site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nin ciil Qaba ( adult joke)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Nin ciil Qaba ( adult joke)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhurwaa

Friday, September 29, 2000 - 04:11 am
Berri ayaa waxa jiri jirey nin aad u da wayn oo jeel ka soo baxay. ninkani wax muddo ah naag ma uusan arag(intercourse).
Ninkii ayaa alaabtiisa u gabyayoo wuxu yidhi;
Guskaygow anaa ku gabay
Gu gaa dhalay kows ma arag
Gafuurka wax kuu ma galin.
Markaasuu wuxu la hadlay gabadh iyaduna meesha ka dhaweyd oo uu damcay in uu wax weydiiyo,
Gabadhii waxay ninkii ugu jawaabtay;
Waar ragii hore wuu daloolin jiree duldhige!


Markaasi ayuu inta uu ciil qabtay gabadhii ugu jawaabay;
Naa dumarkii hore waa la haybin jiree hor dhiga!


sidaa iyo is maqaldanbe

DHURWAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 04:43 am
LOL,AAD AYAAD IIGA QOSLISAY.DADKANI MA RUWAAYAD AYAY DHIGAYEEN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.