site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dumarka & ragga qurbaha ku nool.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Dumarka & ragga qurbaha ku nool.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 01, 2000 - 03:40 am
Waxaan aad ula yaabaa dhalinyarada maanta ku nool yurub& ameerika\ ineey aad u yar yihiin
kuwa wax barta oo badidood aay ku jiraan ineey arimo run ahaantii mustaqbalka qofka aan wax
mihiimad ah ku saleeyneeyn . waxaana ka mid ah.

1)inuu qofku jaad ama qamri cabo.
2inuu ka shaqeeyo dhul dhaqid isagoon
doonaaynin inuu isku dayo inuu galin wax barto
oo uu u maleeyneyo waxbarashada inaay waqtiga ka
lumineeyso haba dhaqo dhulka shaqo waa shaqo
laakiin waxaan uga dan leeyahay in la helo
barito aqoonyahanadii wadanka laakiin soomaaliya
ma dooneeysaa inaad barito ku noqoto adoon
wax cilmi ah lahaayn waayo walaalayaal ogaada
kuwa maanta wadankii jooga kaafiyi maayso
boqol doolar oo aad u dirtid ee waxaa ku sugaaya wadan aan dhisneeyn aad uu u yar tahay inta wax
taqaan.
3)ineey dadku ku mashquuleen raggaa xun& dumarkaa
xun walaalayaal haddii aan waxbarano ma jirayaan
waxaas oo dhan.
4)waxaad ogaataa waqtiga aan heeysanaa waa mid
aad u yar mar haddii aad gashid 45 sano
waa inaad cilmigaaga soo bandhigtaa ama dad
ugu faaiidee ama noloshaada adoon dhibaatoon
u miciinso waxii aad shalay soo baratay .

waa iga intaas walaalayaal ha laga fiirsado
aduunka waa mudo kooban waxaa la yiri
wixii aad jeceshahay walaalkaa la jeloow
salaadana ha lagu dadaalo waayo iyada ayaad
barito maciinsaneeysaa.mahadsanidiin?

mursal.ahmed.abyan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed abdi ali

Friday, September 01, 2000 - 10:45 am
wallaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay
waanadaada qofkii wax ku qaadanaayo
waana runtaa sidaad sheegtay aad iyo
aad ayey u yar tahay inta ka fakirto
waxbarashada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA

Sunday, September 03, 2000 - 10:17 am
WALAAL MURSAL AAD & AAD AYAAD UGU MAHADSANTAHAY
WAANADAADA WAXAANA RAJEEYNAYAA KUWA AAY
DHIBAATADAAAS MAANTA HEEYSATO INEEY WAX
FAHMAAN OO AAY KA KACAAN HURDADA
AAD BAANA UGU FARXAY MARKII AAN AQRIYAY
QORAALKAAGAAN DAHABIGA AH WAXAANA U UMALEEYNAYAA
DADKA QAAR INAAD TUSAALE SIISAY NABAD GALYO
HALKAAS KA SII WAD WAANADAADA

MUSTAF AXMED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Tuesday, September 26, 2000 - 10:21 am
mustafa axmad walal sifiican baan u aqriyay warkaad sooqortay wana kugu racasanahay maxaayelay dadbadan ayaa aminsan in waqti lumis eytahay waxbarashada qalad ey kafahmeen marka waxaan urajeynaa walalyasheena soomali liyeed in ey ku dadlaa waxbarasha waxbarashada waamid ku anfaceeda lakin xamale aad waqtibadan kashaqey neysay ayaa wxad ku siigee daqiiqado kubeelee waxad shaqen jirtay oodhan amaba dhib uma mari jiratay marka wilakas walalkeena talo buu dhiiba na anfacda anagoodhan ee haladadaalo wlalahena somaliyed waxaanasugaaya wadan keena ogaada dadaalka halabadiyo iyo ala kacabsiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Thursday, October 26, 2000 - 05:46 am
mursal
walaal si wanaagsan ayaad wax u sheegtay
laakiin aawey kuwii ku dhageysan lahaa
ladan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 07:44 am
A-salami caleku
salaanta musalinka ka dib.Anigu waxaan ahay gabar
daadeedu u dhaxeesa 17-20 jir hada ka horana maan helin wax iiga iga wangsan diinatayada,anigo jooga dhul gaalo ah maxaa yelay halkan way iska dhibato badan tahay walaalayaal yan hadal idin ku
daliniin.Waxaan idin kula darrdaramayaa Alle ka
cabbsi nagatayda & tiinabaa,yaay idin ku dhicin sidi uu Illahay ku yiri Qurankiisa iyaoo musalimin ah. "ILLahay wuxuu yiri kuwi ay malaaigti oo fsatay(warasatay) nafatooda dulamiyay maxaad ku sugneedeen "marakaas bay dheheen waxaan ku ahen dhulaka Alle kuwo duu leesan" markaas bay dhahen mala`igti maysan dhulaka Alle balarneen ad iskaga gurataan kuwaas hoyagooda nar bay ahatay" Surat AL-ancam
Marka walaalayal qof walaba oo ku nol dhul galo ah waa inu diinatisa mu jisataa oo wax kasatoo karankisaa uu sameeyaa maxayeelay hadi kale waxaa kudhacayasa sidi kuwas oo kale,hadan walaal xadiski Rasuulaki Alle (N:N:K:)wuxuu aha anigu waxaan banaanka ka ahay musalim wallaba oo ku nol dhul galo,Nabigi Alle na hadu banaanka ka maroona waa hoog oo dhan.
marka dhibatooyinkaas oo dhan waxaa loogaga bixi karaa sidee ay culumadu sheegen mar hadeey ku keenatay dhibaato halakaan.
1)inaad diinataada mujiisatid si kasatoo ad awoodi karatid
2)FX. in wiilaku garaka dheeresan karaa isagoo ku dayaanaaya suunihi Rasuulaka (S:C:W:)xasuusana wixii u ILlahay yiri waxaa idin ku sugana Rasuulaka Alle ku dayashoo wangasan ki rajeenaya Illahay & malinta Qiyaamo. * sidoo kale waa iney gabadhu qaadataa xijaabki sharciga aha oo lagu
yaqaanay habalihi xishoodaka badana anigaba an ahade.
3)in u qofka had iyo jer lasocadoo muxadaradaha
Islamiga ah si u uga faaideesato sida malamaha jimcada,ciidaha ,uruurada,iyo isgargarsiga walaalaha musalimaka ah.IWM

walaalayal Illahay hana wafiqasiyo jidaka toosan
AMIIN
AL-SALAMU CALEKUM
SALAAN DIRAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raxma

Monday, January 15, 2001 - 07:47 am

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.