site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Biyo meel godan bay isugu tagaan.
  • Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa.
  • Biyo socdaa biyo fadhiya kiciya.
  • Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo biciidkuba waa
  • Buurta Saw iyo Sogsogley iyo Samow Boorame.
  • Caana daatay qabasho ma leh.
  • Caano baqay haddaad aragto, waa bi'iso naagood.
  • Caano Jiilaal canba canbid.
  • Caano yar iyo ciidan yarba marka la waayo ayaa la tebaa.
  • Caasigaa iridkaaga ma mooga, baarri dadow dad kuuma noqdo.