site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Xoorkii laga dhamay xagaagii iyo xusuus baa geel lagu xer geeyaa.
  • Xornimo adaa ku noole,iyadu kuguma noola.
  • Xumbo iyo xiisaba in yar bey jiraan.
  • Yaa geesoole geel baray.
  • Yad fulay lagama kaco (Fuleygu wax ka dharbaaxo kulul).
  • Yaraan waa ciil laga koray.