site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MADAX WEYNE. ABDIKHAASIM&SANAAWIGA ETHIOPIA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): MADAX WEYNE. ABDIKHAASIM&SANAAWIGA ETHIOPIA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI ABSHIR

Friday, September 15, 2000 - 05:37 pm
hogaamimayaha waalan ee horkaca hadafka khaldane maamulka bahaloobay eedalka ethiopia ayaa wuxuu martiqaad ufidiyay madaxweynaha cusubee dalka soomaaliya mudane abdikhaasim.s.hasan. martiqaadkaas oo macnaha dhabta ah eeuu huwanyahay aytahay kasbasho lagu kasbanayo maamul dawliyeedka cusub ee dalka soomaaliya lana doonayo in ayna lug ku yeelanin mid siyaasadeed iyo mid dhaqaalaba dadaaldooniseedka& dabaakhtanka loogujiro dalka suntan eelayaqaano ee aydiiratay dabaadyawgiisa waa ogaadeeniya e iyo in.....WAXAAN KA CUDUR DAARANAYAA XAGA FARSAMADA OON DIGNIIN KAHELAY IGALASOCO BARI HADAA HADII ILAAHAY YIDHAAHDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI ABSHIR2

Friday, September 15, 2000 - 07:58 pm
waxaan aad ugu farahsanahay inuu marlabaad wakhtigu ii saamaxo fursadna uu iisiiyo inaan siiwado aragtidii igakala dhantaalantay ,mudo hada laga joogo saacad kahor falal kulugleh dhinaca farsamada awgeed mahadaa rabibaa iskale. aan usoo laabto aragtidii inoo socotay ee SALAAD&SANAAWI raesalwasaaraha maanta kataliya etheopia m.sanaawi ooah mid ay kumaqanyihiin ikabadan kumanaankun ooqof oo soomaaliah u dhalatay wadankaas OGAADEENIYA inkabadana xabsiyada ku haysta aynuna wada ogsoonahay minja xaabooyin kii uu usoo gaystay madal nabadeed kasta ooy soomaaliyi isugu timaado 10bankii sano ee lasoo dhaafay isagoo caalamka tusaya inuu wax toosinayo balse taladiisu ahayd kala tuuris waxaynu wada ogsoonahay inuu hub&lacag uu dagaal oogayaasha midba goonidiisa usoo siin jira waxaan daah inaga saarayn inuu al aana ku jiro gobolo kamida labada xorta ah ee hoosyimaada maamulka cusub ee MADAXWEYNE.CABDIKHAASIM S XASAN hadaba malas saawi ma af ayka muuqdaan hilbo dadsoomaali ah oouu cunay buu rabaa inuu kula hadlo m.cabdikhaasim? mase dareensan yahay cabdikhasim waxauu yahay maliz sanaawi? lasoco qaybta 3aad waa ali abshir oo idinle amin wanaagsan akhristoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI ABSHIR2

Friday, September 15, 2000 - 08:00 pm

halyey

Friday, September 15, 2000 - 08:25 pm
Br waxaan isku dayey inaan akhriyo waxad qortay wax wayna kama fahmin marka warkaaga kala saar saar oo wax cadee, si'loo fahmo
Teeda kale Madaxweyne A/qassim xaquu buu u leeyahay inuu lahadlo Zinaawiga Ethiopia balse isagay jirtaa wuxuu kula hadlayo iyo siduu waxyeeli, haduu sidii Ina Cigaal xoogaw shilimaada ama dana kala ah dhaafsanayo dhulkaa iyo dadkaa somaliyey ee reer OPgadenia
Teeda kale maanta Madaxweyne C/qasim S. Xasan mataagna meel uu rag kala gor gortami karo sug horta dowlada ha cagadhigatee hana soo laabato haybadii wadanka iyo dadka somaliya, laakiin manta inagaa yabyabanayna hadaan somali nahay(tuugsi) karaamana malihin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.