site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AYAAN DARRAN

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): AYAAN DARRAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 06:31 am
GABAR AYAA WAXEY AHEYD MID AAD U QURUX BADAN RAGGII MAGAALADA OO DHANNA KA WADA HELEEN, MARKAA AYAA RAG BADAN DOONAY LAAKIIN WAXEY XUJJO KA DHIGTAY IN UU NINKU QABIILKEEDA NOQDO, HADABA MAXAA KU DHACAY QOFTII:
MUDDO KADIB MARKII NIN WALIBA GUURSADEY AYAA WAXAA U YIMID MID CAYAALA SUUQ AH LAAKIIN ISKU QABIIL SHEEGTAAN MARKAA AYEY LADHACDEY OO GUURSATEY, HADABA AKHRISTOW MAXAAD ISLEEDAHAY AYAA QOFTAA KU DHACAY. AYAAN DARRO ISUMA KAA SHEEGTO NINKII LAMA NOOLEEN XITAA WAX DHAN BIL, WUXUUNA SOO AADEY DALKA U.S.A ISAGA OO MARNA TIXGELIN QABIILKII NAAGTU KU RAACDEY, MUDDO YAR KADIB NAAGTII WAXAA KU CADAATEY TALO, WAXEYNA KU TIRI:
NINYAHOW MAXAAD SAA USAMEYSAY, MAAD SOO NOQOTID AA..EE..OO...IWM

NAA AMA HALKAN IMOW AMA WAAD IGA FURAN TAHAY, WAAYO ANIGU NIN DHALIN YAR AYAAN AHAY U.S.A WAXAAN KA HELAY WIXII DREAM II AHAA.
WAAYO IYADA AYAA DIIDAY RAG SHARAF LEH KUNA DOORSATEY CIYAAL
HIP-HOP. WAQTI KADIB AYAA NAAGTII FOOL QABATAY MARKAA AYAA WAXAA USOO GURMADEY KUWII QABIILKA DARTII KU NACDEY UNA NOQDAY HOOYO IYO AABBE IYO WALAAL, MAXAAD AKHRISTOW ISLEEDAHAY QOFTII WAXEY KU KACDEY:
OOOOOHIN HAHAHAHAHA....ALLA ANIGU AYAAN DARNIYAA MAXAA KAASNA II GEEYEY QURUXNA KUMA RAACIN, MAALNA KUMA RAACIN, QIIME KALE OO GAAR AHNA KUMA RAACIN. MARKAA AYAA NIN KAMID AH IKHYAARTII SASABAY OO KU YIRI WAA ISKA XAAL ADDUUN EE MID DAMBE KA DIGTIINOW.
AKHRISTOW WAXAAN KAAGA DIGAYAA INAAD DHAMMAADKA SHEEKADA AADAN AKHRIN HADDII AAD TAHAY QOF DAREEN JILICSAN:
WAXAA WAR LAGA HELAY KII NAAGTA CUNUGA KA DHALAY ISAGA OO LEH ANIGU NAAGTA CUNIGA KAMA DHALIN OO ANIGU WAXAAN ISKU SAMEEYEY QALIIN IGA HORJOOGSADO DHASHA ISAGA OO SOO DIRAY WARAAQO CADEEN AH. DUGSI MALEH QABYAALADDU WAXEY DUMISO MOOYAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Wednesday, September 13, 2000 - 07:00 am
waraa adiga siyaasi aadtahay gacan aan kuu taagay dad adookale ayaan soomali uga baahanahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaafici

Tuesday, September 26, 2000 - 08:10 pm
woooooooow
walaal jasakumu lahaaaa
waa sheeko nu xur kugu reebeeyso
sxboow hadaa tanoo kale heeyso nosoo sheeg pls
noo soo sheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 12:50 pm
Guurku qabiil maleh ee ha moogaan qofka qoray sheekadanow balse waxaad moodaa in aad adigu jeclayd oo ay ku diid gabadhaasi. Ma shegi karno in ay qaladka lahayd iyo in aad adigu lahayd sababta ay kugu diiday. Ka sameeyayna waa wax ma garte ee qabiil uma samayn. Hana dhex dhigin dhaliinta soomaaliyeed in uu guurku yahay qabiil. @Waa calaf iyo nasiib. Waa sida Eebe kuugu hagaajiyo guurkaaga. Ha ku hamiyin iskana ilaw nacaybka qabiil ee baa bi'yey dalkeeni. Ka eego gabadh ku anfacda habla soomaali weyn hana ku fekerin tan ku xigta ayaa wanaagsan. Shop for your marriage. Do not limit your choice for clan iissues. Ninku wuxuu ku hurumaraa naagtiisa oo fiican. Gabadhana waxaa lagu qadariyaa ninkeeda oo fiican. You could be a good tribe but you could be a horrible person like the one you mentioned on the above paragraph. Love and marriage has nothing to do tribe. Let us keep this faith. Yeye ina dhalan rogin colaada sokeeye ee bilaabantay xiligan dho, remember it go away some how some time. Ogow naagtaadu waa kaa dhodahay cidkasta. It is how train, treat and give the choice of life and present yourself in the period of your life. Naagtu waa ka jeceshay ninkeeda cidkasta. She is the only one tthat you aloow yourself to be naked infront of her so forget fucking tribe which you hiding in yourself. Life is soo sweet when you have partner in life who is wife or husband. And that is how Allah create for us to be different sex and feel the sense and feeling of the oposite sex.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 04:21 am
YAAB ADDUUNKAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeey

Saturday, October 21, 2000 - 05:02 am
ninkii qayaanada badnaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.