site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HAL XIRAALE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): HAL XIRAALE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 10:29 am
SXB YAAL
GEET AYAA WAXAA SAARAN 10 SHINBIR
WAXAAT SOO QAADATEY FARKAN. OO DHAGAX KU JIRA .
WAA KALE JIIDEY HAL AYAA LAHESHEY.
GEETKA MEEQA AYAA KU HARTEY.
SE FIICAN U FIIRE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 11:43 am
sxb

geedka wax maku harin
hal-xiraale kale maheysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GULEDYARRE

Thursday, September 28, 2000 - 01:14 am
GEEDKA XABADAA LA HESHAY AYAA KU HARTAY HADAYSAN SOO DHICIN.

SXB MEESHA KASII WAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaligirl

Thursday, September 28, 2000 - 11:18 pm
Hi aniga ayaa ka jawaabaayo taas.
Waxaa tiri 12 shinbirood ayaa geedka saaran fargan ayaad soo qaadatay waad kala jiidat Hal ayaadna laheshay.Taas simple waaye shimbirihii oo dhanba ma aadan la haleeline Hal oo Geel eh ayaa ku dhifatay.Sidaas matahay aboowgiis?
Inooga soo jawaab hadii eey si,kale tahay.
Thanks bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaligirl

Thursday, September 28, 2000 - 11:19 pm
Raali ahoow 10 shinbirood ayaan kawadaa.
Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shinbir tee

Friday, September 29, 2000 - 04:29 am
war kule waad dishey sxb so ma farax sanid
lol lol
hahahahahhahahhhaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

more jokes

Sunday, October 01, 2000 - 06:10 pm
tan midow ka jawaab

a doctor has a brother that is a lawyer in toronto but the lawyer in toronto does have a brother that is a doctor.

How could this happen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 10:48 am
nin baa waxuu ka yimid baadiye waxuuna yimidmagaalada hargeeysa waxuu soo galay masaajid
iyadoo salaad maqrib lagu jiro markaas ayuu dadkii soo gadaal istaagay oo yiri waxaan ahay nin safar ah oo xagaa & galbeed u sii socda waana kabo
la ahay markaa dad yahoow labo kabood oo i le eg ayaan qaadanayaa ee nabad galyo nin walba waxuu is yiri war makuwaagii ayuu qaadanayaa
iimaamkii ayaa inta is iloobay yiri waar ninka qabta dadkii salaada ku jiray ayaa qosol gariiray
ninkiina cabdi bile waa ka dheereeyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 10:59 am
nin reer burco ah oo aad u da weeynaa ayaa waxuu
necbaa da da weeyn maalin maalmaha ka mid ah
ayaa iyadoo qafaal ama raaf jiro ayuu waxa uu siiyay lacag askartii wax raafeeysay si aay u
qafaalaan isagoo doonayo in la hor mariyo
odayaashii eey kaftami jireen si uu u tuso in uu wali xoog ku danbeeyo marka waxaa la kulmay odayaashii qaar ka mid ah markaasuu yiri waa la i
ee reerka u sheega lacag haleeygu soo furtee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 11:08 am
nin reer waqooyi ah ayaa waligii isagoon imaan magaalada muqdisho maalin cagaha soo dhigay
kadib waxa ugu horeeyay ee uu arkaa waxeey ahaayeen nin bidixda ka laafyoonaayo
markaas ayuu kor inta u qeeyliyay yiri waaryaada
wallee kani waa qaaaaaaaan++++s markaas ayuu
kii ahaa u jawaabay oo waxuu yiri
adiga qaniiska dhahaaye usaga tusbax miyaa qoorta maa la surtaa ma lagu wardiyaa hadii rabtid ma noqotidoo cadaan & madoowba ha ku fugaanmarkaas buu ku bilaabay feer markii hadalkii lagu yiri ninkii waxaa la isla geeyay afar irdood
markaas ayuu ku jawaabay aniga ninkaan maxuu ii dilaayaa ma nin faciis ah ayuu ii maleeyay
lool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 11:28 am
nin ayaa waxuu ka yimid tuulo ka mid ah soomaaliya
oo walaashii keentay wadanka sweden
ka dibna waxeey u furtay koonto waxeeyna u sameeysay kaar uu lacagta dibada kala baxo
waxeeyna ugu riday 3000 oo lacagta sweden ah
wax kaloo faahfahin ah umeey sheegin maalin ayeey kaxeeysay 300 uga soo saartay daaqada bangigii
eey uga furtay koontada maalin ka dib ayuu isagoo meeshii maraaya daaqadii u dhow ayuu arkay islaan
lacag kal soo baxeeyso markaas ayuu u maleeyay
ineey tiisi la baxeeyso markaas ayuu habartii ku dhagay oo yiri lacagteeyda ii dhig marka habartii waa argagaxday oo waxeey tiri war waa maxay tuugaan ku helay isagii oo ku dhagan ayaa waxaa soo maray meeshii nin soomaali ah oo wadanka mudo
joogay marka ninkii ayaa ka dhaadhiciyay in daaqada dadka ka dhaxeeyso habartiina la hadlay oo u sheegay arinta sida eey tahay laakiin waxaa la yaab noqotay habartii sidii looga dhaadhicin lahaa
lollllooooooollool afarta qiso waxaa qoray nin
aan magac maskiin ka aheeyn oo la yiraahdo galeeyr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 11:40 am
nin baa waxuu aad u jeclaa gabar soomaalina
sida aad ku taqaanan waxaan nahay dad aad u xishood badan waxaa ku adkaatay siduu ugu sheegi lahaa inuu jecel yahay marka waxuu sameeyn jiray
waxuu caadeeystay inuu gabadha meelaha eey ka dhawdahay maro si uu u daawado waayo lama hadli karo maalin maalmaha ka mid ah ayuu sidii uu u ag maraayay waxuu arkay wiil ma qosla ah oo gabadhii inta shukaansi ku bilaabay kaga dhiidhiyay oo gabadhii oo dhan ka dhigay wajigeeda qosol & farxad waayo gabadhaas hore looma shukaansan oo waxaa ku taagnaa goormaa lagu shukaan san doonaa
horuuna ka kaxeeystay oo waxuu la aaday xaafad uu daganaa kii wax jeclaa ayaa soo daba kacay oo waxuu isku dayay inuu ka dhigto gabadha marka dad weeyne maxaa ku haboon inuu yiraahdo nikaas lollooll galeeyr waxaan u maleeynayaa waa fara
bateen kaftankii aqyaarta soo dhawaada byeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saalax

Monday, November 20, 2000 - 11:17 am
kaalay idinka naag maka hadleeysaan miyaa nin
uun baad naga waraabiseen lol walaahi saan u qoslaayay bariis ayaan cunaayay sanka ayuu
iga yimid isagoo cad cad lol aqyaarta iskoorka qosolka idinkaa haya halkaa ka sidii wada companigiina waa ka yaabay aniga nin uun ka hadlaaya waliba reer waqooyi lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diini

Wednesday, November 22, 2000 - 05:58 am
Boggaan ma bogga hal xiraalahaa mise bogga ilaqosolka waa in la kala sooraa, waxaa jira dad badan oo xiiseya bogagga somalia

Malin malmaha ka midah ayaa waxaa uu rabay nin cabsan inuu furo gurigiisa, balse moddo laba saac ah markii uu furi waayay ayaa waxaa ugu yimid niman roondo ah oo meesha ku maray saacad iyo bar kahor ah waxeyna ku yiraah deen maxaad meesha u taagantahay iyagoo u maleeyay tuug waxa uuna ku yiri waxaan furi waayay guri mid kamid ah ayaa ku yiri ii dhiib furaha aan ku caawiyee...
waxa uu na u dhiibay ninkii xabad sigaar ah!!!
ninkii roondada ahaa ayaa ku yiri waxaad ii dhiibtay sigaar ee keen furaha??
ninkii wuxuu yiri
HADDII UUNA KAA FURIHII EHEEN WAXAAN U MALEYNAYAA INAAN CABAY FURIHII!!!!!

HA..HA,, HAAAAAAAAAAAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Monday, December 04, 2000 - 07:32 am
ninbaa isaga oo shaqo ka yimid waxaa uu yimid guri uu daganaa aad ayuuna u daalanaa ka bacdi
wuu seexday subaxii ayuu hordada ka kacay isaga
oo nastay shaqadii ayuu halkaasna ka aaday
sheekadiina waa dhamaatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 04, 2000 - 11:19 pm
ninbaa isaga oo yurub u soo socda hooyadii u
duceeysay waxeeyna ku tiri albaabkaad hor istaagtid ilaah ha kuu balaqo maalintii danbe ayuu waxuu soo ag istaagay albaabada bangiga markaasuu furmay albaabkii lolololll

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.