HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Aburku intaanu kugu tufin, baa lagu tufaa.
- Abuur iyo waano abuur baa horreysey.
- Adduun i khatal.
- Adduunyo ka kabo li'id, aakhirana u salaad li'id.
- Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo.
- Adhi magantii ma barriiyo.
- Adhi shidho laga daayo.
- Adhi-jiri ma kala abaal weydo.
- Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.
- Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari.