Soomaaliga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

N1852817

Unrecorded Date
Aad baan ula dhacay sida wanaagsan ay dumarka somaliyed ra'yigooda u wadagayaan; waxanse jeclan lahaa in aan hal qodob ku darsado oo ah: In aan dhaqanka iyo diinta aan la hilmamin mar walba oo arrin laga hadlayo.
Bye. mohamed yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqa

Unrecorded Date
Walaalyal , asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.
Horaantii Ramadaan wanaagsan, kuna gaara kiisa kale barwaaqo, caafimaadqab iyo cibaado suuban. Also Happy 1999!
Runtii maanta ayaa iigu horeysa inaan bogaan amaba websitekan soo booqdo, aad ayaana ugu farxay inaan arko site sidaan u kala habaysan iyo sida wanaagsan ee aadaabta iyo xushmada leh ee loo iticmaalayo. Aad ayay ugu mahadsan yihiin dadkii macquulka kasoo dhigay, jazaakumullaahu khayra.
Intaa ka dib waxaan rabay inaan fikrad yara ku darsado arrimo uu walaalkay Abdi ka hadlay oo ku saabsanaa dumarka(hooyooyinka) soomaaliyeed ee yurub jooga.
In dadkii soomaali ahaa guud ahaan (intooda badan) yurub weli ku wareersan yihiin oo aysan weli la qabsan arrimaheedii waa war cad oo qfna ka daahsanayn. Laakiin maaha in one group inuu danbayntaa ku saama leeyahay amaba wax ka qaban karo. Mujtamac walbaa wuxuu ka kooban yahay Rag iyo Dumar, kuwaasoo ilaahayba mas'uul uga wada dhigay xanaanaynta iyo barbaarinta ubadkooda. Oo haduu mid dheeliyo kan kale hawshiisii iyo mas'uuliyadiisii maka wada qaadi karo. Oo waxaaba laga yaabaa inuu intuu culayskii ka bato inuu isaguna tisii xataa kasoo bixi waayo, halkaasoo ay fursadii ahayd in waajibaadkii lays xasuusiyo ku dhumayso.
Teeda kale, jaaliyadaha soomaaliyeed ee yurub iyo adduunkan aan muslinka ahayn jooga, maaha kuwa wax badan joogay, oo lama tartami karaan jaaliayadaha kale ee 30-20 sano waddamadaa jooga. Ugu yaraan 15-20 sano ayay umadi ku qaadataa siday dhul ku cusub ula qabsan lahayd, iyadoo luqada, dhaqanka, diinta, etc ay culays badan sii saari karaan integrationkaa. Marka sida qof qof loola barbar dhigi karin ayaan umadna umad loola barbar dhigi karin.
Walaalayaal waxaan oran lahaa, yaynaan waxba farta isku fiiqin, oo ilmaha soomaaliyeed aabo iyo hooyo ayay wada leeyihiin ee intaanu anagoo dhan (rag+dumar) miis wada fadhiisano aanu aayaha ubadkeena (mustaqbalkeena) kawada hadalo. Waatii la yiri 'Far keliya fool ma dhaqdo', oo adduunkan qof wada khaldan ma jiro in khalad loo fahmo mooyaane. Qof walbana naftiisa inuu saxo oo ilaaliyo haka bilaabo oo halayska daayo far isku fiiqa iyo isku fiirsiga aanu hadaanu soomaali nahay aad iyo aadka ugu fiicanahay. Ilaahay xiriirkiisa iyo imaankeenana aanu ilaashano, waayo waa taageerka ugu weyn ee aanu haysano.
Waxay ila tahay inuu messagge dheer ka soo baxay meeshan, bal maanta intaa ayaan ku soo xiri, waxaana jeclaan lahaa in aanu saa ku socono oo fikrad is weydaarsigeenui halkaa ka sii socdo.
Anigu inshaa allaah, illaa janaayo waan maqnaan doonaa oo schoolkaa xiran wixii ka danbeeyase, bal waan idin soo booqan doonaa.
Waslaamu calaykum. Deeqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gee

Unrecorded Date
to luul, this is not ADS or business page, iam sorry about what you did,and dont do it again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kuulow

Unrecorded Date
luul,syster,waxad tiri waxan idinka caawinaa
lacagta,wax aqoon miyaad u leedahay ama bank aad u shaqeysid ayaa jira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shoobto

Unrecorded Date
Waad salaamantihin dhammaan,

Dear Lul, I think this site has also a business exchange page, please, with all due respect take your business deals over there. As it shows this is a forums where Somali women exchange ideas, however you can make your contribution by posting some excellent ideas on how to become an entrepreneur if you have any idea, so the sisters here can benefit from it. Thanks.

Shoobto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Timadhere

Unrecorded Date
walaalayaal waan idin salaamay quraanka cadadiisa waxaan si gaar ahaan u salaamayaa maamulka somalinet's oo jaanis noo siiyay in aan bogaan isku dhaafsano fikradaheena xaga haweenka somaaliyeed quseeya.
waxaan rabaa in aan fikrad ka dhiibto arintii uu soo jeediyay saaxikey cabdul sweden uu ku eedeynayo hoyooyinka somaliyeed ee yurub ku dhaqan runtii waad qaldan tahay saaxib haddii aad tiri dib udhaca aqooneed iyagaa u sabab ah bal ragaa u sabab ah waxaan la soconaa 80% haweenka yurub ku nool aqoontooda in ay heersareyso caruurtoodana ay ku dadaalaan siday waxbarasho ku filan u heli lahaayeen lakiin xisaabta ku dar nidaamka reer yurub u degsan oo ah waxbarashada iyo da,da in ay isla socdaan marka wiil 10 jir ah sweden yimaada xaguu kabilaaba waxbarashada waa in uu luqada bartaa taas hooyada maka caawin karto oo iyadaa u baahan in ay barato luqadii marka dantu waxay ku qasbeysaa in loo diro dugsiyada dadka aqoontooda hooseyso taa oo ugu wacan kaliya xaga luqada laakiin xagii cilmiga ku fiican aniga waxaan goob joog ahaa dugsi ay dhigtaan caruurta qaxootiga iyo caruurta maskaxdooda dhimman tahay oo dalka u dhashay hooyo somaali ayaa tiri gabadheyda waxbarashada aad ayay ugu fiicantahay oo waxaa marqaati ah reportiga uu dugsiga soo qoray ee dugsiyada caadiga ah hala iigu badelo waxaa loogu jawaabey maadooyinka wey ku fiican tahay laakiin luqada ayaa weli wax uga dhimman.waxaanse kuugu talin laheyn dugsiyada farsamad gacanta in aad dalbatid sida -korontada alxanka iwm.dagaal dheer ka dib wey ku guuleysatay in gabadheedii dugsiga dhexe loo diro marka xaga waxbarashada waxaa gacanta ku hayo macalinka haddii uu kuu diido cid dambe oo kala hadli kartaa majirto oo waa gumeysi dadban runtii ammaan bey mudan yihiin hooyoyinkeena xagey ka baxeen ragii maxaa khasbay in iyada iyo caruurta oo kaliya ay ku dhibtoodaan qurbaha iyagan carabta afrika iyo meelo aan la,aqoon meereysanayo ,saaxib immisa ayaa kaa codsatay in aad u raacdid ceyrta,boliiska ,meelaha caafimaadka iwm. marka ceeb ayay kuugu tahay in aad ammaantooda qarisid ,Teeda kale wey ku adag tahay sidey integration u sameeyaan ma waxey kafikirtaa caruurta iyo guriga iyo noloshooda iyo eheladii somaaliya mise degmooyinka ka dhisan yurub oo waxba dhaamin kuwii somaliya ee ladhihi jiray maanta shir baa jira , madaxweyne hebel ayaa soo degeyo iwm. marka waxaan dhihi lahaa caruurta iyo hooyooyinka wey ku dhiban yihiin qurbaha ee haloo maciino intii uu waddankeena ka hagaagayo .wasalaamo caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.
timadheere.

DHAGAXBUUR

Unrecorded Date
Waa hadalkii ninkii hore, waxbaba mahayno ee maxaan maamulaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED MOALIN ABDINASIR

Unrecorded Date
DHAMAAN DHAMAAN DHAMAAN
DHAMAAN DHALINYARADA SOOMAALIYEED OO FURSADAAN QAALIGA AH HELEEN With SOMALI-NET ISKU WEYDAARSADAAN FIKRADAHOODA EE DOORTAY INAY KU
HADLAAN LUQAD QALAAD MA IDINKU FILNAANWAYSAY BEELOOYINKA AAD KA SHAQAYSAAN AMA AAD KABARATAAN LUQADOODA AJANEBI MAXAAD KALASOO DOONTEEN GURIGEENA SOOMAALIYEED SOMALI.NET TUSAALE
MARKAAD TIMAADID DALAL BADAN OO YURUB AH OO AAD KULA HADASHID LUQAD WADANKA KALE OO YURUBTOODA AH WUU KUGU JEES JEESAA JECELYAHAYNA INUU KUGULA HADLO LUQADIISA MECNAHEEDUNA WAA MUWAADININIMO.
EE SOOMAALIDA JECEL ARINTAAN KOR KU XUSAY BILISXAANAK KA REEBAN LUGADA QALAAD SI BARNAAMIJKA XIISO NOOGU YEESHO
FANAX YARE
ITALY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa wax lala yaabo ah in dumarkii xataa ay samaysteen meelo u gaara.

saxiibkay ismail wuxuu idin leeyehay goormay dumarku horumarkan gaaren oo ragiiba ka badiyeen.

abdul qadir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hurdayow, hurdada ka toos oo toosi luqunta!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kayse

Unrecorded Date
somali you not because of the happying in somlia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kayse

Unrecorded Date
whats up my people ,How ya'll doing?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
FR. MASEYR 7/6-99 TM.01.13
HDUWFUIFODSOVPLDPLVPFLPV
VDGWHFDHEJFOIIEPOFIDOOFÅ
HWGDJFEKFO
WDWFEJFGIRGIKOFIOBIFOGÅOFÅBOPFOPGOBPDF
IDJWIFIEFEORIGORIOOÅHPTÅOHTOPHGT
SHWJHDLEKFIEGOIRGIOPBIFBH
HLKJILHUYUTUYTYT
LKLEWFJRHKDGIUEUTI5NTBERHJKUOICIWEDWEKD
JDHJJJFERLGKLÖTRHOPHOPTH.
jAAW CAWRALA .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahemes samanter

Unrecorded Date
Hello ladies.
You have to obey your husband no mather where you are.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suhayla

Unrecorded Date
To Ahemes:
Keep dreaming. Hablaha somaliyeed do not bow to obdience in million years!!! compromise but no obdience ---obdience to Allah and only to HIM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suleeqa sagaaro

Unrecorded Date
Salamacalaykum;

To Ahemes: qoraalkaaga iilama muuqda amar ee waxaan u arkaa waano, Mahadsanid hadii inanta ay ninkeeda adeecdo (waxaan diinta ka soo horjeedin, haday tahay) wanaag uun bay dhalin iyo isku xirnaan qoyska ka dhasho.

To Suhayla:
Walaal adeecida la sheegayo qalad kuma jirto hadaanay wax xadgudub ahi jirin, in la iska danbeeyana faa'ido wayn baa qoyska ugu jidho, taasoo sida badan ka dhalata marka ay inanta ninkeeda wanaaga uga danbeeyso. In la adeecana kuma jirto in loo sujuudo (dabcan MAYA) laakin adeecida laga hadlayo waa uun kala danbayn iyo amarka Alle wanaagsan in la isku raaco. Caabudida Allena ma ahan la midna ma ahan adeecida ninkaaga (dabcan MAYA MARNA) balse ay tahay sidaan shegay kala danbayn iyo is xaqdhowrid.

Nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr_run_sheeg

Unrecorded Date
suhayla

keep on dreaming sister, hadaadan amarka qaadaneyn, kilimanjaro korkeena naga eeg !!!!!!!!!

till later

on my bike

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suhayla

Unrecorded Date
To Dr_Run_Sheeg:
I will be doing just fine without boundage contracts and oppressing attitudes. I am not a child nor am I a dog to be obedient to the master. I do enter in the contract of marriage in an equal footing and I do expect respect and equal consideration in every thing. So if you do flee to the summit of mount everst that is fine by me.
If you are looking for blind obedience then you are looking for your shadow, an inadequate woman who is so docile and so insecure to treat your every whimper as an earthquake and frankly, I do fail to see how that will be of any use to you. Hey who am I to scold you --- qof walaba iyo dookhii.
Till next time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr_run_sheeg

Unrecorded Date
suhayla

would you please tell me your choice of a man and i will try to mould myself to that.!!!!!!!!!!!

on a serious note however, we are not looking for bondage based and oppressing marriages. our religion is quite clear on the rights of a woman and i do not intend to go against the word of god suhayla. but hey equality ---- what for, why????
what is it for when the man knows his responsibilties and the lady likewise. what i dont like (may be due to my reer badiyenimo) is civilised marriages of western world, where there is a household work quata system, each with well defined responsibilities. that is what i dont like suhayla and if that is what you are looking for, please sister let me stay on mount kilimanjaro, cuase i am scarred!!!!.

if not i am on my knee :)(:

i like your straightwordness suhayla, you scary woman.

till later

on my bike

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr_run_sheeg

Unrecorded Date
to suhayla

i like your straightforwardness suhayla, you scarry woman.

till later

on my bike

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suhayla

Unrecorded Date
To Dr_Run_Sheeg:

You made me laugh! how could you have the heart to call me scarry!!!!!!!!!!!!
I believe in fairness and that was the crux of my last response. Ixtiraan iyo xushmo lama diidana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr_run_sheeg

Unrecorded Date
suhayla

fair or no fair, whoever will get you will be scarred to death!!!!!!!!!!!!!!!!!!!:) :) :)

sorry about my heartlessness

till later

on my bike

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suhayla

Unrecorded Date
To Dr_Run_Sheeg:
I didnot understand what facts did you base your conlusions. Would you care to elaborate a little?
How is it that I deserved to be labeled?
Malaha waxaad ka heshaa dumarka mukar iyo isyeelyeelka badan! Dookhu waa cajiib.laakiin xor baynu nahay!!!

My postings were neither egregious nor flagrant for you to believe so vehemently that who gets lucky enough to be "my other half" should be so scare to death!!!!".
What should he be scare of ? to be corrected once in while if he steps out of a line? or for me to have a mind of my own and be brave enough not to pretend that I am an effigy!!!!
If he is so insecure and has no much of a personality to be threaten by me then that is his problem!!! I had nothing to do with it. I would certaintly not blame my self and pretend that I have somehow contributed to his flaws and self pity.I would not capitulate and change my personality so I would make him comfortable. What ever his flaws are something he has to face and solve himself. All I can do is provide support and understanding----that is if he deserves to be loved.

I do believe in the way Allah (swt) has describe the marriage to be "Huna libaas lakum, wa antum libaas un lahuna"----- Allah wuxu ku tilmaamay in laysu xil qariyo oo aad qofka aa isqabtaan aad u noqoto "maskan" meel naftu ku dagto oo aad u soo xiisto. That goes both ways.

So how convenient is it that all men can think of is about their comfort and ignore their obligations to their wives.

Is it not ironic that women are always chastised to be "obedient" and totally submissive even if her husband is not a pious or devoted muslim ----who will not do "dulum" to his wife simply because of his desire for Allah's "Janah" and his struggle to free himself from hell. In his case I concede that I would do my very best to be a good spouse and "Raaliyo" --what ever that title entails---- because I know he will be fair and kind. "Dulum" - or injustice- goes both ways how come men are ready to hung us for not conforming to the so call "wife role---obsequious and no opinions of her own." I think because their "ragganimo" is threaten? How on earth is my wife is not taking my commands and orders the man may say?

If the marriage is health enough for every one to feel that they are at home and to be his/her self neither party will feel stifled nor would any one feel "madluum"-- feels grievely wronged or feels misjustice is done to him/her.

Finally, it suffice to say that I am far from being ignoble or ignoramus.Despite of what you might think of me and my kind.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Suhayla,

Who are you?? I kind of like you! GO GIRLFRIEND! Teach our beloved little bush-men a few of life's realities!

GO GIRL!

ps
It would be nice if we all comunicated in English, unfortunately, some of us can't read Somali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Safia N. Ahmed

Unrecorded Date
Dear Anonymous,
You may have your reasons for suggesting that we, Somali women, strip our men their responsipilities, but I totally disagree.
I am a mother of two lovely young sons and I can't imagine our lives without my husband's contributions: financially, emotionally, and spritually. What do we gain by discounting our men? Are we, Somali women, ready to carry both the responsilities of mothers and fathers. We must understand that we are not substitutes for each other but complementry to each other. We, women and men, contiribute to the wellbeing of our family unit, community, and society in different ways. As some of you said "far kaliye fool ma dhaqdo". We need each other...Ragu waa udbhii guriga dumarkuna waa dhigihii guriga..and one without the other results unstable home structure.
However; I also believe that we need give credit where it is due. Our men should learn to verbally complement the good work our mother, daughters, and wives are doing in bearing and raising the children, doing the bulk of the house work, tending to the sick and the old, and being the ambasador of the family when it comes to the relations we have with relatives, neighbours, friends, schools etc. Brothers and sisters the question we should address is how can we celebrate our God given diferences including both our strengths and weakneses.
It is hard for me to imagine a home or community without its fathers or its mothers.
I have enjoyed reading most of the previous writer's comments and suggestions. Keep the communication channels open.
Let us not forget that eveyone is entitled to his/her opinion and no one should feel insulted, attacked, or rejected just because other's disagree with his/her point of view.

Thanks for taking the time to read my point of view.

Safia N. Ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
go Suhayla go, go Domina-trix go!

Suhayla: despite your denials, I know for sure that you are both ignoble and ignoramus in your dealings with somali men, especially the doomed types; the other day as I was walking on 21st floor lobby of your building when I heard the hollering of someone who was apparently being beaten; when I peeked through the key hole of apt. number 2004 I saw you thrashing a naked, bound and blind-folded man. You were topless, and your puffed-up boobs shook and danced with every stroke of the whip; I was scared shitless. When I returned to my apt that night the first thing I did was to burn your image in effigy in a vain attempt to mollify my ange.

Dear sis What you were trying to do that eveining was not to chastise or admonish a naughty chap, but to castrate him by subjecting him to all sorts of indignities. you have a right to make him to capitulate and be your Maskan, but plse try to forgo the physical punishment and confine yourself to verbal admonishments. You are imperious to the 'weakling' men, but obsequious towards those you believe are powerful both physically and financially!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr_run_sheeg

Unrecorded Date
suhayla

hey take it easy sister i was just teasing you as always. dont need to bare your soul sis.

as to women, i like educated, sincere, strong headed and iron willed women with ofcaurse big and strong kubab.

till later

on my bike

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Unrecorded Date
I think safia. N. Ahmed had stolen my point, however, as i understand it, the arguement is whether men should marry a strong women (or women demanding more equal role). The fact of the matter is that we know men and women are different; both physically and emotially but of course that does not means one sex is superior to other, it what does mean however is that we are 'two componet' without one othet may not function and i am sorry to say this but this where some femanist always lose point( especially when somali women are not inclined to having physical relation with each other) Speaking for myself, I do respect women more than i respect men and just as for record i would to marry a strong will women infact the girl that i am hoping to marry very single-minded.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Subayda

Unrecorded Date
Soomaalida af soomaaliga taqaan amaba luqadaha kele een ahayn ingiriiska waxay idinka codsanayaan
in wax lagu qoro af soomaali si dadka badidoodu u fahmaan. Inta aan soomaaliga aqoona ay bartaan soomaaliga waayo way ubaahnaandoonaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Unrecorded Date
ku dhaqma haween iyo ragoow diinta islaamka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

L.xaaji

Unrecorded Date
War xagee warku idin ka maray af soomaali wax ku qora ayaa markasta la idin leeyahay
madax adeegu waa waxaad wadankiin u soo kharibteen

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.