site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIYEE ILATALIYA WALAALAYAAL QOF KASTA TALADIISA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: SOOMAALIYEE ILATALIYA WALAALAYAAL QOF KASTA TALADIISA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXAAN

Saturday, January 27, 2001 - 02:41 pm
SXB/ DHIBAATADA IHAYSATA WAXAWEEYAAN WAXAAN JECLAHAY GABAR AAN ISKU LUUQAD AANAN AHEEN TAASOO IIGU KALIFTAY DHIBAATOOYIN BADAN OO IIGU HAYO DHIB FARABADAN SXB IIGA LA TALI ARINKAAS SIDADGDAG AH ALL BRO BYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gamaal

Sunday, January 28, 2001 - 04:57 am
ha jecelaan qof aydaan isku luqada ahayn
dadka waxay ku xiriiraan luqada ooy isgu gudbiyaan
dareenkooda.lakiin adiga waxaa jecelaatay maqaar
jeceylka noocaas waa jacayl nacas raadso qof aad isku dhaqan tihiin badayow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galmaax

Sunday, January 28, 2001 - 10:22 am
saaxib sidee ayaad u jeclaatay gabar aadan isku
luqad aheyn/
mise waxaad is tiri halagaa sheego.
saaxib yaanan lagula yaabin ee isku xishoo.
saaxib waxaa kugula talinayaa
inaad waalidkaa tiraahdo
gabar ii raadiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 09:09 am
WAXAAN AHAY RELATIONSHIP EXPERT WAA IN AAD IS DISHAA SACADAAN LA JOOGO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Monday, March 26, 2001 - 04:46 pm
walaal waxaad raadsataa qofkugu dhaqan ah kuguna diin ah intaad lacaweyn laheyd qofkale.sidas iyo ilataliwacan.na

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 06:28 am
SOMALIDU WAXAY KUMAAHDAA
NIN IYO XOOLIHIISA ARAGTI BAA KA DHEXEESO
MARKA HADII AAD KU HESHIISAAN AROOSKA
ISKA AROOS INGIRIISNA KULA HADAL
WAXAA YEELEY HADII AYSAN AQOON INGIRIIS SIDII DHAGOOLADII UGULA HADAL

SOMALIDU WAXAY KU MAAHMAAHAAAN NIN IYO NAAGTIISA XALAASHA AH JACEYL AYAA KADHEXEEYA..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Thursday, March 29, 2001 - 10:40 am
walaal waan ku salaamay waxaanan kugula talinayaa in aad sida aad gabadhaa isku fahmi lahaydeen falawgeeda qabataa hore ayaan u arkay xaaladaas oo kale.
good bye......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/casiis M. I:

Monday, April 09, 2001 - 05:16 am
Talo:
Marka hore kan jaceylka ahi luuqad ma leh balse waa dareen aad u wanaagsan.
Mahiimadu ma aha inaad isku luuqad tihiin balse waa ma is afgaraneysaan. Hadaad is afgaraneysaan umma baahnid luuqad kale.
Hadaad gabadha si run ah u jeceshay u sheeg dareenka aad u haysid iyo sababta aad dareenka uga hayso. Ha isku qaldin jeceylka iyo ka helitaanka. Jeceylku waa qaali, waana mudan yahay in loo galo hawl adag.
Intaadan u sheegin jeceylka aad u hayso innanta isku day inaad barato si wadeynimo ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.