site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabar iyo Wiil........

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Gabar iyo Wiil........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WuTang

Wednesday, September 27, 2000 - 11:41 am
Wiil iyo gabar ayaa iska helay oo is jeclaaday. Maalin maalmaha ka mida ayay aadeen meel aad u qurux badan markaasaa gabadhii waxay wiilka ku tiri runta ayaan rabaa inaan kuu sheego oo waxaan ahay dhillo.. wiilkii cabaar ayuu fakaray oo lacag dhan 100 shilling ah siiyay oo uu wasay gabadhii.

Markuu wasay kadib ayuu isna wuxuu ku yiri, runtaan rabaa inaan kuu sheego oo waxaan ahay nin taksiile (Cab Driver) ah marka hadaad rabtid inaan magaalada kugu celiyo, waa 100 shillin. Halkaasuu lacagtii kaga qaaday oo soo celieyey...

hahahah
Laughing huh....thought so..more to come in near future

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 28, 2000 - 01:11 am
HA HA HA . WARAA WAA SHIDAN TAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Thursday, September 28, 2000 - 03:15 am
Duqa waxaa tahay nin qatar that is funnyyyyyyyy
loooooooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 02:43 am
MARKA HORE. WALAALAYAL WAXAAN NAHAY DAD MUSLIM AH
BAAN NUNAHAY WAXAANA FIICAN INAN ISKA DHAAFANO
WAXAAASOO KALE.
EE WAA DANABI MISE WAXAA IDINKA DARAY WADAMADI
GAALADA.
salaan qali ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

makacsade

Wednesday, October 25, 2000 - 12:55 pm
hey wutang that was


balahiyoo afka cunaunoyo isku shego muslin adi kow muslim limo so bo markasi no qutbey adi iyo annonymouska tahay was balahi iyo burkisa jabhad lima an kugu ogahay
doro kulefleftey damba waxaasu haisku qorin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.