site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa gabar soomaaliyeed.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Waxaan rabaa gabar soomaaliyeed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Friday, March 16, 2001 - 06:07 am
Waxaan ahay wiil dhalinyaro oo da' dhexaad ah waxaan raadinayaa gabar soomaaliyeed oo diinta wax ka taqaana,salaadana ku da daasho.haddii aad tahay gabadhaas waxaa kuu furan beejkan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Tuesday, March 27, 2001 - 12:56 am
ABOOWE WAAN KU SALAAMAY SALAAN QIIMO IYO QAAYO LEH
INIGABA WAXAAN REEDINAYEY WIIL SOMALI OO SALAADA
IYO DIINTA KU FICAN.
IS MAQAL DANBE OO XISSO LEH.
BYE BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Tuesday, March 27, 2001 - 06:49 am
Amran marka hore iga gudoon salaan waana ku mahadsan jawaabtii aad ii soo jawaabtey ismaqal wanaagsan emailkeyga waa kan abukar112@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Tuesday, March 27, 2001 - 08:40 am
yonis waan ku salaamay
waxaan kaxumahay aniga email malihi
cafimaad kawaran
intee baad kunoshahay?
aniga waxaan degenay (DENEMARK)
imisa jir ayaad tahay?
maxaad qabata?
waa wallasha AMRAN.
ISMAQAL DANBE
BYE BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Thursday, March 29, 2001 - 07:27 am
amran waan ku salaamay.
salaan kadib aniga waan
Fiicanahay, aniga waxaan
deganahay nederland iskool
ayaana dhigtaa adigana caafimaadkaaga
ka waran maxaadna qabataa imisa sano ayaadna
jirtaa sidaas iyo nabad galyo, ismaqal dambe jaaw amran.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Saturday, March 31, 2001 - 01:16 am
yonis waan kusalaamay salaan kadib
maxaad soeleheyga igu jawaabiweysey
aniga waxaan ahay 19 sano
inkastoo dadka yurub isyareyyan runahaanti
imisa ayaad jirta?
imisa sano ayaad holland joogta?
inteesa kadegantahay?
aniga waxaan deganahay cophenhegen.
imaqal danbe oo xiso leh.
waa AMRAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Saturday, March 31, 2001 - 04:22 am
amran waan ku salaamay.
salaan kadib aniga waxaan
holland ka daganahay nijmegen
waxaana halkaan joogaa sadex sano
waxaana jiraa 20 sano.sidaas iyo
nabad galyo. ismaqal danbe jaaaw
walaal amran.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.