site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aabahaa cun..Daaroodkii Carabtii hataa waa nagu diray?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Aabahaa cun..Daaroodkii Carabtii hataa waa nagu diray?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Wednesday, September 06, 2000 - 12:11 am
Sideetameeyadii waxaa wadanka Sucuudiga yimid Soomaali badan oo shaqaale ka aheyd waxaa jiray tarxiil aad u xun. Markay askarta sucuudiga arkaan ruux ajnabi ah waxay dhihi jireen Haati Hawiyya (oo macnaheedu yahay iqaamadaada ama sharcigaada keen). Xariif Haawiye u dhashay aa waxaa lagu dhahay Haati Hawiyya .. Markaasuu yiri Aabahaa cun Daaroodka xitaa Carabtii waa nagu diray!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhiyo

Wednesday, September 06, 2000 - 05:14 am
Hi Faarax you better to now wat is darood means you just say •••• darod you now who you are you are fucking sheet and you have t onow wat's darot means darot means the goodest people in in somalian people you now who is •••••• they are niga in somalian •••••• is my worker i can say every think

faarax shut fuckup

•••• ••••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Funny1

Wednesday, September 06, 2000 - 08:53 am
To Faarax:loooooooooooolololol. That was some funny stuff bro Hell I laughed one of the best jokes in here keep it up bro.

To farxiya:
GGGGGG what is up with you girl it's only a joke aight and by the way shouldn't you go to a english course instead of coming in here cause girl your english sucks and hey I think you betta slow it down cause afweyne is not out there to help ya out!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keenadiid

Wednesday, September 06, 2000 - 12:28 pm
yo, that was DA BOM!KEEP IT UP DA GOOD JPKES!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaqsoor

Wednesday, September 06, 2000 - 05:52 pm
thanx farax qisadaa horaan umaqlay waana ku qoslay marlabaad, FARXIYA abaayo faarax ••••••• macaayin ee isku day in aad fahanto wuxuu yiri caydana iska dhaaf. TO funny meesha isdaba gal mayaalo ee yaan xamaasad qabiil ku qaadin. qisadana aan si fiican idiin ku sheego si aad u fahan taan in aan •••••• iyo ••••••• midna la caayin. 2 wiil oo ••••••• ah iyo 1 •••••• ah baa yaman kasoo lugeeyey iyagoo sucuudiga u soo socda carabigana aan aqoon markaasaa askartii sucuudigu qabatay oo tiri HAA HAWIYA oo macnaheedu yahay keen aqoonsigiina saakii hawiya ahaa baa yaabay oo is yiri askarta malaa daaroodbaa idinku diray maxaa •••••• baray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Thursday, September 07, 2000 - 06:41 am
wallaalayaal yaan la is caayin, cay iyo qabiil waatii dalkeena gubtay. faarax sheekadaadu waa mid qosol badan aan xanaaq laheyn. farxiyo plzz stay calm!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 07, 2000 - 07:27 am
lol.....yeah i hate MORYAAN DON'T YOU?!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAJABE

Friday, September 08, 2000 - 07:25 pm
ar faarax kursigaa ila wareegtey sheekadaadu waa wax lagu qoslo,,,,keeep it up bro....

teeda kale muslinoow waa nebcahay dadka cuqdada qaba , aniga labadaba ma ahi laakiin waxaan ka qabaa freinds badan su aasheydu waxaa weeye why haawiye cuqdad magaciisa uga qabaa???????????????/
daaroodka saaxiibadey ah saas kuma arkinee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faduma

Saturday, September 09, 2000 - 10:29 am
lol@faaarax....inta louqta yaa akhee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI GIRL

Saturday, September 09, 2000 - 12:17 pm
TO CAJABE

AAD IYO AAD AYAAD U QALDAN TAHAY WALAALO MAXAA YEELAY HABIYE QABIILKIISA CUQDAD KAMA QABO NACAYBNA KUMA JIRO LAAKIN ANIGA HADAAN ALLA KA CABSADO DAAROODKA AYAAN NACAYB BADAN IYO CAAY KU ARKAY SOOMALIDANA WAXAY KU MAAH MAAHDAA KU CAAYAA KAA LIITA' WAXAAD OGAATAA IN AANAN ANIGABA HABIYE IYO DAROD TOONA AHAYN MEELNA IGA SOO GALIN XATAA AWOWGAYGII SAGAALAAD WAA HADAAD IS LEEDAHAY WAA MIDKOOT LAKIIN ANIGA QOF AHAAN DADKA AAN NACAYBKA KU ARKAY WAA DAROD IYO ••••• "MY GOD".

MAHAD SANID IGANA RAALI AHOW HADAAN QALAD KAAGA SAXAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/body in NEW ZEALAND

Saturday, September 09, 2000 - 11:31 pm
walaalayaal waxaan joognaa dalal shisheeye ma'aha
inaad waxaa soo kale ku kaftan taan sababtoo ah
dadka ayay cuqdad ku sii beraysaa marka waxaa ka fiicnaan lahaa inaad wax kale ku kaftantaan.
sidaa iyo nabad galyo!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Tuesday, September 12, 2000 - 02:30 pm
kolay daaroodku waa dad aad udunxun
waa saan ogsoonahay hana ila
yaabina waa sida ay tahaye
BY DAAAAAAAROOOOOOD
URAAAAAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMLA

Wednesday, September 13, 2000 - 10:08 am
WIIL WAAL QOF HADUU URAAYO ADA URAYA DAROODNA HACAAYIN EE KABAHA NOO LEEF
FAARAX AAD BAAN U QOSLAY RUNTII THAT WAS FUNY REALT KEEP IT ON BROTHER HAYIYA AND DAROOD JUST SOME @@@@@@@@@@LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILWAAL

Wednesday, September 13, 2000 - 04:42 pm
ramla ragu hanala sheekaystaane adigu saas baad tahay kulamana sii wadi karo ee aamus yaa
fii fii fii fii fii
fii fii fii
fii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Wednesday, September 13, 2000 - 10:47 pm
abdi

to.farah
waad ku mahadsantahay wax yabah qosalka ah sii
waad waxne ha u arkiin dadka garadka yar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Wednesday, September 13, 2000 - 10:52 pm
abdi

to.farah
waad ku mahadsantahay wax yabah qosalka ah sii
waad waxne ha u arkiin dadka garadka yar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Thursday, September 14, 2000 - 01:00 am
Asalaamu calaykum Brs /Siss

TO: All

Markaan akhriyey sheekadan Faarax kuna noq noqday wallaahi wax xun kuma arag mar hadii qosol iyo kaftan loo imaaday meshan waxay ila tahay waa laga fiican yahay inaan is xag xagano ama qabiilba meesha lasoo galiyo marmar bay kaa gali qabiil sheko qosleh oo ku dhacday waana wax dhaca oo run ah marka yaan xumaan laga dhigin wax iska caadi ah teda kale waxaan garan waayey meesha walaashay farxiyo ay ka booday ama xumaanta ka dareentay Farxiyo take easy abaayadiis iskana qosol markii lagaa qosliyo

AXMED-GOLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMLA

Friday, September 15, 2000 - 09:31 am
WIILWAAL UF UF UF UF BAADTAHAY SORRY DHEHNOO DABALOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILWAAL

Friday, September 15, 2000 - 02:29 pm
SORRY an SORRY waan qaldamay balse ramla ayaa khalad kusaxday khalad laakiin abaayooy bee

nbadnidaa goorma ayaad sanka isaartay waa arin cajiiba anigu dad kaas waan kuqaldamay qayb kamida balse in baa saan soo sheegay ah ku jirtaana mooyiye waaseyaabe halkee adiga ku........hadii aadan iska hadaarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAMLA

Saturday, September 16, 2000 - 05:13 am
WIILWAL WAAN AQBALAY YOUR SORRY UFTUNA WAX KALE MAAHEE WAA QABIILKA LOL GEELGJIRANA WAA U MAGAC EGTAHAY @@@@@@@@@@@LOL TAKECARE BROTHER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ninwaalan

Saturday, September 16, 2000 - 08:42 am
to faarax

that was so funny...thanx brother hope you tell us more funny jokes

To farhiyo.

sista i think you ow an apolagy to faarax.

to all yo molians
don't you ever get tire of qabiil stuff.?

peace and love to all yo
Ninwaalan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Sunday, September 17, 2000 - 03:32 pm
TO FARXIYA
MAXAAD KA XANAAQDAY SHEEKADAAS WAA WAX JIRO OO WALIGEED YAA LA SHEEGI JIREE.WAA ISKA CAADI
EE HAA XUMAAN.•••••• WAAN NAHAY WAANA KU FARAX SANAHAY EE OGOOW SIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Monday, September 18, 2000 - 01:11 pm
that was soooo funny I love it. Farah, thank you
for your lovely joke!!!!!!!

farhiyo I think you should spend your time learning English instead of cursing Darood, because you know you can never be as good as them.
haaaa haaaa.

Thursday, September 21, 2000 - 08:25 am
ALLa you
don,t make joke darood because you don,t know them so you keepit you fucking talk please

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 21, 2000 - 08:29 am
ALLa you
don,t make joke darood because you don,t know them so you keepit you fucking talk out of them please

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SMOKEY

Wednesday, September 27, 2000 - 07:31 am
HI SOMALIS
WALAAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN, WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA HDII AAD TAHAY HAWIYO,DAAROOT,•••••,EELAAY,etc WAXAANU NAHAY ISKU DIIN ISKU DHAQAN ISKU LUQAD MARKA ANIGA WAXAAN LAYABANAHAY WAXAAN ISKU DAGAALEEYNO, DUNIDII INTEEDII KALAY NAGA HORMARTAY MAANTA OO WAXAAN U MALEEYNAAYAA IN AANU NAHAY AFRICA DADKA UGU LIITA, MARKA WALAALA YALOOW WAXAAN IDINKA CODSANAAYAA IN AAD AAD ISKA DHAFTAAN QABIILKA EE AAD ISCAAWISAAN KANA FAKIRTAAN SIDII SOOMALIA DOWLAD LAYAQANO OO WAX ISTARDA OO AAN DIBAD WAXBA UGA BAAHNEEN U NOQON LAHEED.
SIDAAD LASOCOTAANBA WAXAA LAGU JIRAA QARNIGII 21aad QABIIL BAANA WELI ISKU DAGAALEEYNAA OON ISKUDILEEYNAA,

BROTHERS AND SISTERS KA FIKIRA (FUTURE)KA SOOMALIA EE NOQDA KUWII DALKINA WAX U TARA.

SOOMAALIA HANOOLAATO......

PEACE N LOVE TO ALL OF U

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 11:31 am
I hate •••••• and I hate ••••••• both of them and why they suck. Do not ask me because all of you are talk about it were so called Ha and Da.

Ha stands for Halaag and Da stands for Daacuun

You are compatable for distruction of our people.
Kiss my ass all of you because you are sick.
Hell with you, you have forgotten the famine, disease, killing, blood shed, no country no schools, no universities, no health care, no flag, clinsing the people, for 11 years piece of ••••. I am one of the two horrible tribes that I mentioned to the above but I hate you gays.
You are bums, you enjoy the refuee checks or working in the factory. Have a life and think about your future to built something that is gonna be precious for your next generation

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 09:49 pm
to all yow somalians you need to lighten up, this was just a joke and the brother was just kidding
he did not attack any clan.so dont miss the whole point and lough about it.If you follow the comedys in other countries they talk about their own president and they lough about it and no one
attacks,but they laugh about it SO LIGHTEN UP AND KNOW THAT WORDS WOULD NEVER BREAK YOUR BONES.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxe

Tuesday, October 03, 2000 - 05:04 am
to.wiilwaal nacalaa adika iyo wixii dibada kukenayba kuyal darod waki dharka kuxiray disbonsarna kuugaday edaroka afkaka kada hadikale kumbuyudarka ayan kakasodhexbixi dona huuuuuuuuuurawaynayahaw habenki nebika loxira nin fican hadad tahay habenkii iskumad xarteeeeeeeeeeeeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Thursday, October 05, 2000 - 12:55 am
Manaxe
"disbonsarna kuugaday" "edaroka afkaka kada hadikale kumbuyudarka" "habenki nebika loxira"

Maashaa Allaah ••••••• af Soomaaliga aaduu u yaqaanaa!!!! Weligey ma arkin qof af Soomaaliga saasoo kale ugu hadlo!!!! halkaa kasii wad koley waxaad ka dhalatay kuwii joornaalkaa gedi-gedi intey u qabtaan markii loo sheegana dhihi jirayn waan GARANHAYAA!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 05, 2000 - 03:42 am
faarah runtii waa sheeko qosol leh oo ••••••• iyo •••••• midna aan wax ugeysaneyn, lakiin waxaa halkan ka muuqda sida uu u kala fogeeyey dagaalkii sokeeye labda qolo waana wanaagsantahey in sheekooyinka noocaan ah la sii wado si ay u dhamaato xumaan isku qaadidu qofkii cuqdo ka qaada waxyaabahan oo kale waxaan u arkaa qof aan caqli sii dheer lahayn.
from:stv.nr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILWAAL

Saturday, October 21, 2000 - 08:20 am
wagareey aduunyadu wax layaable BADANAAAAAAAAAAAAAAA nin manexe isusoo baxshayoow ma matali kartid dadka aad u damqanayso runtiina ramlaa ila kaa cod dhaanta ee KA FARIISO cayaarta ciniinyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 12:53 am
Nayaa FAARAX:maxaa ku soo garasi yay qabil dhan
inad la gashid af kagaa ad hurad ka dhaqin.Hadaay
carabtyi ku wayadii yeen ciqamada/sharciga ma aha
inad soo garatid qabil khan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kenadiid

Tuesday, October 24, 2000 - 10:42 am
lol yasmin!

waxaan aad ugu qosley sidaad (manaxe) hadalkiisa
u soo xigsatey waliba mar kuu leeyahey "habinka nabiga lo xira"....walaahi waa yaab dadkaasaa
hadhow intay kula soo fariistaan Soomaali kula sheeganaya!...............lol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.