site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Igu Biiri fikradaada

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Igu Biiri fikradaada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Friday, January 05, 2001 - 07:37 pm
salaamu calaykum dhammaantiin walaalayaal:
Marka laga baxo dhaqankeenna Soomaaliyeed,
Kee baa wanaagsan inaad guursato gabar kaa yar iyo taa ku weyn.

Walaalkiin.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

looyaan

Saturday, January 06, 2001 - 02:06 am
qofkaad ka heshid ood happy ku tahay guurso
adiga iyo dookhaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 05:10 am
gabar waa weyn wey ku hagi ileenee..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

talowalal

Saturday, January 06, 2001 - 06:08 am
walaal age is just numers like 1,2 ,2,3..but follow your heart hadaad jeclaato qof kaa weyn dhib ma laha, rasuulkii scw khadiija wax badan bey ka weyneyd,7 bada caruura iyadaa u dhashey, marka age is not big deal..good lucky ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 03:01 am
saaxiib waxaan ku dhihi lahaa waxaad guursataa mid
kaa yar waa hadii ay tahay inan qof garanaysa wixi
uu yahay nin.ama ay tacliin diimeed ay leedahay
hadii ay kaa wayn tahay waa inay iyaduna aqoon
leedahay ,laakiin waxaad iska jirtaa mida aan waxba aan kufiicnayn iyo dhulka jiifto labadaba...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalisista

Tuesday, January 09, 2001 - 06:32 pm
Assalaam Calaykum

Walaalayaal waa idin wada salaamay salaan kadib. Anigana waxaan rabi lahaa in aan kutaro figratayda oo ah. Horta guurku waa shay wanaagsan marka waxaa wanaagsan qofka aad guursanayso ha waynaado ama ha yaraatee waxaad iska fiirisaa in ay diin leedahay ,,,,maxaa yeelay Diin la'aan waa Nolol xumo ,,,,,,Laakiin ha ku xirin guurkaaga Da'a ama Age sidaa aad u taqaanid ,,,,haddii aad Ilaahay ku xirantahay wax kasto aad rabtid Alle wuu ku siin Marka sida uu walaalkay ama walaalshey Talawade,,,UU sheekayba ,,,"Age is nothing but number" so don't put ur interest over age ,,,cuz U might lost good person and get what U really did not want ,,,,
Thankx
Wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jama

Wednesday, January 10, 2001 - 05:34 pm
Salaama Caleykum


Walaashey Somalisis runta ayaad sheegtay adiga ayaan kugu raacay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fanax

Wednesday, January 10, 2001 - 05:57 pm
to-axmed jama
walaalkiis nin baad tahay ee fikradaada ka
dhiibo meesha hadii kale raga ha ceebeyn
naag waxay sheegtay haku raacin ee
adiga fikrad keen
staretham wax dagan waad u aqli egtahay
sory about that

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jama

Thursday, January 11, 2001 - 01:49 pm
Salaama Caleykum

Walaal Fanax qofka waxaa laguraacaa wanaaga looma fiiriyo dumar iyo Ragg toona, marka waxaan ku oranlahaa wax islkula hadal (NAAGNA) dumarka laguma dhaho ee afka wanaaji walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalisista

Thursday, January 11, 2001 - 06:37 pm
Assalaamu Calaykum

Ahmed Anigana waa kula raacsanahay sida aad uku soo jawaabtay ,,,,ee wanaagsan,,,,,,:)

To; Fanax

Walaal maxaa u tiiday fikrad wanaagsan hablaha or gabdhaha ,,,,,miyaadan ogayn in ay yihiin sidaada oo kale oo ilaahay ka abuuray Naf kaliya oo una yeelay ama U abuuray lahaashaheeda,,,,,,,Marka yaan la iscaanin ,,,,,,,Walaale ,,,,,afkaaga ilaali cayda ma wanaagsana waa wax laga fiicanyahay haddii layahay qof weyna ka sii taranba,,,,,:)
Assalaam calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lataliye

Saturday, March 10, 2001 - 04:41 pm
Walaal Waxaan kugula talin lahaa inaanad marka hore guursan mid aan diinta islaamka wax-ba ka aqoon waayo dhibaato badan bay leedahay dhulkani qurbaha, dhanka kale haguursan wani aan hoos kuugu sheegi doono oo ah sidan.

dhadhan malaha naagaha midii dhoocil noqotaa
Dhulka jiifto iyo dharark aqaarkiise
Haday dhuuba wayd tahayna waa raaxo kaa dhimane
Haday buuri baruura tahayna waa dhibkuu taale
Haday hurdo badan tahay waa waxmatarto eh
Naagona waxaa ugu daran sadex ee lasoco
Kaadi latoosto, ninkeeda latoosto,
Hablow weyn kugiriga dhex fadhida
markaas fiiri midii aad jeceshay laakiin intaasi waa iga talo adaana goodsan kara midaad rabto ee ogow anigu talo uun baan kuu sheegayaa waayo waad i waydiisay sidaana u lasoco.
By Lataliye dadka talada u baahan
melbourne, Australia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OMAR

Saturday, March 17, 2001 - 01:28 pm
WAXAY KU XIRAN TAHAY SAAD U JECESHAHAY GABADHAAS MICNO MALE HADII AY KAA WEYN TAHAY SHAN SANO IYO HADII AAD ADIGU KA WEYNTAHAY SHANSANO MICNO MALEH HADAAD JECESHAHAY HA U FIIRIN INAAD KU XIRTO DA' DEEDA SAAS AYAAN ANIGU SAMEEN LAHA.
JAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAANLE

Sunday, March 25, 2001 - 06:25 am
saaxiib waad salaaman tahay
soomaalidii hore ayaa waxay tiri.
ilaahoow sadex ha igu soo aadin
1-FULE DHEEREEYE sababtoo ah markuu waxyar arko
isagoo aan hubsan ayuu kaa cararayaa.
2-DHABCAAL AMA BAKHAYL AFMISHAAR AH. warkaad wax
waydiisatidba waa nin kaa hadalka badanee af buu
kugu sii jeedinayaa
3-GUUMAYS RAALIYA AH waa gabadh wayn oo aan wax
dhib ah lahayn meelka laba aadimaysid iyada uunbaad iska agtaagnaan
marka saaxiib gabadha yari lafaha raga ayeey uroon tahay odayaashii hore markay gaboobaan
gabadh 15 jir ah ayaa loo aroosi jirey markaasuu
odaygu dib ugu noqon jiray dhalin yaro. marka
ilaahay nagu aadiyo guumays raaliyo ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Husein

Sunday, March 25, 2001 - 05:04 pm
TO: Fanax huh huha war adigu horta maxaa lagaa sameynrabey jaahil qalafsan badow ala caqlixumidaa

marka hore aniga xataa waan ku raacsanahay figrada gabadha magaceeda layiraahdo Somalisista oo way kaa figrad fiicneyd, ayadaana ugu figrad fiican meeshan runta markaan sheego

anagu dhaqan beynu leenahay oo ah in aan lacaayn gabdhaheena balse adigu waad jabisey xeer dhaqankaas

mida kale waxaad qabsatey Ahmad Jama oo ku raacey Gabadha figradeeda markaas baa waxaad tiri maxaad ugu raacdey figrada gabadha maxaa yeeley ayadu waa Naag

aan mid ku iraahdo Ahmad Jama wuu saxsanaa inuu ku raaco figrada Gabadha layiraa Somalisista
aniga xataa aad iyo aad baan ugu raacsanahay walaashey Somalisista fagradeeda

marka Jaahilyahoow Naag kama Fiicnidee adigoo caqligaas watee saaxiib gabdhaha walaalaheen sidaas ha u yasin oo xishood

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.