site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Belo markay adiga kaa maqan tahay, qayrkaa bay ku maqan tahay.
  • Bidaari sibiq bay kugu gashaa.
  • Bil-saddex reerkaagana waa kaa kaxaysaa, reer kalena kuuma geyso.
  • Bilaysini Bir ka adag.
  • Bililiqo doon waa nabad diid.
  • Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacood.
  • Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso.
  • Biya sar tegey waa la sugayaa.
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
  • Biyo ay horotood dhooqo tahay, dabadooda maxaad mooday.