site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila taliya ina adeertay iyaan jeclahaye

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Ila taliya ina adeertay iyaan jeclahaye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Monday, March 05, 2001 - 03:52 pm
walaalayaal dhamaantiin waad salaamantihiin.
saaxiibayaal gabadh ina adeer dul aan nahay
iyaan qurbaha isku baraney kadibna gabadhii waan jeclaaday,imana oga walow aan wax badan uqabtay
hadana waxay uhaysataa inaan ugu qabtay ilma adeernimo,
ima oga inaan jeclahay umana sheegi karo,
ee maxaan sameeyaa,
walaal ila taliya si daacada.
waana gabadh aad uqurux badan aadna u han weyn
ee maxaan sameeyaa xageese aan talo kaga
hagaagaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye

Tuesday, March 06, 2001 - 11:44 pm
dacad salamantahay
marka hore in adeertaa waa kuu banantahay
hadii uu jacaylka run ka yahay nin kaa waqti fiican ma jiro,horaa loo yiri
dandanso durba lagad xabaaar.
marka waxaan ka wadaa in adeerta sheeko iyo soo jiidasho tus la kaftan ka qosli markaad saxiib noqotaan ood iska heshan kalsoonina ka heshid
hoosta uga dhiib waqti ay faraxsantahay oo meel cidla geee.
kolay waa gabr somaliyeed waa fahmaysaaa inaad damci kartid
ha baqan ee qofta soo jiido. lataliye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

korea

Saturday, March 10, 2001 - 06:36 pm
daacad.arinkaan waa lagaaga horeeyey waxaan ku dhihilahaa maaweeli oo mar ay faraxsantahey u hoos gali. qurbaha lajoogana wax ina adeertaa ka fiican malahan waxaana filaayaa ay kaa aqbali doonto 100%.
soona jiido oo lakaftan u sheekee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 06:30 pm
calaykum asalaam
waxaan ku iri ma naag baad aduunka ka wayday see aqli gaagu kuusiiyey inaad ina adertaa
u hungurayso, yaakhii gabadha dookha hakaga ciyaarin,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daa

Monday, March 12, 2001 - 02:52 am
war adba eedadaa aa lagaa dhalay ee aamus
mida kale yaa kamac ina adeekaa gabahiisa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.