site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Dacawo duul-duul badan af libaaxeey dalaq dhahdaa.
  • Dad iyo weel godanba waa la badsadaa (weelka godan biyahaa ku urura).
  • Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hanfiyaan.
  • Dad wax yar tare ma ahee, wax ma tare ma leh.
  • Dad waxaa yqaan nin tuugay iyo nin u taliyey.
  • Dadku hadalkay isku afgartaan xooluhuna urta.
  • Dadqal looma gurguurto.
  • Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta.
  • Dal aqoon la'aan waa la habaabaa, dad aqoon la'aana waa la qadaa.
  • Daleel marow maradiis geed ma daarow.