site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay.
  • Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa walaalkaa).
  • Calafkaa, nin ku rabaa baa haya.
  • Caleen qudhac calool geel ma buuxiso.
  • Cali noolba wax sii.
  • Calool adayg waa Alle wehelkiis.
  • Calool rag waa webi xagaa.
  • Canaan ka yaab ceesaan ma doojo(waa lagu canaanan dantaada looma seego).
  • Canaan ka yaab reer ma doojo.
  • Canbe laf baa ku jirta.