site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Basari buulkeeda bayaayo waaye.
  • Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan.
  • Beec-mushtar bilowgiis bur iyo bajiye waaye.
  • Been fakatay runi ma gaadho.
  • Beeni raad ma leh.
  • Beentaada hore, runtaada dambey dishaa.
  • Beentaada hore, runtaada danbey u daran tahay.
  • Beer wax dhalow ba'.
  • Beerka jecli, xaydha jecli.
  • Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso.