site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I NEED A GIRL FRIEND

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: I NEED A GIRL FRIEND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fathil

Saturday, April 07, 2001 - 12:13 pm
I need a somali girl who who can share the love with me.
Thank you for readin and responding.

Yours
Fathil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mimi

Sunday, April 08, 2001 - 10:15 am
ii sheeg {E.MAIL}kaaga iyo xaga aad joogto fadlan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Sunday, April 08, 2001 - 03:10 pm
Fathil

caruurta aan dhalaan mid kaa siinayaa.

but i need more details of what kind of man you are..what's ur type...between what ages do you preffer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudane

Monday, April 09, 2001 - 03:26 am
ahaahaahaaha,,

Hooyo aniga midoo ma ii raadisidoo intaad niman kale wax siineeysid.

Kuusta Xaaji, haye iska waran yaaqeey? Xagee ka dhacday? shimee ayeeyo noqotayna? Ani mugoo wali doobkeeygi leen joogaa... halagu maqlo yaaqeey. Take care.

Ciyaal Suuqa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 10:05 pm
Fathil, sheeg waxaad rabtaa gabaraad ka sineysatid ood ku cayaartid ee Ilaahey ka yaab oo guur xalaal ah raadso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Wednesday, April 11, 2001 - 05:47 am
Mudane

lool shimee ayeeya noqday aa..ayeeyo, abooto..Sodoh.and so on..wax ii dhiman aaba iska yar...Waxaan waligeey noqon Aaya aa ka jirto.

Yaaqee Madax shub qabanqaabiskiis aan ku maqnaa beryahaan.

Doob hadaa tahay igaartoo waa kuu hayaa ee bakooradaa iyo cimaamadaa inta usoo jeedi.

Shaatigaan iyo surwaalkaana kugu dhagana iska bixi hee..waana ceebeeyseee lol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.