site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEED U ARAGTAA '''SEX EDUCATION"

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): SIDEED U ARAGTAA '''SEX EDUCATION"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abkeey doolli diloow

Unrecorded Date
Waan idin salaamey..
Fasalkaygii saddexaad ee dugsiga hoose gabar aan isku kursi ahayn baa caadadii ka timid ,markaan dhiiggii arkey baan moodey in gabadhu musbaar mudey ,iyada lafteedu way garan weydey sida dhaawacu u gaarey,taasoo keentey "chaos in the class". waxaan kaloo ku arkey SOMALI PRESS odey soomaaliyeed oo caruurtiisa doonaya inuu ka raro Canada sababaha qaarkood waxaa ka mid ahaa isagoo oranaya caruurteey naga fasahaadinayaan xitaa schoolka waxaa loogu dhigaa "sex education" waxaan kaloo arkey DR.AXMED oo yiri you can have sex during the period.
bal intaanan fikradeyda dhiiban sideed u aragtaan "sex education"..waa loo baahanyahay fikradaada qiimaha leh
bal halkaa ku jooji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kenya

Unrecorded Date
SEX EDUCATION is an education loaded with negative values.
Alternatives:
By teaching Fiqh (islamic law) even at younger age (as it was always done in the past in Somalia) everybody can learn about what's required even about the intricacy of sex issues. However it's my understanding that through Fiqh we can teach our children the sex education by following the footsteps of the Prophet (s.a.w.)
An example: a book called Safinatu-Naja is a concise fiqh book (based on the Shafi'i Madh-hab) and it gives an explanation on menstruation issues, lawful and lawful relation etc etc. as well as the basic requirements from every muslim. There're also similar books written by different authors. I think if sex education should be teached then it should be approached from the Islamic point of view.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Unrecorded Date
HANI,

TO KENYA,

I COULD NOT SAY IT BETTER.
I AGREE WITH YOU, IT IS THE PARENTS JOB TO SEE THAT WAY AND TEACH THEIR KIDS THE GOOD WAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abkeey doolli diloow

Unrecorded Date
Waan idin salaamey
SEX EDUCATION:Waa aqoon ku salaysan taranka iyo ilbaxnimada bulshada,waxaana saldhig u ah laamaha cilmiga "physiology,psycology and sociology"
its some thing you know and you feel strange ,some thing you wanna learn but mysterious .
*Markaad aragto mid leh dhunkashaan ku uuroobayaa,
*mid sanad iyo bar la qabey oo ilma la’aan baa hayso leh laakiin bikro ah
*mid u haysta "sex"inay wax wasakh ah tahay ,u guursadey xaaskiisa inay dharka u dhaqdo raashinkana u kariso
*mid aan xaaskiisa caado (period)iyo umulnimo aan ku cafineyn
*labo garan waayey siday sariirta isugu qancin lahaayeen dabadeed reerkii dumiyey
*60 jir dooneysa inay wax dhasho
*70 jir doonaya inuu u shaqeeyo sida 20 jirkiisii
*10 jir aabbe iyo hooyo ah maadaama koriimada jirkoodu ka dheereeyey maskaxdooda
*qaarka keenay –sex freedom ,sex revolution,sex liberation---sexual perversion,sexual offence,sexual disordes......dabadeed jabtada duuli aidska ka daba duuli,bulsho burburtey.
Waxyaabahaas aan kor ku soo sheegay iyo kale oo badan oonan sheegin,ayaa waxay keentey in la bilaabo
SEX EDUCATION oo xijaabka laga qaado waddamada qaarkood waxay ku billabaan dugsiga hoose.
idinkoo mahadsan bal maanta intaa aan ku ekeeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abkeey doolli diloow

Unrecorded Date
Waan idin salaamey
Haddaba sex education waxyaabahay xalliso xilligaan waxaa ka mid ah iyadoo mar walba wax ku soo kordhaan waxna ka dhinmaan,taasoo ku salasan isbedelka waqtiga iyo dhibaatoyinka abuurma:
1-the anatomy and physiology of sex organs (male,female)
2- adolescence growth and related problems
3- fertility process
4- sex psycology
5- sex morality
6- hyegene of sexual live and the prevention of sexual disease
7- knowledge of sex beauty and healthy exercise
8- the sex live of new married couple
9- the normal sex live of married couple and their family relation
10- contraception and birth control (family planing)
11- genetics and aristogenesis,excellent pregnancy,excellent pregnancy education
12- manifestation of sexual disorders ;prevention and treatment
13- manifestation of sexual perversion; prevention and treatment
14- sexual offense; its biological and social factors
15- sex live of aged people
haddaba walaashey KENYA(anaaba kaa magac fiican) "joke" kitaabka aad kor ku sheegtay adoo ka raalli ah aqoondarideyda waxyaabahaan kor ku soo sheegay ma laga heli karaa?
bal maantana halkaa ku jooji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XABIIB

Unrecorded Date
waad salaamantihiin dhamaantiinba .aniga ahaan sex education waa macquul sababtoo ah dhalinyaro badan ayaa xitaa aqoonin SAFE SEX
waxa uu yahay iyo iyadoo gabar masaakiin ah uur ku qaato si kadis ah waxaas oo dhan iyo kuwo ka waaweynba waa lagama maarmaan in la barto soomaali ahaan waxaan xasuusta marka uu macalinka sharxayo qaybaha jirka amaseba hidaha iwm. uu macalinka afka kala xishooda waxyaabaha qaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum
To: Abkeey Dooli Diloow

Abkoogeey dooli diloow dad nool muu daaheesidee day, ee marka horeeto salaan dhab dheh. Ani waa yaabi aw cusmaanka shimee la arki jire cunug oo galaaska sadexaad ah oo waxaas na helaan. Waraa waa yar tahay ma istirina mise sheekada lee ku toosisanee xarfaanka? Haye ii soo barya marka.

Amaano allah iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAWDHAN

Unrecorded Date
waad salaamantihiin marka hore.
marka xiga way wanaagsantahay inlaga doodo sidii loo bari lahaa sex education ka laakinn anigu waxaan fahmiwaayay dadka meesha ku doodayaa ma soomaalibaa mise waa dad kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxo

Unrecorded Date
nabaad
sex, waa wax dadka biiladaamku ,amba bulshaduu
ka dhexeya taan iyo marki hawa iyo adam la abuuray
.Ani sex waxaan oo arkaa waax fiicaan ooy qooysku
ku dhisan yahay.ee waxaan hablaha somaliyed kuu
waniinlaha in ay hoog oou axristaan boogaanta kama-sutraga aah si aay oo baartaan position sex sii aay ragasomaliyed ey ooga gaancin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dheereeye

Unrecorded Date
Salaama dhalinyaro

Abkeey aw wax laaye iy inta kaleba
Waxaan anigu qabaa inaan leysku qaldin laba waxyaalood:

1) ka hadalka galmada oo laga soo dheehan karo marka erayga sex education lafdi ahaan loo fasiro.
2) iyo ka hadalka waxyaalaha la xiriira galmada, sida uur qaadka, caadada, xilliyada caadada, dhadhabka, iyo weliba habka taranka noolayaasha.

Haddii arrinku yahay ka hadalka galmada waa laga qurxoon yahay in lala soo shir tago, waayo caado uma laha bulshadeenu ka hadalkiisa.

Haddiise arrinku yahay mid ku salaysan cilmi iyo aqoon kororsi la doonayo in lagu ogaado habka taranka noolayaasha, amaba caadadu waxay tahay iyo xilliyadeeda, waxaan filayaa inay haboon tahay lafagurideedu.

Waxaanse ka digayaa inaan la soo maanguurinin afkaarta iyo caadayinka aan wanaagu ku jirin, sida: iska ilaali AIDSka, jabtada, xabbadda, waraabowga, iyo dhamaan cudurada jinsiga, kuwaasoo aynu wada ognahay inay keenaan galmada oo laga dhigto malab la leefaayo oo aan loo aaba yeelin dhowrsanaantii ay diintu na fartay.

Wax walba oo wanaagsan oo bulshada waxtar u leh, kana hor imaaneyn diinta waa haboon tahay falanqeynteedu.

Ummad walibana xadaaradeedey leedahay.

Dheereeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qawdhan

Unrecorded Date
salaan kadi waxaan idin leeyahay ma rabtaan ian aad wax kala faa'iidaysataan,laakiin marka kacsigu idinka bato ayaad ku meeraysataan sex iyo waxaan loo jeedin
runta sheega waxa idin hayaa waa
kacsi kacsi kacsi kacsi kacsi kacsi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abkeey doolli diloow

Unrecorded Date
hi all !!
dheereeye iyo qowdhan..haddaad u aragto sex education inay tahay galmo oo qura..!!?bal dib u akhriya qoraalkaan qoray may 8.1999 waxaan filayaa inay aragti kale kugu soo kordhin doonto
mahad sanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raxoo

Unrecorded Date
Nabaad,
kacsigoo waa waax nooloochaa kaa mid aax
eeh maa iiswasna nayaada sii an oo kalafaideeysanoo haab ka waasmada.tii doneeysa inaan oo raaheyoo haa ku so koorto e-mailka halkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raxoo

Unrecorded Date
Nabaad,
kacsigoo waa waax nooloochaa kaa mid aax
eeh maa iiswasna nayaada sii an oo kalafaideeysanoo haab ka waasmada.tii doneeysa inaan oo raaheyoo haa ku so koorto e-mailka halkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
To Raxoo,

Oh God you sound soooo desprate! Man you discusst me. shame on you!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Get a life.... I think you are the one who needs to learn about "sex education"!

To abkeey doolli diloow,
Sex Education? well what can i say.....
It is very confusing for a child to know about this topic at first so it is better to wait until the child is teenage.
You have to know that in our tradition is "ceeb" to talk about those kind of topics..... Even though now we think that we are open minded but we still have to respect the tradition.
If parents don't want there children to know about "it"(s.education)you have to respect that even if you think they are wrong.
If you are really open minded you will now that you have to respect other people's tradition.

p.s. "abkeey dolli diloow" hot name!

By Mr Cool.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Andrez

Unrecorded Date
Hi pple!! waxaan leeyahay beslee qofkii sex wax ka yaqaana isagay u
fiicantahay qoftiisana ama qofteeda wuu ka abaal marin waxa fiican iyo
waxa xuna wuu kala garan lakiin maryoolaytihiine sex waxba kama
taqaanide nagadaaye, waliba odaasha meeshan wax ku qoraya ha naga
qaleeyen, dhalinyarada waxan leeyahay barta waxkasta oo ku sex
education haddii kale nagihiina ajinabi ay gacanta u geli dumarkana
sidaas oo kale!!
bye-bye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Mr.Dillow

Who asked u to tell us about sex education. If anybody needs to know about sex they can read plenty of books that deal with those matters in science why.

To Rahoo.

U sick and dirty dog. So watch what u say to others.
Cause u don't make sence at all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kimi

Unrecorded Date
I think we don't understand what sex means.
We are muslims we are not suppose to imitate the western ideologe.
Brothers we have to preserve our religion,culture and traditon no matter where and when.
Those of you who think that they are broad minded, becouse they have lived in a modern society then forget you are stiil African and you will remain African and Somali.
The fact that you are living in Canada or USA does not mean that you are a westerner ,well you are not you are black and will remain black.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kimi

Unrecorded Date
Let me explain to those who are addicted to western cultures.Civilisation didn't start from west as some you think nor will it end in west.
Time will change who knows that one day civilisation will end in Africa or in Somalia.
Secoudly you must be proud of yourself for being a muslim. I'm sure some us could have converted
themselves into white if they could have aford,Because thay are not confident to themselves.Stand up for your people start doing something instead of sex.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
DUMARKA DABADA MA LAGA CUNI KARAA SE KEE AYAA MACAAN DABADA IYO XAGA KALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Nacas nacas dhalay, baakhad baakhadi dhashay
Hooyadaa waydii dabadu inay ka fiican tahay xaga
loogu tala galay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.