site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TANOO KALE MA ILA ARAGTEEN

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: TANOO KALE MA ILA ARAGTEEN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haldhaa

Wednesday, February 07, 2001 - 11:28 am
Walaalayaal waxaan ahay gabar qurux badan(alxamdu-lilah),waxaanan jeclahay in aan reer yeesho laakiin wiilal badan ayaa i raba waxaanse aad uga helay AFAR mid ah,runtii mid walba wax ayuu kaga sii wanaagsan yahay kuwa kale,afartoodaba aad baan uga helaa maalinba mid baan isleeyahay kan hadana ka kale ayaa wanaag kale igu soo jiita.please go'aankiibaa igu adkaaday ee iga caawiya idinkoon khalad iga fahmin ma garanayo sababta aan mid ugu qanci laayahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oogle

Wednesday, February 07, 2001 - 01:52 pm
midkood baan kuu doorney, ee haka labalabeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tinna

Wednesday, February 07, 2001 - 02:20 pm
What!!!! sister u sound like a totall sult!
yess a sult who havin 4 guys at the same weekend!

my advice to u sis is married who ever ask u this time, dont warst no time coz that pussy is ===========!
Tinna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 08:13 am
KU:HALDHAA
Ugu hireen tii abayadiis waan ku salaamay tanlabaad hadii aan maskaxdeydayarta ah kugu darsado arintaad soo bandhigtay hadey dhab kaa tahay eysan kaa eheen dhalanteed isha alaah xal waad u heleesaa.
Bal aabaydiis mid aan ku xusuusiyo quruxdailaah ku siiyaya ilaah hakuu siyaado waxaadna ogaataa ruuxa calafka aad leedihiin marnana ma weyneesid eenaftaada yeysan dhan xun kuu jiidin aduunyada ruuxaad jaclaatana ugu horeen hanaqdaan alahii ku uumay iyo labadii ku dhashay ee intaa kula soo ikeesiiyay ilaah waxuu ina leeyahay iskuma filnidiin hadaad tihiin bini aadanee iweediista waxaadrabtaan idin fududeeyee marka abayadiis waxaa tahay gabar diin leh oo muslin ku abtirsaneeso fiiri waxey diinta ku leedahay cidana kaama xigto alihii ku uumay ee intaad habeenka barkii soo kacdo soo weeseesato taladaada rabi saaro inaad salaad suna ah dukoto ilaah dacwadaada u fidi markaad salaada kabaxdo jawaab aad ku qanacdo ayaad heleesaa ileen ruux daacad ah oo qalbigiisa nadiif yahay waxuu ilaah kabaryo ma waayo waxaadkaloo ogootaa ruuxa aadjaceshahay haduu marba kadheeryahay xaraga ilaah uusanba salaad dukaneen jaceel kiisu waxba kuuma taro ileen ilaah waxuu inoo sheegay tarakusalaadku inuu naar gooni ah leeyahay marka adiga sidee u soo dhaweesataa adoo taa og hadii aad ku raacdo waxaadkala kulanto waa qushigaa cidina kaama badbaadin karto ogoow abaydiis qiimahaaguba iyo sharaftaaduba waa intad is hubtood dhoorsan tahay ilaah hakuugu toosiyo meeshii kuu roon aaqiro iyo aduunyaba .
asalama caleykum .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haldhaa

Sunday, February 18, 2001 - 09:07 am
waad mahadsan tahay walaashey ama walaalkey waanan qaatay taladaadii waa in aan ilaah u xilsaarto oo aan ku qanco hal goaan.jasaka alah.

OOGle waan jeclaan lahaa inaan ku qanco kaad ii doortey.

Tinna waxaa la yidhi wax khayrleh sheeg ama aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee brown

Sunday, February 18, 2001 - 11:08 pm
To Walaashay Haldhaa

Abaayo iga gudoon salaan qaali ah.
walaashiis waxaan kuula talin lahaa in aad marka hore dabeecadooda fiirisid waayo in dabeecad leh ayaa ku dhaqikara marka 2 waa n aa fiirisaa ninkan guri ma dhaqan karaa tan 3 balwad lagayaabo ma leeyay sida ( qamri daroogo) mid augu dambaysa adigaa sheegi kara waa quruxda taasna dumarka ragga way ku raacaan.
abaayo taladayda waa in taas ee ragga mid kalabax inta ay isku jajabin ama ay i shooda kugu dhicin isha waa cajiib ee ;=) mid ogow nin dabeecada leh ayaa lagu waaraa waa haduu uu balwad laheen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

stve

Sunday, February 18, 2001 - 11:40 pm
to;lee brown
khatar saaxiib talaa kugy dhamaatay xagee jirijirtay wa yaabe,akhyaarta saas ula tali ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaal

Monday, February 19, 2001 - 10:54 am
tTO:haldhaa
walaal maxuma in aad wiil soomaaliyeed xulato,
laakiin,heesbaa tiraa,
laan daaqa geeluba,
labigii jarka udhaw
intay,laac is leedahay
sow looli kama dhaco
markaa walaashey macaaney,
ha dag dagine, daydayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YACNI

Monday, March 05, 2001 - 10:23 am
TO:HALDHAAA......

WALAAL AAD BAAN KUGU MAHADCELINAYAA MAR HADDII
AAD TALADAADA AAD U SOO BANDHIGTAY WALAALAHAAGA
WAA HADDII AY DHAB KAA TAHAY WAXAAN KU SIINAA XAL
LAMADHAFAAN AH OO AAD KU QANCI DOONTO OO AAN QOF
KALE UUSAN KA HADLI DOONIN IYO WIILKA AAD AFARTAAS KA DOORAN LAHAYDBA.
WAXAABA AFARTAAS KA DOORATAA AMABA KA XULATAA MIDKA UGU DHAW ILAAHAY UGUNA CABSIDA ILAAHAY BADAN. HADDII AY AFARTOODUBA AY YIHIIN KUWA XAGGA
ILAAHAY KUWA UGU DHAW WAXAD RAADISAA KAN UGU TAQWADA BADAN KAASAA KU ANFACAAYO ADDUUN IYO AAKHIRABA
ASSALAAMUCALAYKUM=====

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 05:12 pm
walaaleey sharciga looga dhaqmi jirey somaliya waxay aheed in ninku aroosi karo afar naagood ee adiga maxaa kuu diidey inaad aroosto afar nin walaal

hadii kale meeshaasi waxbaa qaldan diinta marka laga sootago
talo ahaanteyda kawaran hadii aad aroosto afar toodaba
ileen ilaaheey kalama jeclee dadkiisee ninka uun ale ileen majeclee,
ale wuu nawada jecelyahee ee aroos kuli walaal

walaal iska rali noqo hadii aan kaa xanaajiyey diinta aad uma aqaanee iska raali noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 11:21 pm
salamu caleykum kabacdeen walaal sido yiri YACni, ayaa ila habon sabato ah aduunka waa laba bari marka mid dinta ku dhaqma oo wax garad ah kala bax warka meshu ku dhamaan aduun leyskuma haleeyo kafikir aqiro, rabiyaa kugu garab gali. insha allah, akheer aan ku rajeen
wa salaamu caleykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.