site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WALAALYAAL U SHAQAYSTA AAQIRO OO ISKA DAAYA WAXAAN AAN MALINTA QIYAAME IDIN CAAWIN DOONIN.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): WALAALYAAL U SHAQAYSTA AAQIRO OO ISKA DAAYA WAXAAN AAN MALINTA QIYAAME IDIN CAAWIN DOONIN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL CABDULLAHI

Thursday, August 24, 2000 - 10:17 am
ASALAAMA CALAYKUM WALAALAYAAL

WALAALAYAAL NABIGU (N N K) WUXUU YIRI HADII AAD OGTIHIIN WAXAAN OGAHAY IN BADAN WAAD (OOYI) LAHAYDEEN WAX YARNA WAAD (QOSLI) LAHAYDEEN.

WAXAA NA SUGAYSA MAALIN UU QOF KASTA OO NAGA MID AH DHIHI DOONO (YAA RABI) MAR UUN DIB II CELI AAN CAMAL WANAAGSAN SOO SAMAYSTEE. MARKA WALAALAYAAL MAANTA WALI FURSAD BAAD HAYSATAAN EE KA FAA'IIDAYSTA.

WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYAA QOF KASTA OO NAGA MID AH INUU HANUUNIYO.

ASALAAMA CALAYKUM
WA BILAAHI TOWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 24, 2000 - 11:04 am
jazaaka laahu khayra..walaal alaha naga dhigo kuwii wacdiga dhageeysta oo ku camal fala amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 24, 2000 - 11:07 am
walaal waad i cajabiyas waligeeyna waxaan raadin jiray qof sidaadoo kale ilaah uga baqa ee waxaan rabaa inaan ku barto ee xagee kaala soo xiraa... ee maxaad ka qabta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul Cabdullahi

Friday, August 25, 2000 - 06:37 am
Aslaama calaykum walaal

Walaal waad mahadsan tahay marka hore, marka labaaad waxaan jeclaan lahaa in isticmaasho magacaaga intii aad isticmaali lahayd (Anonymous) marka sedexaad barashadu way furan tahay oo waxaan nahay dad soomaaliyeed oo hadana muslim ah, lakiin hadii aad barashada ka wado mid gaar ah waxaan ahay xaas.

sidaas iyo nabad galyo
wabilaahi towfiiq
e-mail kaygu waa luul_c@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Friday, August 25, 2000 - 11:42 am
Salaama...

Luul Cadeey Mahad Alla!!

Ilaahey hakugu Qeyrsiiyo dacwadaada:

Amiin!!

Soo Bari!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Saturday, August 26, 2000 - 05:38 pm
jAZAKALLHU KHAYRAN LUULA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kamal

Sunday, August 27, 2000 - 07:26 am
hadaad xaas tahay maxaad e-mailkaaga meesha ugu soo qoreeysaa?????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul C/llahi

Monday, August 28, 2000 - 10:27 am
Asalaama calaykum waraxmatu laahi ba baraakatu

Walaalayaa (Waryaa, Fahad iyo Kamal) waxaan idinku salaamay salaanta Islaamka ee kor ku qoran, salaan kabacdi waad mahadsan(Waryaa iyo Fahad) ducada aad ii ducaysan oo ah(Jazakalaahu qeyran) adinka waxaan idin leeyahay (Wa iyaakum) ama adinkana sidoo kale.

Walaal Kamal su'aasha aad i waydiisay oo ah hadaad xaas tahay maxaad e-mailkaaga meesha ugu soo qortay hadaan kaaga jawaabo walaalkay markuu i waydiiyeu meeluu igala soo xiriiri karo ayaan sheegay inuu e-mailkayga igala soo xiriiri karo waliba anigoo u cudur sheegaya inaan xaas ahay, marka haduu ila soo xiriiro asooog waxaan kawada hadli karno ma ah wax (pesonal) ku saabsan waxy noqon kartaa (Diinta ilaahay) oo laga yaabo inaan qayr kala faa'iidaysano.

Tan labaad gabadhu haday xaas noqoto ma aha inaysan cidna la hadli karinama la xiriiri karin hadaysan ahayn wax (diinta islaamka) ka soo horjeeda. ogow qofka (page) kan soo galay waa qof qalbigiisa qayrka jecel yahay oo waxaan ka hadlayno waa Alle ka cabsi xumaan ka dheeri IWM.
waxaan filayaa inaan kaaga jawaabay su'aashada.

WAXAAN NAFTAYDA IYO NAFTIINA U DARDAARMAYAA ITAQU LAHAA!!!!!!!!

Aslaama calykum
Wa bilaahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul C/llahi

Monday, August 28, 2000 - 11:07 am
Asalaama calaykum

Walaalayaa waxaan idiin dardarmayaa in aan ilaahay ka cabsano oo aan nafteena xisaabino, oo qof walba oo naga mid ah habeenkii markuu sariirta tago uu is xisaabiyo wixii uu maanta qayr soo qabtay ama shar. Markaas waxaa noo fududaanayso in uusan sheydaanku naga xoog badin, oo aan maalin ba maalinta ka danbaysa aan Ilaahay xagiisa usii dhawaano.

Walaalayaal hadaad tukataan 5ta salaadood ku dar sunnada, hadaadan tukan hadaba biloow wali waqti ayaad haysataa.

Iga raali ahaada hadii aan waxa qalday ma ahi (WADAAD) wayn oo diinta taqaana lakiin waxaan jeclahay (QAYRKA IYO DIINTA ILAAHAY. waxaan ka codsanayaa in walaalaheena diinta yaqaan ay noo soo gudbiyaan intay qayr nagu dhamaan.

Codsi:Walaalayaal (page) kan ha noqdo mi qayrka uun laysku weydaarsado oo Ilaahay naga abaal mariyo malinta qof walba uu gargaarka u bahan yahay. qof walboow soo gubi wixii aad taqaan oo qayr ah haba yaradee ogoow hadaad hal eray oo qayr ah qof u sheegto Ilaahay ayaa xasanaad badan kuugu badalayaa.

Asalaama calaykum
Wa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Br CADDUUN

Monday, August 28, 2000 - 11:25 pm
ASALAAMU CALAYKUM

LUUL C/LLAHI

Ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo waanada iyo wacdiga wax tarka leh eed walaahaa waanisay waana kugu dhiiri galinayaa inaad dadaal kaaga meeshaas kasii wado

DHALINAYADA GABADHA FADULINAYSA

Walaalayaal hadii qof wax wanaagsan noo sheego halooga mahad celiyo ma aha in laweydiiyo su'aalo qalafsan oo sida caadiga ahba aan la isku weydiinin qofkii wanaag u sheegaya halloogu sheego emailkeeda illeen iyadu si guud ayey dadka ula hadlaysay adinkuna si gooni ah ayaad ula hadasheene
Kana raali ahaada ahadaan cid gooni ah ku xad-gudbay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul C/llahi

Friday, September 01, 2000 - 07:19 am
Asalaama calaykum

Walaalayaal waxaan idinku salaamay salaanta Islaamka ee kor ku qoran, salaan ka bacdi waxaan idin leeyahay (ITAQU LAAH).

Waxaan salaamayaa (Br Cadduun) waxaan aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay ducadii aad i soo ducaysay, adigana waxaan ku leeyaha (Wa iyaakum).

walaalayaal dhamaantii waxaan idinka cosanayaa inaad soo gudbisaan wax kasta oo qayr ah oo noo soo gudbin kartaan.

Ogoow qofkii qayr soo gudbiya Ilaahay ayaa ugu badali doona (Qayr iyo Xasanaad badan)marka aan Ilaahay hortiisa iyo maalinta xisaabinya aan u shaqaysano.

Asalaama calaykum
Wa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq13

Saturday, September 02, 2000 - 08:02 am
ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo wacdigi aad
u jeedisay walaalahaaga soomaaliyeed sababtoo ah
waa wax loo baahan yahay in la'is xasuusiyo diinta
islaamka waana aad ku mahadsantahay....

wasalaamu -alaykum warahmautlaahi
wabarakaatuhu......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kutubka u noqda allaah kabaqa diintiinana barta.

Saturday, September 02, 2000 - 12:22 pm
As salaamu alaikum w/w. abaayo macaanto waxaan ahay inan soomaaliyeed oo ku soo barbaartay kaftanka qosalka,sheeko isweedaarsiga,iwm marka meeshaan maanaan sooo galijirin hadana sidaan isaga qaban jiray waatan aan soo galay wwana ku cusbahay hadana waxaan ahay inan waxaa jacel qofba dooq ayuu leeyahay hadaba hadii lagu kaftamo wixii diintu kaqabto hadana aan is waanino maxaad kaleedihiin aanana iska deyno maalaayacniga iyo waxa xun xun sida wasaqnimada marka abaayo waxaan ahay bulshaawi sida ciyaal suuqa bakaare marka halkana dadkeygii ayaa u badan marka diintana aad baan u aqaanaa hadana waan jeclahay marka maxaan sameeyaa macaanto As salaamu alaikum w/w.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Id Love To help Find Your New Home. Hodan B.

Sunday, September 10, 2000 - 02:59 am
As salaamu alaikum warah matulaahi wabarakaatuhuu. jazaakalaahikhayraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUSSEIN

Sunday, September 10, 2000 - 03:12 pm
THANK YOU LUUL

TODAY I HAVE SEEN A NEW TOPIC WHICH IS NOTHING LIKE THE REST. I AM VERY PROUD ABOUT AND WILL BE COMING IN HERE EVERY TIME I AM ON THE NET. YOU HAVE ADVISED AND REMINDED US ABOUT SOMETHING THAT WE WERE MISSING. (INSHA ALLAH) ALLAH WILL AWARD YOU FOR WHAT YOU HAVE DONE.
PLEASE EXUSE THAT I HAVE TO WRITE IN ENGLISH BECAUSE MY SOMALI IS SO LIMITED. I COULD HARDLY READ IT BUT IT SO HARD FOR ME TO WRITE.

MAY ALLAH BLESS YOU AND U R CHILDREN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL C/LLAHI

Monday, September 11, 2000 - 09:10 am
Asalaa Calaykum


Walaalayaal waxaan idinku salamay salaanta Islaamka ee kor ku qoran.

Salaan kabacdi waxaan naftayda iyo tiinaba u dardarmayaa (ItaquLah).

Walaalayaal waxaan idinka codsanayaa inaad noo soo gudbisaa wixii khayr ah ood nagu dhaantaan ama nooga aqoon badan tihiin.

Walaalayaal aan noqono kuwa khayrka isu sheega, xumaantana iska reeba. Marwalba aan rajayno Raxmada Ilaahay sababtoo ah camal kasta oo aan samayno kuma galayno janada hadii aanu Ilaahay noo naxariisan. oo raxmada Ilaahay uunbaa janada lagu galaa.

(ASALAAMA ALAIKUM BROTHER HUSSEIN, JAZAKALAHA FOR YOUR PRAYER) I HOPE YOU UNDERSTAND WHAT I WROTE. IF YOU DON'T? LET ME KNOW THEN I WILL TRY TO WRITE ENGLISH NEXT TIME.

Asalaama alaikum
Wa bilaahi towfiiq
Your sister in Islam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUSSEIN

Monday, September 11, 2000 - 02:59 pm
i got some but still i rather see it in english because i will undertand it more.

so please if u could translated

do that for me

asama alaykum ?

i think i will share a little bit of my knowledge to all my brotherz and sisterz out there.
i will talk about history of the prophet.PEACE BE UP ON HIM....

bismilahi rahmani rahim

THE PROPHET MOHAMED (SALALAHU CALAYHE WASALAM) WAS BORN IN IN THE YEAR OF 570 AND IN ANOTHER WORDS U MIGHT CALLED THE MIDDLE AGES.
AS HE GREW UP HE BECAME KNOWN FOR HIS TRUTHFULNESS AND HIS GENEROSITY. HE EARNED THE TILTLE OF AL-AMIN WICH MEANS THE TRUTHWORTHY ONE.
AT THE AGE OF 40 HE RECEIVED HIS FIRST REVELATION FROM ALLAH THROUGH THE ANGEL JABRIL.THIS REVELATION CONTINUED FOR 23 YEARS ANS IS KNOWN AS
THE QUR'AN.
HE BEGAN TO RECITE THE WORDS HE HEARD FROM JABRIEL. WHEN HE TOLD THE PEOPLE OF MAKAH THEY IGNORED HIM.IN 622 ALLAH GAVE THE MUSLIMS COMMUNITY TO COMMAND TO EMIGRATE....THIS EVENT WAS CALLED THE HIJRAH) MIGARATION IN WHICH THEY LEFT THE TOWN OF MAKAH TO THE CITY OF MADINAH.
MADINAH WAS SECURE PLACE FOR MOHAMED AND THE MUSLIMS AND THERE THE MUSLIMS GREW.SEVERAL YEARS LATER THE PROPHET RETURNED TO MAKAH AND ESTABLISHED ISLAM DEFENSIVELY.
BEFORE THE THE PROPHET SALALAHU CAAYHE WASALAM DIED AT AGE OF 63 MUSLIM HAD ALREADY SPREAD THROUGH THE WORLD.

I WILL STOP HERE AND HOPE PEOLE HAD UNDERSTAND IT. IF THERE IS ANYTHING U DID NOT UNDERSTAND PLEASE LET ME KNOW.

WILL BUT ANOTHER ONE TOMMOROW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hussein

Wednesday, September 13, 2000 - 01:53 pm
i hope none of u read the this so i dont have to put another one untill isee some other messages..


write back please

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL C/LLAHI

Thursday, September 14, 2000 - 07:56 am
Asalaama Alaikum

I read and I am saying Jazakalaha Kheyran may Allah reaward you.

Wasalam
Your sister in Islam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadnaan

Friday, September 22, 2000 - 07:43 am
Asalaama calaykum Ilaahay ha kaa abaal mariyo walaal Luul halka ka sii wad kheyrka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 10:47 am
Asalaama calykum

Walaalayaa Ilaahay khayr ha idin siiyo, ee markasta ku dadaal inaad sidaan oo kale u furtaan Page khayrka laysku waydaarsado.

waa walaashiin muslimad ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 09:09 pm
AL-SALAMU CALEKUM WA RAXAMATU LAHI WAA BARAKATU
WADKUMAHAD SANTAHAY WALASHEM LUUL.MUXADARADI
WAXAA FICAN IN MALINTAAS MAR WALABA LAXASUSATO.
MALINTAS KULELKEDA & DHIBATA DEDA OO AY ILAMI CARURATA AHAA CIROOBI DHIBATADA JIRATA DARATED.
OO U DHAHAY I LLAHA ((yooma laa yanfacu maalun walaa banun ila man ata lahu bi qalabin salim))=
WAA MALIN AY WAXAABA TARIN MAAL,ILAMO/CIYAL QOF OO ILAHAY SIYAY QALABI WANAGASAN/QALABI SHIRAKI LAHEN:SURATUL SAFAT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 09:10 pm
AL-SALAMU CALEKUM WA RAXAMATU LAHI WAA BARAKATU
WADKUMAHAD SANTAHAY WALASHEM LUUL.MUXADARADI
WAXAA FICAN IN MALINTAAS MAR WALABA LAXASUSATO.
MALINTAS KULELKEDA & DHIBATA DEDA OO AY ILAMI CARURATA AHAA CIROOBI DHIBATADA JIRATA DARATED.
OO U DHAHAY I LLAHA ((yooma laa yanfacu maalun walaa banun ila man ata lahu bi qalabin salim))=
WAA MALIN AY WAXAABA TARIN MAAL,ILAMO/CIYAL QOF OO ILAHAY SIYAY QALABI WANAGASAN/QALABI SHIRAKI LAHEN:SURATUL SAFAT.


WAXAN RAJENAYA INAD FAHANTAAN

SALAAMU CALEKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 10:18 pm
salaan kadib walaal marakan akharisatay muxadaradaadi luul runati ilamo ayaa iya timid
((-wamaa yatadakaru bihi ila ulal albab..)) waxaa ku wana qata kuwaha caqliga leh.Tasoo ay iga ahen isfanin rumatii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 01:04 am
al-salamu calekum
hadan ka bilabo nafateda.anigu wax badan ayan radiyay (page) oo kale nasib wanag wan helay
markan akharisatay muxadaradadi runati wan ilameyaay (luul )lakiin waxaa dhacay magaranaayo
tan labad illahay hakaabal mariyoo qofki/dadki
ababulay (page)amiin.anigu dar illahay ayan ku jecelahay(LUUL) laga yabo inad ila yabatid lakiin, malinta yoomal qiyamaha ee dhibatada badan ee harkale eesan jiirin haraka illahay mooyee oo dadku umalenayan ((shan kun oo sano.lakiin xaga illah ay ka tahay ((malin kaliyaa.oo ilamihi yaraa ay cirobi,hooyadina ay katagesoo ilameheda
ee ay ugu jecaled adunaka ((malin ay maal iyo caruur waxaana ayan tarin qof maahine uu illahay qalabi fiyow siyay,shiiraki ka fiyoo/gaal nimo ))suratu safat .Malintas dhibatada badanleh oo ad jecalesatid haraka illahay uu harenayo labadi darillahay isku jecalataa ee ay ka mid yihin ku waa illaha ku harenayo harakisaa
maxay isku jecaladen kaliyaa dar ilahay
waxaan rajenayaa inad fahanto
AL-salaamu calekum
Raxama s.x.
gabar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 01:36 am
AL-salaamu calekum
kadib walaalayal malinta qiyamaha way dhibato badantahay.lakiin nafataada mad xisabisay dhibatada malintaas jirato oo qof waliba dhididakisa ay u joogato danabiyaadiisaa ay le ekaayen mid uu laqayo dhididkiisaa mid uu cunaha/qoorata ugu joogo mid lugaaha iwm.
dhibataadas ay marayaan dadku illahay.7(todobo )
kox uu illahay ugu harenaya dhibatadoo dhan oo marakas ad jecalatid harakaas.Isku day inad ka mid noqotid ku waas ``illahay haka yele.amiin
1- xakin cadil ah /madax wene diinta ku dhaqama.
2-labo qof oo isku jecalaaday dar illahay,marakay isku imanayan dar illahay weye.
3-qof sadaqo bixisaday oo ay bidixadisu ogen(darensanen,isaguba uusan ogen wuxuu bixiyay.
4-nin/nag oo ay u timid nag/nin qurux badan oo ay ku dhahaday/ku yiri an kaa dhileslee marakaana uu yiri/ay tiri illah ban ka baqayaa.
5-shab/qof dhalin yara ah oo diinata illahay ku barabaray/il u ka uenaday.
6-qof isago kaligis ah illahay xasusatay oo oyay.
7-??????????????????????????
ki todobad wu i goyay !!!!!
isku day inad ka mid noqotid dadakas oo kheraka badan ``illah hanaga dhige amiin.
AL-salamu calekum.
waxaan rajenayaa inad fahantan
(walahu acalam)
Raxama s.x.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 01:41 am
waxaa yelay uu Nabigu u ooyaya (N K N ) narati iyo janadi ayu arakay wixi galli laha iyo dhibata
oo dhan maraki la dhelamiyay/samada lo qaday...
(walahu acalam)
Raxama s.x.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raxama

Tuesday, October 31, 2000 - 12:57 am
Maraka hore waad salaaman tihen dhamam ti Isalamka
AL-salamu calekum wa raxamatu lahi wa barakatu
ABI HURER WAXAA LAGA WARIYAAY.INU YIRE RASUALKI iLLAHAY(S.C.W) QOFKI JID UMARA DIINATA ILLAHAY/BARASHADEEDA,ILLAHAY WUXUU U FUDUDENAYAA
JIDAKI JANADA. WAXAA WARIYAY MUSALIN
MARAKA MA QOF BAAN/AYAA RABIN INU JIDAKA JANADA U FUDUDAADO.SUAASHU WAAMAYA
MARAKI WU NABIGA U UGA SHEKEYAAY(N.N.K) ASAXAABIHISAA JANADA & WANAGEDAA MARAKASU UGU SO
GABA GABEYAAY JANADU WAA WAAX AY ILI ARAG,DHAGI MAQAL,QOF BILIAADAN AHINA USAN KU FAKARIN.
MARAKA JANADAS WAXAA LAGU GALA CAMAL WANAGASAAN.
SALAADADU HADAY WANAGASANATO CAMALKAGAN OO DHAN WU WANAGASANAAN,LAKIIN HADU XUMAADU ILLAHAY HAKA DHAWARE CAMALKAGO DHAN WU XUMAN.


(WALAU SUBAXANAHU WATACALA ACALAM)
FAHAMID WANAGASAN
Raxama s.x.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL CABDULLAHI

Tuesday, October 31, 2000 - 07:18 am
Asalaama calykum walaalayaal dhamaantiin.

Waxaan naftayda iyo tiinaba u dardaarmayaa in aan "ILAAHEEY KA BAQNO".

Walaalayaal aad iyo aad ayaan ugu farxay markaan arkay runtii dad badan oo khayrka soo gudbinaya oo dar Ilaaheey isugu faa'iidaynaya, (page) kana ka dhigay mid (active) ama wax ku soo qoray.

Walaalayaal Ilaaheey ha naga dhigo kuwii harsada hooska Ilaaheey maalinta yoomul-qiyaama oo qof walba ay tiisu haysato. Nabiga (NNK) wuxuu yiri baraya Ilaahay idinkoo rumaysan in laydinka aqbalayo. marka mar hadii aan isagu nimid Ilaaheey dartiis oo uusan nagu jirin qof qofka kale yaqaan waxaan Ilaaheey nooga baryayaa mar labaad anoo rumaysan inuu Ilaaheey naga aqbalyo in aan noqono kuwa harsada hooska Ilaaheey AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABI>

Asalaa calaykum
Waa walaashiin Luul Cabdullahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 10:59 am
Asalaama calaykum

Waxaan idinku salaamayaa salaanta Islaamka ee qor ku qoran, salaan ka bacdi waxaan idin leeyahay qayrka soo gudbiya waligiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 02:38 am
AL-salamu calaykum kadib.
waxaan idinku dardarmayaa naftaayada iyo idinkaba ka cabsashada illahay & malinta qiiyamaha.waxaa nogu sugan Rasulkii alle(S.C.W.)kudayasho waanagsan ki rajeenaya illahay iyo malinta danbe.(WACABUD RAABAKA XATA YAATIYAKAL YAQIN.suradul Al-xijer)cabud rabiga ilaa ay kaaga imanayso geridu.Taasna waxaay no cadeeynaysaa in
cabuditaanka alle in u yahay wajiib.suratul AL-zumar muxuu dhahay alle(MAN IHATADA FA INAMAA YAHTADI LI NAFSIHI WAA MAN DALA FA INAMA YADIILU CALEYHAA WAMAA ANTA CALEYHIM BI WAKIIL.)Qofki hanunaa wuxuu u hanunay naftiisa ki kale ee dhumana naftiisa ayu dhumiiyaay adiguna(Nabiyoo)
ma kaa sarna dushoodaa danbii.

WALAAHU ACLAM.

WASALAMU CALEYKUM
WALAASHIN ISALAAMKA AH

Raxma S.X.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 11:30 pm
KERAKA HA LOO DEGA DEGO
Xaddiiski 23aad:
waxaa laga weriyay Abii maaliki Illaha ha ka raalli noqdee.inuu yiri:Rasuulka alle(S.C.W.) ayaa yiri."
Dahaaradu/nadaafadu waa iimaanka barkii,AL-xamdullillahi waxay buuxisaa miisaanka waanaga,subxaanallaahi iyo Al-xamadulillaahina way buuxiyaan ama waxay buuxiyaan inta u dhaxeesa cirka iyo dhulaka,salaaddu waa nuur, saddaqaduna
waa xujjo,sabarkuna/samirkuna.waa iftiin,qur`aankuna waa inuu xujjo kuu yahay ama inuu kugu yahay,Dadkoo dhammi way kallahaan waxaana ka mid ah mid naftiisa iibinaya ama naftiisa ayuu naarta ka xoreenayaa ama naftiisa ayuu naarta ku hallaagaya" waxaa weriyay Musalim.
markana xaddiiska wuxuu no cadenaya in dikarigu illahay malinata qiiyamaha ku buuxinaya.Walaalayal miyaay san aahen eerayo fudod ku haabon waqatiyal wanagasan,bal maxaa ka wanaghasan eerayashas oo danibigaaga lagu dhaafaya.
WALAASHIN ISALAMAKA AH
RAXMA S XASAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 06:38 am
Al-salamu calekum kadib
walaalayaa waxaan idinkula dardaramaya ka cadacashada illahay iyo cabudidisa sidi u ugula daradaramay Nabigisi subana (N N K)WACABUD RABAKA XATA YATIYAKAL YAQIN suratul AL-xijjir.caabud rabiga ila ay kaaga imanayaso geridu.Halkas waxaan ku garanena in qof waliba ay geri sugeso tasana waxaay u tahay Nabiga(S C W) u diganin maxaayelay qof waliba hadu mid geri yoonayo waa inu u shaqesata malinta danabe

FAHAMID WANAGASAN
WALAASHIN
RAXMA S XASAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 26, 2000 - 08:51 pm
AL- salamu calekum:
walaalayal soo gudabiyaa kherakaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 15, 2000 - 06:38 am
ASALAAMA CALAYKUM


RAMADAAN KARIIM!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 16, 2001 - 12:58 am
Salaanta Musalimaka kadib.
Rasuulaki Alle wuxuu yiri
"waxaa idi ku kher badan kina Qu´raanka barata dadakan bara!" (kuna camal fala )sidisa wanagasan oo loogu dhaqamo dhaqankaaga inu ka muqadoo,wax
kasatan uu kufarana in laraaco wax kasatana u ka..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.