site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Unattractive women can they still find men???

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Unattractive women can they still find men???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Plessed

Unrecorded Date
Dear Readers:

I know a somali girl who is in college, well mannered, have a sense of humour, very ambiouse, and also optimistic about life in general. But She is Unattractive in Somali men's eyes. she doesn't measure up to somali men's ideal women, she is not tall, slim, light skin. Don't get me wrong she is very beautifull to me and she gets numbers when she walks in the mall and stuff, but not by a somali men.( I seriously Don't know Why)

Now she dates white men and black americans, but she hopes one day she will marry somali man.


please tell me what you think!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caafi

Unrecorded Date
If the black and white guys are finding her attractive enough to date and somali's not, then that is their loss and she dont have hold herself for somali guy to come along. I think she should ignore those somali guys ang get on with her life

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissCurios

Unrecorded Date
I think somali men in ay quruxdeedaa fiirin ayse meel kale la'dahay, gaaladaase aan dhib u arkin, ha si toosiso ka dib she will find somalimen. later.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhiya

Unrecorded Date
Somali men are intimidated by ambitious women, had she taken a lower profile in life, believe me me Somali men would be swarming around her.
Please ask her to keep her head up, and strive for the best as far as Somali men are concerned they can take a HIKE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANBALYO

Unrecorded Date
GO FARHIYAAAAAAA!!!!!!!!!!
I SUPPORT YOU 100%

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isma lurto

Unrecorded Date
To plessed,

waad salaaman tahay, marka labaad what is your sex? (male/female)?
Haddii aad male tahay oo aad ogtahay gabadha quality-ga ay & rajada ay ka leedahay dhalinyarada soomaliyeed adba maad arinkaas wax ka qabatid!!!!
Horaa loo yiriye " ilmahaaga ama (wiilkaaga) waxaa loo gargaaraa marka aad hooyadood guursaneysid" taa oo u jeedadeedu tahay quality-ga & shaqsiyada ay gabadhu leedahay, not qurux soo jiidahsada.

Haddii aad female tahay waa wax loo bahan yahay in la is weydiiyo fikrada ay dadku qabaan!!!

Firad ahaan waxaan qabaa inay heli doonto someday
qof wax garad ah oo arka quality-geeda oo dhan,
inta soo hartana they do not know what they are missing!!!!!!!!!!!

wixii qalad ah ka raali noqda.
nabadgelyo...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice.

Unrecorded Date
To All Somalis:

Taas Emailkeeda hala isiiyo anaaba wax la aan i haysaa aan isku qabanee.Laakiin marka hore madoowga ha iika soo daasho ee bal suga waxoogaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To mr.Nice maxaa afkaaga ka baxay, kaftankaa jooji, inantaa way ka cadahee run wax ula qabo hadaad soomali tahay, waa kuwaa ay sugaysee. hadaad hadalkaa badisoo magaca ayaan kaa badalayaa Mr.Nice soon will be Mr.Qudhmuun, lol----------->:-)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Homegirl

Unrecorded Date
You go girl Farhiya!
I totally igree with you afgaaga malab halagu qabtee
somali men are very insecure. but who cares that's
their loss as far as we concerned.
" somali girls aim high and be very successful at what you do , don't wait guys to give you hands out ok, cause you beautiful and smart"

sidaas ayaan isku ognahay.
love ya
your homegirl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alex

Unrecorded Date
To Farhia and home girl not all of Somali guys are insecure please say at least many Somali guys, but donít say Somali guys. Then you are saying all of us. Itís just that her luck hasnít happened yet. Also there could be other reasons that we donít know.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice.

Unrecorded Date
To Anonymous:

Wixii aragiisu ku deeqaa oontiisu ku deeqdaa.
Aanba la qabta maxumee madoowga inanta yaanooga reeba.Naag madoow baratay Soomaali ma rabto ee wax kale ma ii sheegaysaa?By the way magaca maad iidaysid yaanan computerka kaaga soo bixine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMA LURTO

Unrecorded Date
TO MR.NICE

ARE YOU SAYING WIILASHADA SOOMALIDA KAMA DHEEREYN
KARAAN MADOWGA? MISE WAXBA BAYSAN SOMALI MEESHA
KU HAY......

RAALI NOQDA.... DAGAALNA WAA CEEB......

MR.NICEEEEEE HADALKIISA BAAN ISKU DAYEY INAAN
OGAADO MACNAHA KA DAMBEEYAAAAAA!!!!!!!!


GUYS SORRY!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir

Unrecorded Date
Salaamu calaykum
To: Mr. Nice

Waad salaaman tahay, waxan ku weydiiyey markad lee dahay taa aniga igu soo hagaajiya marna ma is tidhi way ku diidi ileyn waan baahanay baqti looma cuno e?

Amaano allah iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice.

Unrecorded Date
To Isma lurto:

Abaayadiis meesha hadaan wax ku hayno ma gabdhaheenii baa madoow isku ruxi lahaayeen..lol

To Ciir:

Macalinka waligayba gabari maya ima oran adna waxaad ka hadlaysaa mid markii quruxda la qaybinaayay hurdo la tagtay........lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C

Unrecorded Date
To MR Nice:

Walaal adigu hal mar ma istiri wax eey qabaan oo wiilasha soomalida uga carareen ayaa jira? Marka walaal adaa wiil soomali ehe ee ha is caayin naagti jareer u carartayna taas cimri dheer maba gaareeyso oo shiir kiisa ayaa cudur aan daawo laheeyn ku rida haya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMALURTO

Unrecorded Date
TO MR NICE,

WALI MA ARAG QOF SIDAADA OO KALE QIRANAYA,MASE IS
WEYDIISAY RUUX 9 KU DHALAY WAXA UUU QABAN KARO
WIILAHSEENANA AYAN QABAN KARIN????xagee beyse wax ka qaldan yihiin?????

MASE MAQASHAY" NIN IS FAANSHAY WAA RI' IS NUUGTAY"
WAAN ARKEY KUWO BADAN OO YIRAA MAYA WELIGEY LAYMA
ORAN, MARKII LA YIRAANA HAAJIRA.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1 OF THEM

Unrecorded Date
PLESSED,

TELL THE SISTER THERE STILL SOME OF US GOOD
ONES OUT THERE......

What was that saying?

"BEAUTY IS INTHE EYES OF THE BEHOLDER AND THE
REST OF THEM CAN GO TO H..."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice.

Unrecorded Date
To Aniso C:

Abaayadiis waan ogahay labada dhinac wiilasha iyo gabdhuhuba inay dhibaato jirto,laakiin dhibaatada jirta miyayna ahayn inaan dhexdeena xalino intuu gafuur u xalinayo gabdhaheenii?


To Isma-lurto:

Abaayadiis igu dar kuwa haajiray.Nin lagu daadiyay maxaad ku taqaan soow quuq maaha?..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C

Unrecorded Date
To Mr Nice:

Aboow macaan waan ku salaamay. Aboow beentaa ma aha oo dhibaatadaas ana ka dhexdeena inaan ka xalino ayaa na nooga baahan yahay lakiin walaal see loo xalin karaa hadeey wiilasheena somalida mar walbo hadal hayaan kuwa ajnabiga raacay ooysan wali ka samreeyn aboow naag jareer ama diir cade naag raacday mid aan kheyr qabin ayaan u arkaa hadeey wiilasha soomalida oo dhan kuwaas iska indho tiri lahaayeen laga yaabo markaas kuwa wan wanaagsan ineey indhahooda eey qabtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum
To: Mr. Nice

Hello there Mr Nice. Aboo waxa laga yaabaa in gabartaas oo aad tiri waa huruday markii quruxda la qaybinaayey ayba hal mar markay ku fiiriso kaasii jeesato ee aboo kiiska ha iska waalin yaah.
Mida kale qarasta naga kala dhaaf duqa intaas ka badan danbi waaye. Soo nabad ahoow.

Amaano allah iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice.

Unrecorded Date
To Ciir:

Suaal personal ah maku waydiin karaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum
To: Mr Nice

Personal indeed lol. Soodaa i will give my best shot.

Amaano allah iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAH

Unrecorded Date
ok iam ugly!!!!!!!!!!
BUT WAIT TILL YOU SEE ME BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice.

Unrecorded Date
To Ciir:

Waxaan ku waydiin lahaa inaad tahay she/he
however,waa la ii cadeeyay inaad sis tahay waliba
foolxumo kugu goobatay...lol I mean aad faras tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum
To: Mr. Nice

lol Is that so? Fool xumo aa sida tiitiinka iigu goobatay haye, yaa ii danaaninaaya hee lol. But then Beauty Depends On The Eye Of The Beholder lol. Till then, i bid you a farewell.

Amaano alla iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saafi

Unrecorded Date
I can see that you don't need the girls e-mail, you and ciir hit it off pretty easily:-)LOL!!!
I wish you all the best of luck!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice.

Unrecorded Date
To Ciir:

Waan soo socdaa kaw dheh
Waxna waan sidaa labadha dheh....qofyahay xagaad ka dhacday baryahan laguma maqale,folxumadaadii ayaa loo darsadaye..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Unrecorded Date
to aniso c
abaayo waxaad tahay somaliyad islamarkaana
aad u caqli badan aad ayaan kuugu mahad celinayaa sida aad wiilasha iyo gabdhaheenaba
aad u difaaceysid ilaaheyna waxaan kaaga rejeynayaa mid caqli badan oo ku sharfa
oo aan midkale kula guursan oo nolosha kaaga dhiga raaxo iyo barwaaqo oo somali ah ayaan kuu rejeynayaa ii soo nabadgel
abaayo macaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKHYAAR

Unrecorded Date
mr pleased ,I guess you started wrong conversation and you did not even think about the discussion you wrote in here.At the first time are you PIMP ama FATAAL u fataala gabdhaha?raaca ajnabiga?haddise aad nin ragga ah tahay maxaad u asturiweyday gabdha aad ka shhekaynayso.
dadka intiina kalena waxaan idinkula talin lahaa in aad iska hubsataan meesha aad ka doodaysaan iyo meesha kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Akhyaar loser

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAD MAC

Unrecorded Date
Yes. Obviously your friend is either physically attractive to some guys OR she is a nice person and that is attracting them. I dated a Somali woman (I know, here it comes) not because she was physically beautiful (she wasn't) but because she was very nice. In the long run being really nice counts a lot more than being beautiful or having a great body, etc. The looks will always fade and what you're left with is the soul. If I have to choose between a woman with a good heart or a woman with a pretty face the one with the good heart is going to win every time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SONIQUE

Wednesday, July 05, 2000 - 01:05 pm
are u talking about me???
and since when did i start dating whiteman??coz i do anything but that.......maan that is just pure meaness yo i only date black americans coz they the only ones that see my true beuaty..which is not here or there.. but i love smelling my black men's kil kil, i wouldnt trade anything for them..ayo leave me be i enjoy life aaaaaight?STOP ADVERTISING ME.
incase u'll wondering i look like Sonique..u know that new singer that just came out..song name is "feels soo good"....now now i know i dont gotta lott to offer but i enjoy being mistaken to celebrity..peeps be like whaaaaaaaa' is that Sonique..now what i need for looking like somali women and their huge asses? huh? personaly i think they could all use some form of exercise to loose all that excess baggage...if ya know what i mean.
kir kac kud waraaaaaaa.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Tuesday, October 10, 2000 - 05:18 am
hey sis and bros

first of all i agree with farhiya "you go girl". next i think that some somalian bros are nothing then but •••• just looking for a girl to screw and leave. Also these days guys don't look for beauty or looks they just want to hit and run if you know what i mean. so for my sister who thinks somalian guys are not attractive to her should care less and wait for that right guy nomatter what he his and she should be happy that she haven't met one of those somalian jerks i was talking about. So anyways i think beauty is in the inside not outside so just be you and thank god how god made you.
peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 10, 2000 - 06:20 am
She can't me well mannered if she goes out with white and black.Could that be the reason somali men find her not attractive?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asha ahmed

Tuesday, October 17, 2000 - 12:27 pm
did you say "she is not tall, slim, light skin".
You sound to me brainwashed European wanna be. Did you forget we are also africans and that the majority of our peaple have african features.
please get your inferiority mentality incheck before you point any finger, and most of all learn to like your people despite of shape/color.

P.s.
Are you dating a white woman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal

Saturday, December 23, 2000 - 12:48 pm
War runta ragoow ha la isu sheegee naag foolxun oodhilanimana lugu xantay maxaa lagu samaynaa????

WAR ISAGA CARAR wixii wasaya ha wasaane// balaya ku ku qabatayee na dhaaf

War maxay dheheen
1. waa foolxuntahay
2.suuqay soc socotaa
3.oo nin soomali ahay doonaysaa!!!! war ka carara, ooo ka carara,,, cararaaaaaaaaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Queen

Saturday, December 30, 2000 - 06:15 pm
Dear Readers,

I actually see ONLY two people who are thinking straight so far in here and they also know what they are talking about...those two are Asha Ahmed and Farhia (KEEP REPRESENTING YOUR GENDER aight ladies). This goes out to the hatters such as MrNice and the rest of the fakes yall know deep down inside that some of the somali guys cannot step up to our standards whether it be looks, education, mannerism etc. So let just quit this madness for real. Someone mention about skin colour, whoever you are your just being a KID, so who let you into this conversation, cause your mentality scaring the •••• out of me yo. Please be kind together and say stuff that are good to read for god sakes-(we're always just bashing each other like there is no tomorrow BISINKA). TO all my sisters KEEP YOUR HEAD UP and be STRONG and don't let this so called brotha's get to yall ya heard. I can go on and on on this subject but then again I don't want to WASTE MY PRECIOUS ENERGY so I will call it quit aight peace yall!!!!!

PS. EID MUBARAK!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.