site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA NOLOSHA DIBADA BAA NA DHAQAN ROGTAY MISE DHAQAN BEYNU LAHAYN?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MA NOLOSHA DIBADA BAA NA DHAQAN ROGTAY MISE DHAQAN BEYNU LAHAYN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Unrecorded Date
Ra'yi soo gudbinta waa furan tahay!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Unrecorded Date
laakiin waxa ahayd waxa ay adiga kula tahya in aad soo qortid markaas ayaan kuu jawaabi lahayn
laakiin hadda m aaqaan waxaan sheego

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Unrecorded Date
SOOMAALIYEY DHAQAN MA LEENAHAY?
HADDII JAWAABTU TAHAY " HAA"

MAXAA KEENAY I DHAQAN WANAAGEENII IS BADALO?
MAXAA KEENAY IN FAMILY VALUE UU BURBURO?
MAXAA KEENAY IN XIHSOODKII LAGO TAGO?
MAXAA KEENAY IN DHALINYARADII DHAQAN ROGONTO?
MAXAA KEENAY INAANU GARANWEYNO INAANU DHAQAN ROGMIN?
MISE SIDAANU U DHAQMI JIRNAY KOLKAAN WADANKEENII
JOOGNAY BAA WAXAY AHAYD WAX AAN KU QASBANEYN?
I REALY REALY WONDER INAANU DHAQAN AANU LEENAHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lyla

Unrecorded Date
The somali ppl were Born to be ONLY in somalia not OUTSIDE somalia.
That is they way it turned out.

SHame on US.

Layla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
ALLA MAXAA DHAKH NEBIGA BARATAY!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hani

Unrecorded Date
Hani,

To leyla,
Ma waxaa leedahay even haddaynaanu ku dhalan dibada waa inanynu ta kale qaadanaa ama u dhaqanaa meesha aynu joogno dadkeeda u dhaqanto??????? Is it excuse to say that is the way it turned out, we can do nothing!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C

Unrecorded Date
To hani:

Abaa dhaqan iyo diin waan leenahay ee dadkeena qaar weeysan ku dhaqmin. Intaad soo sheegtayna waa dadka dhaqanka gaalo ree magaalnimo u haysta kuwaasna caqligooda ayaa gaar siiyay walaal qofna qofka kale waxuu uga duwan yahay suu u fakaraayo kaliya ee marka walaal dhaqan sharaf leh waan leenahay waligiisna ma dhumaayo inta soomali fakareeysa noo shahay.

TO leyla:
Abaa su"aasha eey hani kuweeydiisay baa ana la qabaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geel Jire

Unrecorded Date
Jaafaa:
Daayeer Daanyeer dhalay! bal inaad iblays tahay maxaa oraahdaas kaa keenay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
GEELJIRE. waxaan filyaa jafaa inuu ka wadey DHAKHan ajiNABEGA bartey .( sow maa SIDAA JAFFA mise xumaan baad u dan lehey? )Waalidkiis ha gaadhsiin afkaaga . marmarka qaarkood xarfaha ayaan ka kala tagnaa ee wiilyohow wareyso wax u geeyey inuu saa yiraa intaadan ceytamin.okey !behave yourself.(hubsiino hal baa lasiistaa)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeljire

Unrecorded Date
Anonymous
Adeer waxba cudur daar ha u raadin,ula kac buu odhaahdaas u yidhiye dhinaca waalidka miyaanad ogayn in dumarka soomaaliyeedi ku ducaysan jireen waagii hore " ilaahoow cayda geeljiraha cay noogu dar" taas micneheedu waxa weeye ilaahoow inan isii waayo inamada waa la caayaa laakiin hablaha lama caayo iminkase jaafaa wuuba ka daray oo xawralcayntii ayuu Dhak ku tilmaamay ilaahoow maan maanta ku ag joogo waa waxaanan ilkaha kaa qubeen!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
GEELJIROOOW WAY INOO TAHAY,
WAAN KU GARANAYAA WAANAN KU HELAYAA.
NAAGAHAAD ISKA DHISAYSAA..
WAA JAAFAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabiye

Unrecorded Date
horta runtii arinta aad weydiisay dadka maaha mid dhib yar waa arin in hore la is weydiiyo ahayd markaa hadynu ka hadalno taas iyada ah waxaa la oran karaa soomalidu waxay lahayd dhaqan iyo xeer
aad u wanaagsan marka laga hadlayo dhaqamadii ay lahaan jireen dadkii hore ee aduunka tusaale ahaan carabta oo diinta ka hor la garanayo waxay ahaayeen oo runtii aad u xumeyd ee waxa is weydiin leh hadaynu lahayn dhaqan maxaa inaga qaadey eenu maanta nin waliba xaga uu ku nolyahay ula dhaqan noqday arin taas ayaa hadba waxay tahay mid is weydiin leh hadeynu dib ugu soo noqono tii hare dhaqanka waxa loga tagey waxaynu noqoney dad aan maanta ku dhaqmeen diintooda,dhaqnkooda iyo waxay ku dhaqmayaan gaaladu ee ah (dumuquraadi) oo hadii mid ka mida aad raacdo magac laguu bixinayo laguugu dacaayadeynayo hadaba walaloyaal somalidu wayleedahay dhaqan runtiina waa mid aad u fiican oo wakhtigan xaadirka ah u dhow diinta kaba soo qaad bal waxaynu leenahay soo maaha dhar hido iyo dhaqana bal miyaad aragtay wax jooga qurbe oo labista dharkaa waa maya waxa uu ka baqayaa in la dhoho waa badow waad ogtihiin in aytahay dhaqankiina balmaxaad uga baqanaysaa taas waxaan u malaynayaa in ay sabab u tahay maahmaah somaliyeed oo oraneysa: meel lago il la yahay hadii aad timaado ishaa layska ridaa taasina waxay u noqotay soomaalida dhaqan dhaqanka somaliduna waa maahmaahdaas oo iyadaa ka wada xoog badatey
mustafe(jabiye) mhurre@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Unrecorded Date
TO JABIYE,

WAAD KU MAHADSAN TAHAY SIDAAD ARINKAN UGA FAALOOTEY,WALAAL WAXAA WADANKAN NALA DAGAN TURKI TIRO BADAN MAALIN GALINKEEDNA KAMA AYSAN TAGIN DHAQANKOODA, WAA DAD ISKU XIRAN, DHAQANKOODA HAYSTA, DIINTOODA HAYSTA, ISKU DAYANA INAYSAN MARNA INFUENCE KU YEELAN DHAQANKAN SHISHEEYE, SI KASTA AY NOLOSHOODA KALA BARKOOD AMA ALMOST NOLOSHOODA OO DHAN AY SHISHEEYE KU NOOL YIHIIN,
ANAGOO SOO GALNAY QURBAHA THE LAST DECADE WAXAAN ISKU BADALNAY SI DHAQSO LEH, MIYAYSAN AHAYN TAA WAX LALA YAABO AMA LA IS WEYDIIYO SABABTA AY TAA
KU DHACDEY AMA WAXA NOOGU WACAN?

TO JAFAA:

WAXAAN U MALEYNAYAA INAAD HALKAN AAD U JOOGTID
SHAACIRO!!!!
WAXAASE KU FIICNAAN LAHAYD INAAD LAHAAN LAHAYD YOUR OWN RADIO SHOW AMA TV SHOW DADKAAD KA JAFI LAHAYD DEPRI. HAYA. I MEAN POSITIVE WAY....
......HAHAHAA KAFTAN......
MARKA KASTA OON AAN SOO GALO WAAN QOSLAA MARKA AAN
QORAALKAAGA AQRIYO.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
TO: INAABTIDAY HANI .. HANIYEEY..

ARRINTU MEEL QADHAADH BAY MARAYSAA, KAFTAN IYO CIYAAR WEY KA KULUSHAHAY, HALKA LA IGAADH SIIYEY
NA WAAD ARAGTAA, IN LA I CAAYEYNA WAAD ARAGTAY,
GACAN AYEYNA MARAYSAA.
INAABTI HANI, MARKAAN DAGAALKA GEELJIRAHA KA SOO BAXO AYEYNU HOOS ISUGI DHIGIYE BAL MAAD I YARA ISUGI.

TO: GEELJIRE,
WEY INOO TAHAY, LAAKIIN WAXAN KUGU DHAAFAYAA BY."ANONYMOUS" HADALKIISII.

TO: "ANONYMOUS"

AAD IYO AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY, WAANA WAAJIB
IN GEELJIROO KALE LAGA QABTO UMMADA, WAA FADARE.

WAA JAAFAA...... OO CADHOODAY.....

GEEL JIRE

Unrecorded Date
TO JAAFAA

WAAR WAXBA ANONYMOUS HA KU MARMARSOONE HADDAASAAD GIDAARADA ISKU XOQDAAYE SOOBAX NADAL YOHOW, WAAD ITAQAANAAWAA RUN, MAXAADSE IGU TAQAANAA?
SUUBAAN GELGELINEED MARKAAN GEELA MARINAAYO WAA TUU AWRKU GUULO HALUHUNA GOOJAANE, WALLAAHI IYO BILLAAHI IYO TOLAAHI WAA WAXAANAD GOOJINAYN.

GELLJIRE OO GO'IISII XAYTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
TO: GEELJIROOW

HADAAN JAAFAA AHAY MARKAAN CADHOODO WAXAN U EKE AHAY..
GEELJIROOW GURACANE HADAAN HADAL KUGU GILGILO,
WAXAN AHAY SIDII GULGUL WEYNAHA LIBAAX KU DILAY
QAALIN GORAY, KU GUUXAAYO GABIYEY GUUSHA AAN LOO GELEYN, SIDIISII BAAN GURXAMAY EE HADAAD GOOXAN TAHAY GEELJIRE WAA INOO GOSHII...GOSHIIIIII.

WAA JAAFAA... OO ... GAADHAAFTAMAYA..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYNUUS

Unrecorded Date
salaan dhamaaaaaaaaaan

aniga laftigeega shaki ayaa iiga jiro in aan dhaqan lenahay iyo in uu yahay ama ahaa mid ku ekaa wadanka gudihiisa.hadaan waxyar ka taabto arimaha maskaxdeeda ku soo dhaco waxaa ka mid ah in uuna qofna diidi karin maanta qof kasto oo somali ah in uu qaato meesha uu joogo dhaqankeda marka dhaqan malenahay ma su'aalbaa mise waa halhees???

SHEEKO GABAN
famil aan qarabo nahay ayaa ku nool hindia ilaa 20 sano last summer ayeey noogu imadeen boqasho, gabar iyo ninkeeda oo somaali isagana ah iyo habartii iyo odaygii, waa la soo dhaweeyay malintii hore ma yaqanaan wiilka iyo gabadha afsomali afqalaad ayaa laysla galay xooga banjabina waa la jabjabsaday allaha ka sawabsho shanemo somaliyo , hadalka yaan idinku badininee maalintii labaad ayaa waxaan aadnay guri kale oo familka ah qol fadhi ah ayaan galnay wiilkii ayaa ku fariistay kursi meesha yalay anigana sidoo kale habartii iyo gabadhii wiilka uu qabay waxayba fariisteen dhulka!!! aniga qosal ayaa i qabtay waan fahmi waayay markii hore ka dib anaa isku fasiray in ay tahay in ay ixtiramayaan nimankoda!!!!waxaan soo ogaaday in ay tahay caado hindida leedahay oo ay naagta ninkeeda garab fariisan.
runtii waan la yabay gabadha waxay aheed ilaa 18 jir lakiin habarta shale maantaan lee la tagay hindia maxaa ku kalifay dhulfariisi iyo basbaas cunoo CAJII CAJIIB maalintaas laga bilabo ayaan ogaday somalida badankood in aysan haysan dhaqan oo ay kolba meesha ay joogaan sida looga dhaqmo u dhaqmaan.

nabadeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaamac dubad

Unrecorded Date
Faynuus
waa beentaa aniga ayaa india joogay muddo 17 years ah ilaa iyo iminkana waan joogaa wax dhaqanka ka tagayna laguma hayo ee ilaahay ka cabso oo beenta iska daa balaayo ku dishaye.
Jaamac dubad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
TO: FAYNUUS
WAA RUNTII JAAMAC ANIGUBA REER INDIA AYAAN AHAA
MA ARAG UMMAD SIDAA U NOOLAYD, EE FAYNUUS INAGA YAREE.

WAA JAAFAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
TO: GEELJIRE

WAR IYO HADAL BA MA LAGA WAAYEY ALLEYLEHE!!!!

HADDA WAA JAAFAA...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxe

Unrecorded Date
by Saxe
waadsalaamantihiin kuligiin
to Jaafaa
Jaafaa soomaalidu waxay ku maah maahdaa intaadan falin ka fiirso. marka saaxiib inataadan kaftan meesha ku qasin kafiirso ciwaanka ay sidato. meesha waxaa lagaga hadlayaa arin xasaasi ah, qofwalbana waxuu kusoo gudbinayaa waxii ayla tahay su,aashii ay walaasheen noo soo bandhigtay.Balse hadii aad kaftan iyo cayaar hayso boga ilqosol iyo meelaha kaftanka aad. Adigoo kale oo meel uu usocdo aan aqoon ayaa kamid ah ah dhaqan dumiska. Waxay tahay ujeedadaydu in lakala saaro goobaha kaftanka iyo cayaarta iyo goobaha fikradaha iyo talo isdhaafsiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmedqadar

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu?
Marka xiga waan u hanbalyeenayaa ninka Saxe layiraahdo fakarkiisa uu ku soo diyaariyey mowducan.
Waxan oran lahaa dhamaan dhalinyarada Rag iyo Dumarba maskax soo maxato wey lee yahiin sidaa darteed waxaan ka codsanayaa in hadalka ugu danbeeya ee Saxe ku yiri Jafaa uu run yahay Anigoo ka mid ah dhalinyarada dalacata bogan marka xad gudub looma baahno.
Horey waxaa loo yiri markii aan yar yareen(FARO KA CAYAAR FUTO KA CAYAAR AYAA KA FIICAN) hana u fahmina xumaan in aan kawado oo kaliya waxaan ka wadaa halkan cayaar looguma talagalin ee Cayaar doonoow Meelaha lagu dheelo waat garaneysaa fadlan,waxii xad gudub ah iga raali ahaada walalayaal.
By:Ahmed Qadar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEELJIRE

Unrecorded Date
JAAFAA

WAAR MIYAANAN GARAN INAY HINDIDU SOO SIXIRTAY YAAH?
ADEER jaafaa BAANKANA MA CUNI JIRTAY YAAH?
DIIHAALKII GAAJADU MA WXUU KUU GEEYAY INAAD HINDIDA DAAL KA BARIDO? IMINKANA MA NOORWEEY BAAD YAA RAZAAQ YAA FATAAX HAYSAA OO QAARAYAASHA YAR YAR URUURSATAA WAA HALKII DHOW-DHOWLEE, NAA NAGA BAYDH WAX LALA KAFTAMO MATIHIDE SANDAQAD YAHAY DAL DALOOSHA, XUNBAYAHAY DOOBIGU TUURAY, DIGAAGAD YAHAY XANFASHTAY WAA DHAKADII HOORAAYEE.

GEELJIRE
OO HANGOOLKIISII QAATAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
TO:- SAXE IYO KUWII UU DABADA KU WATAY
- AHMEDQADIR

MA WAXA LAYDIN YIDHI NORWEY BAA MMMMMMMMMMMMMM
MAR DAMBE HADAL YAANAN IDINKA MAQALMMMMMMMMMM
HADII KALE MMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
TO: GEELJIRE...

GEELJIROOW DHUGUFOOW DHEGEYSO
DHUUSAHAAN GAALOW DHEGEYSO
GEELU KAA CARAR YEE DHEGEYSO
MARADU KAA CARARTEE DHEGEYSO...
GODINKU KAA LUNTEE DHEGEYSO
HADHUUB GAALKU KAA GUBAYEE DHEGEYSO
GODINTU KAA JABTEE DHEGEYSO....

WAA JAAFAA
GOOLAAFTANMAYA....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAFAA

Unrecorded Date
TO: QOF WALBA!!!
ILAAHIINA HADAAD TAQAANAAN IDAAYA, WAAN CADHOODAYE!!!!!!!!!!!!

WAA JAAFAA....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.