site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WORLD CUP 98

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): WORLD CUP 98
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

africa

Friday, September 08, 2000 - 03:45 am
wiil dhalinyara oo sacuudi ah ayaa wuxuu aaday france si uu usoo daawado ciyaarihii halkaas ka socday isagoo taageeraayo dalkiisa

wuxuu ku degtay hotel udiyaarsanaa subaxii markii uu ka soo toosay hurdadii ayaa waxaa usoo dhacay taleefan kaga yimid sacuudiga oo loo sheegay inay dhimatay hooyadiisa alaha unaxariistee

isagoo murugeysan ayuu galabtii aaday isbartiibada kadib waxaa lagaraayay sacuudiga waxaa usiyaaday murugtii wuxuu kusoo laabtay hoteelkiisa markuu soo galay qolkiisa ayuu wuxuu arkay [faraanti/fargal] dul saaran koomadiinka uusan laheyn isagoo yaaban ayuu wuxuu geliyay fartiisa kadib waxaa usoo baxay [jini/cirfiid] waxaa dhex martay wada sheekeysi sidan ah

JINI; wiilyahoow waa fursadaadi aduunyada iga dalbo waxaad jeceshahay aan kuu qabtee.

WIIL; hooyaday ayaa saakay dhimatay ee iisoo nooleey.

JINI; taasi waa arin ilaah asagaa wax dila nooleeyana ee mid aduun iwarso.

WIIL; waayahayee sacuudiga haku guuleysato koobka aduunka;

JINI; walaaxowla walaaquwati intuu yiri asagoo madaxa ruxaya ayuu wuxuu yiri taasi waxaa iiga fudud inaan soo nooleeyo qaraabadaada oo dhan intii dhimatay ee nabadeey wiilyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nesreen

Saturday, September 09, 2000 - 12:57 pm
what and what is that exactly, i thought it was a joke but it doesn't sound like it. is it just a story,or what is it ? any ways keep up
NESREEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SARA

Saturday, September 09, 2000 - 01:16 pm
TO AFRICA

AAD IYO AAD AYAAN UGU QOSLAY WAA RUN OO JINIGA WUXUU SHEEGAY WAX RUN AH KEEP UP BRO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdow

Thursday, September 14, 2000 - 03:11 am
Duqa xishoo wax fiican ku hadal hadii kale aamus,aamusnaantaba waa xikmad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Thursday, September 14, 2000 - 04:27 am
to abdow

walaal waxay ila tahay in aadan fahmin waxa uu ka hadlayo africa marka waxay ila tahay adiga ayaaba jawaabtaas ku fiicnaa (aamusnaanta waa xikmad).

to africa keep up bro I really like it!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.