site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAAD KU QOSLEYSAA?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): MAXAAD KU QOSLEYSAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIRIS

Wednesday, September 13, 2000 - 10:39 am
WAXAA JIRTAY BEER WEYN OO WAX WALBA KA BAXAAN,HADABA BEERTAAS WAXAA LOOGA XAAL WAAYAY TUUGO OO MAR WALBA XADI JIRTAY.HADABA BEERTII AYAA WAXAA LOO SUU BIYAY SHARCI AH IN QOF WALBA WUXUU BEERTA KA SOO QAATO WUXUU RABO HA AHAADO INUU DABADA ISKA KELIYO AMA QOORTA SEEF LOOGA GOOYO. MUDO YAR KADIB WIXII BEERTA LAGA CABSADABA AYAA WAXAA BEERTII U DHACAY SADEX NIN OO TUUGA AH,KII U HOREEYAY WUXUU SOO QAATAY BASBAAS WAXAA QABTAY WAARDIYIHII OO KU YIRI BASBAASKA DABADA ISKA GELI AMA QOORTA AYAAN KAA GOYNAYAA,SIDAAS AYUU BASBAASKII IS KU GALIYAY. KII LABAAD AYAA ISNA SOO QAATAY LIIN WAXAANA ISNA QABTAY WAARDIYHII OO KUYIRI QOF WALBO WUXUU SOO QAATUU IS GALINAYAA EE LIINTA IS GELI AMA QOORTA AYAAN KAA JARAYAA,INTAAS TUUGII MARKUU MAQLAY AYUU WUXUU LA DHACAY QOSOL ILAA UU BA KA SUUXIGAARAY,WAARDIYIHII AYAA INTUU YAABAY YIRI MAXAAD KU QOSLEYSAA, MARKAAS BUU TUUGII WUXUU YIRI SAAXIIBKEY WUXUU SOO WATAA QARE SABABTAAS AYAAN KU QOSLAYAA, WAARDIYIHII AYAA ISNA INTUU QOSLAY YIRI ADIGU ISKA BAX MAADAAMA AAD IGA QOSLISAY. DHAMAAD. SAAXIIBAYAALOOW ISKUDAYA INAAD SHEEKADA FAHANTAAN. MIDA LABAAD IGA RAALI AHAADA MAADAAMA HAL ERAY OO XUN UU KU JIRO SHEEKADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI GIRL

Wednesday, September 13, 2000 - 01:03 pm
ASALAAMU CALEYKUM WALAAL

ma fahmin aniga bal adiga inoo sheek micnaha ama waxa qosolka ah ee ku jira meesha aniga kolay kuma aanan qoslin OO waan carooday oo waqti ayaa iiga dhumay meesha,

anyway keep up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Thursday, September 14, 2000 - 03:04 am
Funny .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 05:26 am
kan sexaad maxaa ku dhacay ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIRIS

Thursday, September 14, 2000 - 07:15 am
TO SOMALIGIRL MACNAHA SHEEKADU WAXAA WEEYE QOF WALBAA WUXUU SOO QAATO INUU IS GELIYO HADABA,KII U HOREEYAY WUXUU SOO QAATAY BASBAAS,KII LABAADNA LIIN,AMA LIINDHANAAN,KII SEDEXAADNA QARE,HADABA MAXEEY ADI KULATAHAY .WAANA SAAS SHEEKADU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Saturday, September 16, 2000 - 08:40 am
IDIRIS Sxb horta anigu waan ku qoslay run ahaantii waayo9 waa sheeko sheeko kale ka danbayso, balse ma dhihi karo waan fahamay ee noo sheeg
Hadaan iska gues gareeyana oo aan dhinaca siyaasada ulakacana ma sedexdii doladood ee somaliya tii 60aadkii. Tii Militiriga M. S. Barre iyo Tan Abdulqasim S. xasan. Beerta wayna waa wadankeena somaliya, Waardiyahan waa umada 9shacabka) 2 dii horena waa u egyihiin basbaaska iyo liinta dee ma aqaan ma ina Saalad Boy baa qaraha soo wata.

AXMED-GOLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 06:15 am
axmed gole maxaa meesha ku keenay
meel kasta ma joogtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasaaye

Wednesday, September 27, 2000 - 09:19 am
axmed gole saaxiib meel walba ka muuqo waa lagu muuna beelaa meel walba axmed golaad la soo taagan tahay xishoo buuqyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 10:13 am
AXMED GOLE
REER BAADEYE BODOW . MA WELI
WAXAAT WADAA QABEEL LAGA TAGEY.
SXB SOMALI WEY MADOODEY HADII AAT WELI .
SOO DAAGANTAHAY MAGARANAYO EE ISKA DHAAF WAXAAS
JAMAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 10:57 am
Labadiinuba waad khaldantihiin wax macno lehna uma aydaan sheegin umadiinu ku qososho.Waxaana idinku magacaabayaa laba kala darane, dushooduna noo egtahay, calooshana dareen ka qaba. Bogan bog la iskaga qoslo ama majaajilo ah ee ka daaya qabiilka lagu hungoobay naga dhigay caydh iyo qaxooti aan meela lahayn, hana moogaanina kursiga qof uun baa inoo qaban laha ee ma deeqo inta wada doonaysa maxtinimada. Balse inan ragoo idinka ayaa dumiyey dawladihii hore haddana ka soo horjeeda tii wax hagaa jin lahayd. Ki noqon laha taliye idinka ayaa dilay, ama dilaya ama eryey. Waxaa lagu maah-maahaa dawlad xun ayaa dhaanta dawlad la'aan. Mana ka fekeraysaan qiimaha uu leeyahay dalka hooyo. Barafka, darxumada, duliga, baaba' ku dhacay umadeena Soomaaliyeed meelkastaba ha joogtee ma ogidin. Waxaan qabnaa quudhsi, shaqo laan, caydhbaan nahay mudo ka badan dhawr iyo toban sano, caruurtayadu ma leh dhul la hubo ay usoo hiloobaan sababta oo ah kumaba dhan garan maayaan micnaha dalka hooyo. Inana ragow xumayaal ka dhaafa interneka waxa xun ee leh naxdinta ee aad wadaan weli. Gubayaal, wax magartooyin, goomoonayaal, gurigood dumiyayaal, gashi qaatayaal, gunimo jeclaystayaal, geedkay seexdaan ku xaarayaal, gabdhahooda xumeeyayaal, hooyadood gablamiyayaal, wax walba yaal joojiya weli waxaad wadaan ina ihebel, dhagax ina dhurwaa, come together, think the unity no matter how it is difficult to do it. Change is good, not trying is pain and regret.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdalla

Saturday, December 16, 2000 - 09:49 am
waraa axmed gole ilaa waxaan kuu waayay halkaanaad u soo carartay yaa hadeeraa lagu gartay laakiin geedi shombow waad ka roontahay oo asagu xataa halkaan ma soo galin saaxiib meesheenii inagee adiga

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.